Qof ku ag taagan maa block saari kartaa? Of course, no is the answer. MSNka, qofkii afka kula soo galo, DHAAAAAAAAAC, block baad saari, DELETE'na waad u daba marini. Walle I love this American technology. I wish life was as easy as the MSN.. Shit foqal shit.
Waryaada, you know who you are, is diyaarsha, suunka xirta waaridkiin wasee, meeshoo dhan baan idinka sifeenaa.




