Postby guhad122 » Sat Apr 28, 2007 8:45 pm
Ilka-Yarkaa ceeb mahadaad ogaatay.
Let me tell you something kid:
1. Waxaan Muslinimo kuwaayo, Ogaadeenimo kuheli maayo
2. Waxaan Soomalinimo kuwaayo, Ogaadeenimo kuheli maayo
3. Waxaan qaranimo and xoriyad kuwaayo gumaysi iyo Itoobiya ku heli maayo
Laakiin you and your likes are obssessed with qabiil...