Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ma Ogtahay...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Ma Ogtahay...

Postby kambuli » Fri Mar 16, 2007 2:13 pm

Curyaankaba Caga looma waayine,
Caynkaa wax loo yidhii,
Kuwo cararayee ladan,
Haku cibro qaataan Sad Sad Sad Sad

Nin curyaan ah oo ku socda laba qori oo nala shaqeeya ayaa kol dhoweyd ku dhacay dhulka, hahay caloosha I wareegtey...Hoy jooga oo Ilaahay xusuusta caafimaadka uu idin siiyey oo wax wanaagsan ku qabta cafimaadkaas....Alla Hooyoy...Hoy jooga oo fitnadda joojiya...

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Ma Ogtahay...

Postby LiQaaye_TDH » Fri Mar 16, 2007 2:19 pm

i thought you was gonna say..

Ma Ogtahay daraaded
Riyo inaan ku daalo
Aan badweeyn dabaasho,
Ka baafiyay daruuraha...... Cool

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Ma Ogtahay...

Postby XidigtaJSL » Fri Mar 16, 2007 2:30 pm

http://youtube.com/watch?v=XTb2OE_QaIQ

Faqash wey tageysaay
Sii tukhaan tukhiyaay

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Ma Ogtahay...

Postby LiQaaye_TDH » Fri Mar 16, 2007 2:36 pm

SNMti ma Kuwa lugaynaya?

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Ma Ogtahay...

Postby DawladSade » Fri Mar 16, 2007 2:37 pm

xiddigta hablahaas xunoo oromada u eg iyo nimaankaa black panther african american rejects u eeg maxaad forumka uga dabo wadaa...jileec yar markii laydin tuso wakaa waad cirkaad ku duushiin...war fourmka ha inaga wasaqeen and stop living in the past.

majeerteen were probably videotapping that retarded desert show, awalba iyagaa dabo idin ka juqeynaye radio kulmis xitaa codeskiinu ka dirsan jirteen Arrow

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Ma Ogtahay...

Postby kambuli » Fri Mar 16, 2007 2:43 pm

Cajiib...Haddii aan ka hadlay, curyaan Alle iyo cabsadii I xusuusiyey maxaa inoo keeney Faqash iwm? Wallee waxaa qalbigeyga kusoo dhacday...

Inakstoo loo baaqoo, oo loo sheego barwaaqo,
Dad bay meeli bugtaa, bugtaa Laughing Laughing Laughing

Xiddigta walaal meel baa ku bugtee, Ilaahay haku caafiyo... Sad

Ilaahay maad ka baqdid maxaad iiga fadarayn topic-ga? Allaah baan rabay in la isku xusuusiyo iyo nimcada uu ina siiyee sidee wax kaa noqdeen?

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Ma Ogtahay...

Postby DawladSade » Fri Mar 16, 2007 2:45 pm

kambuli weli waan yaabanahay sababtuu waxaas ku keeney, topicakaadu miyey qusaysay bal????

from now on ninkii Kambuli afka ku taago, anigu igu taagay

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Ma Ogtahay...

Postby kambuli » Fri Mar 16, 2007 2:48 pm

Dawlad,

Thanks bro. Walaahay waan yaabay...Curyaankaa kufey ee ay calooshu ila xanuuntey, bal xaggay Faqash kasoo gashay....Ma ogtahay dadka qaarbaa iska buka abidkood oo aan bogsan... Xiddigtu waa ka mid...ee usoo ducee adna Laughing Laughing

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Ma Ogtahay...

Postby XidigtaJSL » Fri Mar 16, 2007 2:48 pm

Heestaasi waa heesihii faqashta, aniga meeli ima bugtee adiga xagan baase ku ololaysa waa xagee ilayn waadigan Somaliland iyo Isaq hoosta ka juqa juqaynaye habeen iyo maalinba, don't think you smarter than all of us, Somalinimo ha ku hoos gaban adigu dano gaar ah wata

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Ma Ogtahay...

Postby kambuli » Fri Mar 16, 2007 2:53 pm

Xiddigta,

Ma waxaad ahayd kuwii wax gocan jirey?

Haddii aan meel kale wax kaga sheegey dadkaa aad ka hadashaday waxay ahayd inaad kaga jawaabto meeshaa walaal....

Laakiin hadda yaa ka hadlay Somaalinimo iwm...Curyaan ayaa laga hadlay kufey iyo inaan Ilaahay u mahadcelino oo wixii fitma ahna iska ilaalino...

Xaggee ayey Somaliland iyo Isaaq kasoo galeen? Ma curyaankaa ah Isaaq? Cajiib... Yaa Ilaahay yaqaan... Confused

Isku xishood oo isla yaab... OO meesha ku bugta haku bogsato walaal...

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Ma Ogtahay...

Postby DawladSade » Fri Mar 16, 2007 2:55 pm

Far iyo meel bugtaa is og, Kambuli cuqdad sinaba aan caadi ahayn baa lagaa qaadaye bal xoogaa vacation ka qaado amaba ha qaadan waa siday rabaane. waa la yaab dhaqanka ragaan, war soomaali marbay rag lahayde meeyeen ragaas, waxaan waa bilaa xushmad, dhaqan iyo raganimo..xiniinyahaa laga wada jaray allaa i oge

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Ma Ogtahay...

Postby kambuli » Fri Mar 16, 2007 2:59 pm

Dawlad, quote " Far iyo meel bugtaa is og"

Wax walba ka yaab Shocked

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Ma Ogtahay...

Postby LiQaaye_TDH » Fri Mar 16, 2007 3:06 pm

Meel iya ku bugta markad sheekada idinku ku si camiraysan, xagaad ku maqantahin, walle anigu isle kambuuli sheekada wey rogeysa oo halki iyay ka wadi, iyay ku so marmarsootay isaaq iyo somaliland meel iya bugta oo cuqdad iya haysa...waxa iska dhaaf, bedel discussionka....

Dadka Curyaanint ah waan ka naxa wale markan meelaha ku arko, iyo Dadka waalan ee maskaxda ka yar jiran....

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Ma Ogtahay...

Postby kambuli » Fri Mar 16, 2007 3:19 pm

Liqaaye,

With all honesty how old are you? Did you read everything from the beginning? Is that how fair you can be?

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Ma Ogtahay...

Postby LiQaaye_TDH » Fri Mar 16, 2007 4:54 pm

shekadaasi tagtaye, discussionkaga iska wado....


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 38 guests