Postby AbdiWahab252 » Wed May 02, 2007 1:41 pm
Cabdulaahi Yuusuf oo odayaasha reer Mahad ka dalbadey gabdho la siiyo saraakiisha ciidamada Itoobiyaanka ee Muqdisho ka dagaalamaysa.
Muqdisho, May 02, 2007 (HawiyeNews.com) — Dhiigyacabka Cabdulaahi Yuusuf yeey ayaa xiriir telefoon oo la sameeyey odayaal ka soo jeeda qabiilka uu ka dhashay ayaa wuxuu ka codsadey in diyaarada Galad Airline loo soo saaro shan gabdhood oo la siiyo saraakiisha horkacaysa ciidamada saqiiro leyska ah ee itoobiya ee dagaalka ka wada magaalada muqdisho.
Xiriirkaasi telefoon ayaa cabdulaahi yuusuf yeey wuxuu odayaasha la sameeyey maalinimadii isniinta laakin hadalka cabdulaahi yuusuf ee ah in gabdho soomaaliyeed la siyo gaalada itoobiya ayaa waxaa si adag ugu gacan saysey qaar ka mid ah odayaashii kulankaasi fadhiyey iyagoo sheegay in cabdulaahi yuusuf siduu u socdey uu dalbadey gabdho la siyo abaal marin ahaan saraakiisha khaansiirka cunta ee ciidamada Tigreega.
“Ilaahay baan idinku dhaarshay'e isoo dhiiba shan gabdhood oo aan siiyo saraakiisha sharafta leh ee dagaalka ku jabiyey Hawiye futo madoobe ogaadana wixii naga raacay Otaanga iyo xeryihii kale ee qaxootiga orodka aan ku galney waxaa sharaftaas noo soo celiyey walaalahayo Tigreega oo uu ugu horeyo Milis Zinaawi hadii uu iga aqbli lahaa isaga shanta gabdhood isaga ayaan wada siin lahaa laakin ma aqaan si aan ugu sheego oo waan kabaqayaa ee ii soo dadajiya gabdhahaasi†ayuu ku cataabay cabdulaahi yuusuf yeey.