BREKING NEWS
In ka badan 134 dagaalyahan oo qaran diid ah oo maanta la dhigay xabsiyada dowladda ee Mqudisho.
Iyadoo ay muuqato in awoodii dagaal ee kooxaha qaran diidka Muqdisho ay soo dhamaanayso ayaa maanta ciidnaka xoogga dalka Soomaliyeed waxaa ay xabsiga dhigeen 135 dagaalyahan.
Iyadoo ay muuqato in awoodii dagaal ee kooxaha qaran diidka Muqdisho ay soo dhamaanayso ayaa maanta ciidnaka xoogga dalka Soomaliyeed waxaa ay xabsiga dhigeen 135 dagaalyahan oo ka tirssanaa maliishiyooyinka kooxaha qaran diidka ee Muqdisho.
maliishiyooyinkan qaran diidka ah ayaa lagusoo qab qabtayhowlgallo baaxad leh oo ciidanka xoogga dalka Soomaliya iyokwua nabad ilaalinta Afrikaanku ay manta Muqdiosho ka bilaabeen gaar ahaana xaafadaha inta badan ay ay qaran diidku ku dhuumaaleysan jireen.
Maliishiyooyinka qarandiidka ah ee maanta la qab qabtay ayaa lagasoo kala qab qabtay aagagga Cali kamiin,Warshadda canaha,Miizaanka dhuxusha,Ex control Huruwaa iyo agagaarka IFka xalan.
Mar aan goor dhoweyt tagay isgoyska Cali Kamiin oo ka mida degaanada maanta laga saaray kooxaha qaran diidka ayan kusoomarkay 80 ruux oo qaran diid ah oo la isugukeenay goobta,oo kaddibna lagu ururiyay gaadiidka Waaradka loo yaqaan oo ciidanka xoofguwateen waxana loo qaaday xabsiyada dowaldda ee Muqdisho ku yaala qaarkood.
Maliihiyooyinkan ayaan la garanaynin sida ay dowladda federalka ka yeelidoonto,waxaase aansoo aragnay iyagoo madlunsan oo lagu sii gurayo gaadiid aywateen ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed.
http://www.carmooyin.com/News/modules.p ... e&sid=1051





