Postby DawladSade » Sat Apr 28, 2007 2:30 pm
[quote="smooth"]Marexaar boy
You of all people shouldn't even have a say, I'm commenting to set a few dumn xawaadle folks straight, it's xaraam not to correct the false-minded once amongst us, you as usual stay out of it, the limitations of your knowledge was exposed the moment u referenced back to the "ICU ERA"
You were the guy that once told us that Shabab=Marexaan[/quote]
Blah blah blah, dude SACAD was AGAINST the ICU AND did not participate in the Cayr+Duduble+Saleebaan fight against the Xabashi are you gonna deny that? maybe here and there sacad fought but SO DID ogaadeen?? and where did i ever say shabab was mareexaan cuz neither and i nor anyone else ever heard of that, back your nacnac up love don't foam at the mouth cuz the insignificant sacad had utuno towards cayr that prevented them for fighting for their kids and children even when salaad cali jeele was like "let kaartada caydiid run out, they will come beggin any second"
this was the ethiopians a while ago:
Saraakiisha Ciidamada Itoobiya oo Shuruud adag ku xiray Odayaasha Beelaha Ceyr, Saleebaan iyo Duduble inay soo gacan geliyaan Dhamaan Dhalinyaradii hogaaminaysay
Posted to the MOL April 13, 2007, 1:29 pm
Saraakiisha Ciiidamada Ethiopian-ka ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa shuruudo adag ku xiray odayaasha dhaqanka Beelaha Ceyr, Saleebaan iyo Duduble qorshaha ay ku doonayaan in la kala qaado ciidanka ka dib dagaalkii dhawaan ka dhacay.
Warar si hoose ay u heshay Shabakadda Mudugonline.com ayaa sheegaya in shuruudahaasi ay ku gacan seyreen odayaasha Hawiye isla markaana arrinkaasi dartiis uu wadahadalka halis ugu jiro inuu bur buro.
Saraakiisha Ciidamada Ethiopian-ka waxaa ay sheegeen in ay ogol yihiin in ka bixitaanka goobihii ay yimaadeen hadii 3 shardi ay kasoo baxayaan odayaasha dhaqanka ee Beelaha Ceyr, Saleebaan iyo Duduble,waxaana ay kala yihiin:-
1-In ay soo dhiibaan dhamaan saraakiishii hogaamineysay dagaaladii dhawaan ka dhacay Muqdisho oo ay Ethiopia sheegtay in ay ahaayeen kuwo taabacsan Maxaakimta.
2-In ciidamada dowladda FS loo fasaxo dhamaan degmooyinka kala duwan ee Muqdisho in ay ka howlgalaan isla markaana ay sameeyaan howlgallo ay ku sugayan amaanka magaalada.
3-In odayaasha beesha Hawiye ay kamid ah noqdaan qeybaka beeshooda ku matalaya shirka dib u heshiisiinta isla markaana ay joojiyaan hurinta Colaadaha ay ka wadaan Caasimadda Somaliya.
Shuruudahaasu ayey soo bandhigeen saraakisha Ciidamada dowladda Ethiopia waxaana la sheegay in ay ku gacan seyreeyn odayaasha dhaqanka isla markaana ay ku ballameen labada dhinac in ay kulan kale ka yeeshaan.
Mudugonline.com
nacnacda nalaga tag nacasyaho, sacad is the weakest link!