Postby new-york23 » Tue Apr 17, 2007 4:16 pm
war horta niman yahoow majerteen maxaad sida dumarks
u caytantaan?
marki horaba dhala shadinaa shaki ku jirtay..
Namiimnimo Majeerteen miyaan, wali ka niibkeenin
Ma nifaaqii oo buuxiyuu, xalayto nooleeyey
Naxliga iyo nuxuustii miyaa, naari soo kiciyey
Nasri miyuu ka sugu Eebahay saw, ma nici doono
Iyaga iyo Namruud saw Janadu, kama nijaasoobin
Nairobi iyo Xamar horraad, nag uga siiseene
Dhulbahantaa naflaha kuugu xigga, nabadse kaa waaye
Warsangalina nabarkaad barteen, nadigu iimeeye
Adduunkii nagaa idinka iyo, naagahaa rogaye
Nasabkiinu meel buu ahaa, nuridu waa iine
Nacallaa Majeerteen ku yaal, nolol ma haystaane