[quote="Samatr"][quote="XidigtaJSL"]Dhiigii Daaroodkaa ka tan badiyey abti ee ha la yaabin[/quote]
Sidaa abaaha oo kale eey madax kaluunka dhaleen. Weli ma kuu faraxsantahay sida loo galay Suldaan Cismaan.

[/quote]
Reer bah ayeydeey waa reer magaal ah taana waxaa u sabab ah kaluunkay aad u badsadaan, waa nimanka Daaroodka uugu ilbaxsan ee ha moodin kuwan ku dhalay ee dhawaan dharkaba xidhay waxaan maqli jiray Dhulska qaar ka mid ah qofka surwaal xidha waxay u yaqaanaan gaal
Suldaan Cismaan baad sheegtaye waa la xidhayaa anyone who tries to create unrest in Somaliland, he learned his lesson well oo waakan aamusay, rag badan oo HY ayaa ka cadhooday hadaladiisa oo la hadlay jooji waxanaad wado adeer hadii kale shaqaa lagaa qaban HY dhexdeeda