Postby X.Playa » Fri Jan 05, 2007 9:01 pm
Siur Logooyo,
Ma hadaad dareentay habartan Kuumba Kuutali, waar habartaan wax ka munaafaqasan ilaahay ma abuurin, ilmada yaxaas-ley weeye, siday Hoogay iyo B'ayeey somaaliyeey u leeday, ayuun baad arkaysaa ayadoo googaradiiba u faydatay Daaroodnimo oo miyir l'aba.
Weligaa arki maysid ayadoo qabiilkeeda runta ka sheegaysa, ma aha Majeerteen ee waa Daaroodka waqooyi , ama waa Warsangali ama waa kuwii Dig Digt iyo Daraawiish sheegan jiray ee kaadida Ina Cabdulae Xasan cabi jiray.
waa naagta ugu munaafaqada badan somalinet, waxay kaga dartay markay qaraxado ayay Ilaahay iyo Diin ama naagnimadeeda ku gabataa, waaa Ebola Virus.. habartaas Kuunta Kuutali.