Postby Galol » Sat Sep 23, 2006 8:03 am
Beenaale
War ma waxaad 80% oo basharka dunida ku nool ayuu ilaahay dab ku shidayaa? War maxaad illahay u caaeyesaa ilaah waa sidaa wax yeeli maayee. Ma islammo iyo odayaal, ee haween iyo hooyooyin ayuu karkarinayaa sababtu waxa weeye exercise yar oo carbeed baanay sameyn ama koob shaahay subax kudhufteen?