Postby foolxume2005 » Fri Sep 22, 2006 6:10 pm
Ilaahay waxaa layiri marka lahoristaago waxuu oranayaa aaway kuwii aan aduunka ugu ceeb asturi jiray ee irsaaqadayda cunayay diidayna inay i caabudaan, markaasaa waxaa layiri cadaabtiii oo xarko lagu hahayo ayaa lagaa qab qabanayaa, ku ilaahay caabudi jirayna marka loo sheego inay janada galayaan waxaa layiri haday dhimasho jiri laheed farxad daraadeed bay dhinan lahaayeen, so anigu waxxan ka mid ahay dakuu ilaahay ceebtooda asturay irsaaqada fiicana siiyaya so I will be stupid or dhaadhaan hadaan ilaahay umahadnaqi waayo. that's why I say alhamdulilah 100 times a day markaan arko noloshaan ku jiro iyo how some of my close family and friends that we grew up together ay ugu rafaadsanyihiin africa, who am I ?
This Ramadan I will take full andvantage insha alah.