[quote="kambuli"]Liqaaye,
Af jooga looma adeego...
And stop isku dirka... Last time I checked Qaybdiid, Caydiid, Salaad Jeele, Geeddii and the rest were not Daarood..[/quote]
Inaabto isku dir meesha ma joogte, intaas oo jeer iyaan la yaabay miskiinka la so booda ardhi cadeeye this and that, isago dib muu iso eego, arko dadkiisi weeye kuwa maalin kasta lagu dilo oo kufsado xamare, afartan xoolo aad meesha ii tirisay ee hoyoodod Tigregu Kufsado waxba aa ii sheegin inaabti......




