"Khaladka iyo caydana waxaa ku horreeyey Hommer, hase yeeshee waxaad waano ugu dhaqaaqday X-plosive.."
Sababta aan sidaa u sameeyay; waxay ila muuqatay mid inuu midka kale ka weyn yahay ama ka caqli badan yahay, marka, waanada waxaan ugu hormariyay kan ila muuqday inuu waano qaadanayo, si uu kan kale ku daysho. Nasiib daro, labadoodu waxba isma dhaamaan. Marka, arintu waa sidaas, ee ma aha laba qof khaldan oo aan midkood gar siiyay.

"Do i have this big amount of 'Influence'???"
Madam Basra-, it seems whatever or whoever you touch becomes golden.
