After they were stripped of their warlordship and humiliated by the UIC, Yalaxow blamed his downfall on Qanyare who he accused of collaborating with the sinister objectives of the Americans;
They met in the superbs of a small village called Masagowaa (sounds like some Bantu village)
Yalaxow: Aryaa Qanyare, xaad noo hodday, qandho fil darane?
Qanyare: Seen kuu hoday?
Yalaxow: Xaad noo tiri Iljeexaan badiifka ka dheigeynaa?
Qanyare: Walax sahlanaan u qabay
Yalaxow: Ya xaa tiri? Walax sahlanaan u qabay aa? Aryaa ma adaan Iljeex aqoonin?
Qanyare: Iljeex waa aqaanaye Americaa i tiri unukaa idinkula jurno?
Yalaxow: Iljeex waa ogtahay ishooda mudac ma karee, xaad quraanyada noogu kicisay, qaraw ha ku dilee?
Qanyare: Aryaa habaarka igala aal hog ku dhac kuma dhihiye
Yalaxow: Xaanan kuu habaarin, Iljeex oo muggeedii horaba la kari waayay aad uyukoo cimaamado wataan i tiri walxaan ka taraynaahe
Qanayre: Hee kuma lihiyoo American isku halleyahaaye
Yalaxow: Aryaa ma ogidoo nin la kasaayo, oo ciidan leh oo shan isbaaro u taal oo sharaf leh inaan ahaay?
Qanyare: Haa
Yalaxow: Xaan hadda haayaa, iima jeedidoo inaan maha eri ku raacaayo?
Qanyare: (Laughing) haa
Yalaxow: YAH!!!! Waqaad Qanyarow qandho u dhimataa oo karood cille ku dilaa oo kabtaada kor loo gamaa



