Sunday, October 29, 2000 - 11:53 am WAXAAN MARAR BADAN IS WAYDIIYAA MACNAHA LABADA KALMADOOD EE AAN KOR KUSOO XUSAY OO ISAGA KAY QASMAY MARKA AAN ARKO SIDA SOMALIDA U ISTICMASHO IYO SIDA AY ILA TAHAY ,HADABA WALAALKA QAALIGA AHAW RA YIGAAGA OO AH MID CILMI KU DHISAN AMA MACQUUL AH MA IS DHAAFSANA ,WALIBA ANAGOON KA TAGAYN SHARAFTA IYO ASLUUBTA WAX ISWAYDIIN MUDAN MAHADA ILAAH AYAA ISKA LEH ,MUDNAANTANA ADIGA. SALAMU CALAYKUM .
Sunday, October 29, 2000 - 06:12 pm aqyaar waaku mahadsantahay sida wanaagaleh ee aad suaashaada u soo bandhigtay adoo muujinaya inaad tahay nin akhlaaq wanaagsan lagu barbaariyey
tan suaashaadana waxaan kaaleeyahay dhaqan diin maaha laakiin diinta waa lagu dhaqmi karaa wax la caadaystana waxaa ugu wanaagsan sunadii rasuulka [nnka]iyo quraanka ilaaha xaakimihi inoo soo dajiyey.