site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Is barasho

SomaliNet Forum (Archive): Guul! - Somali Success Stories & Anecdotes: Is barasho
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 22, 2000 - 03:44 am
waxaan rabaa inaan barto gabadho soomaaliyeed oowax baranayaama bartay.waxaan ahay gabadh soomaaliyeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 30, 2000 - 08:25 am
waxaan rabaa gabar soomaaliyeed oo wax baratya diintana taqaan dhib malaha gabar iyo gabar la'aan rayigeyga waa sidaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amo

Wednesday, December 06, 2000 - 01:37 pm
Hi to all Somali glz!
Am 33yrz, gratuate in IT+ English language and i have a good job. I think that am finished with the career but i feel im incomplete yet,so im looking for a somali girl for marriage who has at least secondry school education,25-30yrs old,good muslim and free from clan thinkings.
Are you intrested, so drop a short message to the e-mail below: aile70@spray.se
Thanx all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xabiib

Wednesday, December 13, 2000 - 11:20 am
waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo ku nool dalka mareykanka waxaan rabaa gabar soomaaliyeed oo suni ah oo da'deeduna u dhaxeyso 18-21-sano tii ka hesho baafintaan haa iigu reebto cinwaankeeda halka leyska helo oo ah bogan,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

alia

Friday, January 12, 2001 - 01:19 am
wz up bro..u said u r looking 4 a girl who is somalian well i am interested in u.But unfortunatly i ain't 18-21.iam 17 who is going 2 be 18.so if u r interested write back.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hamze

Sunday, January 21, 2001 - 09:08 am
Hey alia, am after a Somaligirl of yur age, so don't mind having crack at you!! I can provide you more than you would be proud of at age 80...said that with bit of confidence!!

Find out for yourself if yur majure enough!!
Plus may be am not as old as I write..or am I?

Cheers
HamzeN1@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saido

Thursday, January 25, 2001 - 11:23 pm
Asalamucalaykum every one both brathers and sisters.I am looking for both somaligirls and boys who have a good edacation about( saynis Iyo xisaab)
I live in DenMark.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullah

Friday, February 16, 2001 - 12:41 pm
I like both maths and science... i am no a proffesor but if you need any assistance then i'd be happy to try to solve some of your problems with you!!!

modeflux@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afrikaan

Thursday, March 29, 2001 - 09:37 pm
waxaad salaaman tihiin dhamantiin waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo dagan maraykanka TN nashville ilaa iyo hada waxaan la ahay gabar soomaali yeed oo irabta wax dhibaato ahna oo aan ku hayo gabadhaha soomaali yeed ma ay jiraan xoogaa waan madoobahay ilkahana way i jajaban yihiin magacaygana waxaa layiraahdaa <<AFRIKAAN>>hadii ay jirto gabar soomaaliyeed oo daacad ah ha ila soo xiriirto halkaan waad mahad san tihiin wasalamu calay kum wa raxmatulaahi wa barakaatuhu????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quman

Friday, March 30, 2001 - 09:45 am
Asalaamu calaykum dhamaantiin.Jawaabtan waxaa iska leh inanka afrkaan magaciisa ku sheegay walaal maxaa ku helay oo lagugu nacay armaad walaal qarinaysaa arimo kale oo jira aawadood mise waa intaa keliya,aboowe waxaas wax la la yaabo ma aha insha alaahu ilaahay ha kula garab qabto arimahaaga.Wasalaamu calaykum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.