War labadii sheydaan baa isku kaliyeystay maanta. War maxaa haysaan oon ka ahayn waraysigiina qaabka daran leh
Foolka Xaaji
Ma maqashay sheekadii ninkii Eelaayga ahaa ee intuu naagta guursaday, ka xishooday inuu wax weydiisto ee markii dambe la soo baxay xeelad khatar ah oo naagtii ku yidhi:
Iisho, ma la socotaa markii aan isu tagnaba inuu shedaan dhimanayo?
Markaasay Iisho tidhi "Maya"
Markaasuu yidhi "Haddaba la soco, oo kaalay aan sheydaan dilnee"
Waxay u noqotay like a code "Kaalay sheydaan baan dileynaaye"
Ayaantii ayuu tabar dhigay, islaantii ayaa intay is hayn weyday ku tidhi "Caliyow, kaalay sheydaan baan dileynaaye"
Intuu dhinaca kale isu rogay buu yidhi "Sheydaan oo Sayidinaa Cali seeftiisa ku kari waayay maan anigu guskeyga ku karaa, naa iga tag ha i wareerinine"