Hannah,
Hannah Cadday,
Hadal aanan hubin inaan qoro inta badan waan iska ilaaliyaa, haddii aan qorana(Inleyn bani aadam ayaan ahoo waan khaldami karaayee) kama xishoodo inaan qirto khaladka..
Galol waa nin aad u qabyaalad badan... OO qoraalo badan ku caaya qabaa'il Somaaliyeed...Inleyn si kale kuma caddayn karno oo shaqo intaynu u wada doonanay qaar qabyaalad kuma siine...Keliya walaal waxaynu xukumeynaa waxa uu qoro iyana waa tiro badan tahay....Tusaalena waan kaa siin karaa...
BTW mid baa i leh berri iyo maanta, ee ha moodin inaan iska seexday..
Lafo Walaal,
La iskuma hayo aqoon adduun inuu leeyahay, laakiin inta aan kuu sheegey midna been kama aha, Naagta la yidhaahdo " Ayan Hersi waxa ay ku hadasho wax ka xun oo ka daran ayuu soo qoraa" Markaa ma qabiil datreed ayaan hoosta u gashanaa?
Ta labaad, walaal qofka laguma xukumo keliya inuusan aflgaadayn qabiilka aad kasoo jeeddo, waxaa lagu xukumaa sida uu ula dhaqmo qabaa'ilka kale ee Somaaliyeed... Iyana walaal 24/7 wuu caayaa oo si aan xaqdhowr iyo xurmo midna lahayn ayuu u aflagaadeeyaa, intuu marba magac soo qaadto...
Ta keliya ee inaga inoo furan waxaa weeye inaan u duceyno in Ilaahay uu soo hadeeyo... Diinta iyo jidka toosan kusoo hadeeyo, ka modoobeeyo nacaybka Somaalida qaar...Ka modoobeeyo dab afuufnimada etc...