Postby XidigtaJSL » Thu Jan 18, 2007 7:22 pm
Stop it. Somaliland is not Isaaqland as many haters brand it, there is Gudabiirsi, Isak, Wersangali, Ciise and Dhulbahante who all support Somaliland. Of course here and there you would see a hateful ignorant who only sees Somaliland as an Isaaq state, this would be right if the head of the state was Isaaq. To discredit this claim Dahir Riyale who is Gudabiirsi was chosen over Axmed Silaaanyo former chairman of SNM in a free election by the Somaliland people, where Isaaq is the majority. The few Hartilanders can cry all they want, Somaliland is here to stay, they will come around, sooner or later
Banaanbixii Buuhoodle iyo Laascaanood :
Banaanbax si qarsoon loo soo abaabulay haseyeeshee markii danbe isu bedelay mid la mid ah kuwii ka dhacay dhamaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland ee lagu xoojinayey Qaranimada iyo gooni isu taaga somaliland ayaa ka dhacay Degmooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle.
Banaanbaxan oo ay soo abaabuleen maamulka waxgaradka, iyo bulsho weynta ku dhaqan degmooyinkaas ayaa waxa uu ka dambeeyay isla markaana uu taageero buuxda siinayey banaanbaxyo ka dhacay dhamaanba magaaloyinka Somaliland oo lagu diidanaa sheegashada ay sheeganayso Somaliland Dowlad ku sheega Somalia.
Dadkii banaanbaxa ka qeyb galay ee magaalooyinkan Laascaanood iyo Buuhoodle ayaa si weyn usoo dhaweeyay Mawqifka Somaliland., iyagoo sheegay inay marnaba ogolaan doonin in Somalia ay dib ula midoobaan isla mar ahaantaana ay ku dadaalayaan siday u xoojin lahaayeen Gooni isu taaga iyo qaranimada somaliland kana qayb qaadan doonaan Difaaca iyo ka hortago wixii isku daya inay ka horyimaadaan danta shacabka somaliland.
Banaanbaxan kadhacay Buuhoodle iyo Laascaanood ayaa si nabad ah kusoo geba geboobay iyadoo kumanaan qof oo faraxsan lulayana calanka somaliland ay socod ku so wada mereen wadooyinka waawayn ee magaalooyinkaas.
Si kastaba ha ahaatee, banaanbaxan ayaa fajac iyo lama filaan ku noqday maamulka majeerteeniya oo mudaba sheegan jiray inay ka mid yihiin degmooyinkani waxa uu ugu yeedho Puntland laakiinse ah BUGLAN ama dhul aan jirin oo waxaba kama jiraan ah.
Embassy.