Foolka,
Walaahay waad ka jaftay golaha boodhkii....

Maaweeladiina waad heshay....
Bal soo daa waxa aad isla hayso

100kii halaad iyo baarqabkii ma haysaa?
Teeda labaad, ninkan Luggooyo ah ee aad dusha iga saartey, sheeg waxa aad kaga fiican tahay ee aan kaaga doorto ee aan ka ahayn inuu isagu iminka u jeedo dhinacaa iyo The Lady...
Xoogsade,
Gabdhahan meesha kuugu xareysan ee aad nin walba siineydsid, anana wax naga sii, inleyn wiilal baa nala dhashay eh
