Postby COOL-MAN » Thu Jun 29, 2006 9:37 am
[quote="foolxume2005"]^^ waryaa I thought inaad tol ahayd, ee odayga iga qabo[/quote]
Ma ninka adeerkiis meeshu gogosha dhigtay kadaba dhigtay ayan tol unoqon karaa! war nadhaf ardaal yohow ardaalka dhalay! inagu waxaas foolxuman unaqaanaa, adigu lakin awalba foolxumad iska eheyd. wax isu fali meysid ee iska daba orod sodogtaa kambuli weligaaba!