[quote="kambuli"]Abdi,
Why do you remind me of someone
Dhega,
Mar haddaan Ilaahay la cayeen ma boring-baa walaal?[/quote]
Mayee walaal in ILAAHAY la caayaa waa xag daro wax caayana ma jeclii..maxaad halkaa ugala caratay adigu wali ma sidii baad sansetive u tahay?
No aflagaaddo, no qabiil bashing ...intaasuunbaan ka hadlaayay!