ICU Dislodged from Bandiirleey, Gen. Qeybdiid Returns

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

ICU Dislodged from Bandiirleey, Gen. Qeybdiid Returns

Post by AbdiWahab252 »

Ciidamada Maxkamadaha oo weerar Gaadmo ah ku qaaday saakay aroornimadii Ciidamada Col Cabdi Xasan Cawaale ayaa kala kulmay iska caabin xoogan.



Hobyonet. Muqdisho. Axad,Nav 12,2006



Dagaalka ay maxkamadaha ku qaadeen magaalada bandiiradleey ayaa ahaa mid gaadmo ah kadib markii ay ku beegneed xiliga salaada subax inta badan dadka ay u taagnaayeen Tukashada salaada.


Ciidamada Col Cabdi Xasan Cawaale ayaa dib u gurasho ka sameeyay dagaalka kadib iyaga oo adeegsanayo xeelad dagaal waxa ayna gurmad fara badan ay ka heleen dadka deegaanka ku dhaqan & Ciidamada Puntland.


Mar aan la xiriirnay Taliyaha Ciidamada ee jiida hore ayuu noo xaqiijiyay in ay dib ula wareegeen deegano badan oo ay ku jirto bandiiradleey,Sadax higlo & Dagaari wuxuuna intaas ku daray in si fiican la isugu barqaystay dagaalkuna uu kusii sikanayo Galinsoor.



Magaalooyinka Galinsoor & Cadaado ayaa la isaga qaxay iyada oo ay bilaabatay in ciidamada maxaakiimta qaarkood ay dib ugu gurteen magaalada Dhuusa mareeb.



Sidoo kale mid kamid Culumada Gobalka Mudug ayaa ku dhuwaaqay Jihaad isaga oo intaas ku duray in ay yihiin dad horar ah isla markaasna dhiiga shaqsiyaadkaas uu banaan yahay qofkii is difaacayana oo dagaalka ku dhintaana uu yahay ehlu jano.

Mustafa Maxmed
Wariye Madaxbaan
Gal-Mudug State
Somali

-------------------------------------------------

Ciidmadii Daacada u ahaa Cabdi Cawaale Qaybdiid ayaa markale degaanka bandiiradleey Gacanta ku dhigay, iyaga oo 18 tikniko ahna ka qabsay Maleeshiyaadka Maxaakimiinta iyo Maxaabiis lagu sheegay inay kor u dhaafeen 80 oo u badnaa Dadka loo yaqaano Oromada.

Maleeshiyaadkaan Maxaakimiinta ayaa saaka lagu sheegay inuu hogaaminaayay ninka lagu magacaabo Aadan Xaashi Cayroow, waxaana warar aan lahubin o kala duwan ay sheegayaan in ay Gacanta ku dhigeen Ciidankii Cabdi Cawaale Qaybdiid Mr Cayroow, marna waxaa la sheegayaa in uu dhaawac ku noqday dagaalkii saaka.

Saraakiisha aaga hore ee dagaalka hogaaminaysa oo aan goordhawayd khatka taleefoonka kula xiriirnay ayaa inoo sheegay in dagaalkaanu uu ahaa mid laga soo abaabulay magaalada Muqdisho, iyada oo ay maleeshiyaadka maxaakimiintu ay dagaalkaan ku soo galeen 150 gaadiidka loo yaqaano tiknikada.

Maleeshiyaadka maxaakimiinta ayaa la sheegay inay kala firxadeen oo ay jaanta rogteen, waxaana saraakiishaan Jiida hore ee Ciidanka Cabdi Cawaale Qaybdiid Hogaaminaysa ay inoo sheegeen inaysan ka hari doonaan ilaa iyo inta ay soo xabaalayaan godadka ay ka soo dulaan iyo ilaa iyo Gobolka Hiiraan.

Dagaalka saaka dhacay ayay saraakiishaani noogu macneeyeen in uu u jeedadiisu ahaa Gobolada Koonfurta soomaaliya oo roob badani ka daÂ’ay, iyada oo aan cid duulaan iyo dagaal qaadi kartaa aysan jirin ayay Midowga Maxaakimiintu waxay goÂ’aansadeen in dhinacaan aan roobku ka diÂ’in oo aan dhooblayda ahayn ay weerar duulaan ah ku qaadaan si ay gacantooda u gasho.

Idamaale News
User avatar
LionHeart-112
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17794
Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
Location: Not yet determined

Post by LionHeart-112 »

still making fake news? lol...

ICU aint going nowhere
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Post by DawladSade »

idamaale Laughing Laughing Laughing Laughing


and what's with the "General", since when did he became a "General"? Laughing Laughing Laughing


and where is Caato? has thou forsaken his people? Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Post by AbdiWahab252 »

Dowlo.... He was promoted by the Fmr. Security Minister, Qanyare.

Caato is wanted dead or alive. He is a traitor and the mere mention of his name in Galmudug will get you killed
User avatar
Ashlee~
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5989
Joined: Thu Jul 06, 2006 5:39 pm
Location: Hogtown
Contact:

Post by Ashlee~ »

Death to Cato and ICU!!!!!!!!
User avatar
LionHeart-112
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17794
Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
Location: Not yet determined

Post by LionHeart-112 »

[quote="Ashlee~"]Death to Cato and ICU!!!!!!!![/quote]


I'd say death to mareeexaan but what's the point? U have been dead for 15 years..looool. Laughing Wink Laughing Laughing
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Post by Sakhraan »

Death to Somalis Rolling Eyes Rolling Eyes

SAKHRAAN,SEEKER OF TRUTH & JUSTICE
User avatar
Ashlee~
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5989
Joined: Thu Jul 06, 2006 5:39 pm
Location: Hogtown
Contact:

Post by Ashlee~ »

Mareexaan dont die we multiply.........................unlike your idoor mahe dir suking xabashi balls dry from left to right Laughing
User avatar
LionHeart-112
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17794
Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
Location: Not yet determined

Post by LionHeart-112 »

[quote="Sakhraan"]Death to Somalis Rolling Eyes Rolling Eyes

SAKHRAAN,SEEKER OF TRUTH & JUSTICE[/quote]



death to the who.re who gave birth to you. Laughing Laughing Laughing
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Post by Sakhraan »

Hibaaqeeeeeee,,,,,,,,,,,,,I still love u Rolling Eyes Rolling Eyes

SAKHRAAN,SEEKER OF TRUTH & JUSTICE
smooth
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3947
Joined: Tue Jan 20, 2004 7:00 pm
Location: London

Post by smooth »

Traitor

I wonder where your stance is after Success? is it back to IsBaaro era?

You calling Caato traitor is like Roadrunner barre Reclaiming Kismaayo Laughing
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Post by AbdiWahab252 »

smooth, I am not Hawiye buddy but a Sacad Siciid.

So how can I betray the Hutu if I ain't one.
smooth
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3947
Joined: Tue Jan 20, 2004 7:00 pm
Location: London

Post by smooth »

Laughing Laughing

Everyday its a new Argument with u
Nolol cusub
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1231
Joined: Wed Jul 23, 2003 7:00 pm
Location: Waryaa Revolution

Post by Nolol cusub »

Sacads should be prepared for a long war. The first step getting ready for gorrilla war.



The wrong strategy



Why conventional battle when you are dealing an enemy four times as large as you. WHAT HAPPENED TO LAND MINES!


A quick and all-battle is their advantage. Small, mobile forces, with supportive population and long gorrilla movement is our advantage.

NC
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Post by highclass »

Are Puntland trying to Use Cabdi Qaybdid to fight ICU? this shit has to stop.

Idamaale News - AbdiWahab what are you doing on this website? Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”