This bit made me crack up
Mararka qaar waxaan moodayay inaan saaranahay gaadiidka dadweynaha Muqdisho,maxaa yeelay rakaabka qaar ayaa taagnaa oo kuraasta ka buuxsantay,anigana hore uma arag diyaarad Istaag lagu raaco.
Then 2 hours later he feels the fresh Hargeisa breeze
Laba saac iyo labaatan daqiiqo ayay diyaarada na soo waday Muqdisho ilaa Hargeysa,runtii waxay ii ahayd markii iigu horeeysay ee aan socdaal ku imaado Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa,waxaana dareemay neecaaw qaboow markii aan ka soo degay Madaarka Hargeysa.