Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Dagaalo xoogan oo ka qarxay degmada Cadaado

Somali government affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Dagaalo xoogan oo ka qarxay degmada Cadaado

Postby Hiiraan boy » Thu Mar 22, 2007 1:52 am

Mogadishu 22, March.07 ( Sh.M.Network) Hal qof ayaa ku nafwaayay tiro 3 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray, Dagaal culus oo saakay ka qarxay degmada Cadaado ee gobolka G/gaduud ee bartamaha Somalia, iyadoo dagaalkaasi uu u dhaxeeyo dadka deegaanka iyo maleeshiyaad reer Puntland ah.

Dagaalkaan oo saakay ka bilowday gudaha magaalada Cadaado ayaa saacado ka dib waxaa la iskula baxay meel duleedka kaga beegan magaalada, iyadoo sida la sheegay ay jiraan qasaarooyin badan oo wali aan si rasmi ah loo sheegi karin.

Sida uu ku soo waramay Wariye Qase oo ah saxafi madax banaan oo ku sugan magaalada Cadaado, dagaalka ayaa ah mid aad u xoogan, iyadoo dhawaqa rasaasta oo markii hore laga maqlyay gudaha magaalada ay ka duruqday.

Warar ayaa waxa ay sheegayaan in hal baabuur oo kuwa dagaalka ah laga gubay ciidamadii Puntland inkastoo aan la xaqiijin.

Dagaalkaan ayaa la xiriira dagaalo caasimadda Somalia ku dhex maraya ciidamo ka tirsan dowladda iyo kooxo ka soo horjeeda.

Si kastaba ha ahaatee waxaa laga cabsi qabaa in dagaaladaan ay saameeyaan deegaano kale oo ku yaala gobolada dhexe ee Somalia.

Shabelle Media Network Somalia
E-mail us: info@shabelle.net

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somali Government”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest