Postby Samatr » Sat Jan 20, 2007 1:30 pm
X.Playa
Hooyo kuris ma'ihii, waxaan la yaabsanahay dadka dagaal doonaya ma'aha kuwa Sool/Sanaag/Togdheer degan waa Isaaqa degan Waqooyi Galbeed, iyaga dagaalka ma dareemi doonaan, dadka kuu dhimanaya dagaalka waa anaga uun Inaadeer. Kundille hadal uun buu hayaa, sida Ina Waraabe maalina leh Banuu Haashim baanu nahay maalinta dhambena leh Hawiye isla Irir baanu nahay, dadkaas baa dagaal doonaya. Ciidamadan la sheegaya waa ciidan isku sheeg, haduu maanta dagaal ka dhaco Burco HY/HJ baa dagalamaya iyagaana dareemaya dagaalka. Hargeysa ka kuu qaylaya dhan iyo muraad kama lahaa, Soomaaliland baan ictiraafsanahay buu qaadi uun.
Dafle iyo kuwa la mid ah, waa eey in la gawraco na wey istaahilaan. Inkastoo aanu uu nahay abtigood, waxyaabaha qarkood looma dhul qaadan karo, hadaa xabad madaxa lagaa saaro aniga dhan iyo muraad kama lihi. Kuwaas oo kale dad ma'aha, eey bey la simanyihiin.