site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Daarood ma ku qancay dawlada c/qaasin iyo galayr

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Daarood ma ku qancay dawlada c/qaasin iyo galayr
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laqlaajisle

Sunday, October 29, 2000 - 06:01 pm
waxaan jeclaan lahaa inaad akhbaar iga siisaan in beesha daarood ayku qanacday jagada galayr iyo in dadka qaar xasan abshir raacay oo ay dawlada ganbar gaaban ugu fadhiyaan hadaba idinkoo aan qabiilna aflagaadayn ii xog warama

su,aashayda labaadna waxay tahay ragii loo doortay golaha baarlamaanka oo ayka mid ahaayeen mudane shaati guduud ,moorgan,haday diideen xukunkii ay waxkasoo asaaseen kaalintoodi yaa galay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Poisonous

Sunday, October 29, 2000 - 08:34 pm
Daarood ma ku qancay dawlada c/qaasin iyo galayr?

Bilqasab.

Poison

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kumade

Monday, October 30, 2000 - 03:17 am
To P
with out Darood this fucking Somali nation
will be died that is why we have to lead
those Animals all DIR AND HAWIYE ISAAQ OFCOURSE
ARE DIr

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aflow

Monday, October 30, 2000 - 04:33 am
waryaa sida aad u hadlaysid waxa ay muujinaysaa in aad tahay badow ama reer baadiye ee waxaad yeeshaa si fiican u hadal ama iska aamus waa ceeb waxyaalaha qaarkood.


waxaan u jeedaa ninka kumade meesha ku soo dhigay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 30, 2000 - 04:44 am
aniga waxay ila tahay arrinku in aanu taagneyn
qabiil ee ay taagan tahay shacabka soomaaliyeed
ma ku qancay dawladda galeyr iyo qaasin waxaan
runmeysanahay boqolkiiba sagaashan iyo sagaal
in aanay qancin dawladda qaasin iyo galeyr shacab-
ka soomaaliyeed sababtoo ah qaasin iyo galeyr
waxay ka mid ahaayeen dawladdii siyaad waxay hore
u qaban waayeen ma filayo inay qabanayaan haddayba
hub soo daldalanayaan kii hore ayaan leenahay yaa
naga ururiya iyana hub kale ayey soo wadaan,
ma sheydaanbaa sheydaankaa la yiraahdaa markuu
xaabo qaadi kariwaayo ayuu xaabo kale ku sii daraa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HORUSOCOD

Monday, October 30, 2000 - 08:15 am
DAAROOD KALIYA MAAHANE SOOMAALIYOO DHAN WAA IN AY DOWLADAAN KU QANACDAA MAXAA YEELEY WAA DOWLADII UGU WANAAGSANEYD EE SOO MARTA TAARIIKHDA SOOMAAKIYA WAANA MIDA KA BIXIN DOONTA DHIBTA MAANTA SOOMAALIDU AY KUJIRTO HADDII ALLAAH YIRAAHDO.

SIDAAS DARTEED HALA TAAGEERO ABDIQASIM+CALI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guulwade

Monday, October 30, 2000 - 09:34 am
arrinta horusocod waxbaa ka jira,laakiin anigu waxaan oran lahaa doowladdu ha shaqaalayso,raggii shaqada qaban jirey,sida guulwade oo anigu metelo.haddii ay taas diidaanna waxooda waxba kama jiraan waayo dad badan oo illaa 100,000 gaaraya ayaa ciidankan uga shaqeeyey goboladda dalka macquulna ma`ahan in galaydh iyo qaasim ka madax adeygaan dib u soo noolaynta ciidankii isha.arrintan kaligeey kuma ahi ee waxaa ila qaba bahdii guulwadayaasha soomaaliyeed oo hadda aan ka xasuusto saaxiibkey,cabdikariin xassan,oo hadaba topigan igula jira... hallo alifle cabdikariin..digtoonow,dib u jeenso joogso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yussuf

Monday, October 30, 2000 - 01:52 pm
i think most darood people are happy with the way the government was stablished, i have been away from somalia for more than 17 years, i wanna have chance to go back and see my native country, with so much crime going on in mogudishu these parlimentarians risk their lifes to make this work. i as darood person i think we should be happy for what we got! as i understand these are the position we got! prme minister, defence minister-really important in african way of government, overall i am glad the government have been accepted by world.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fayjige

Monday, October 30, 2000 - 02:32 pm
As a Daarood I think this is bulshit government. We are only helping H/Gidir administration to take hold. I'm deadly sure when they stand up they'll stretch their hands to welcome our arch enemy Issaq in their ranks. They are using us; we will see ourselves abondoned and Iidoors welcomed. For Iidoors are the only people apart from us who can make a government functioning. Iidoor is no Daarood they're Dir; they're highly educated and they can be of great help to a Hawiye domination of all other clans. I'm anticipating that the next primier will be chosen from Issaqs and we w'll be pushed into the 3rd or even the 4th place in Somali politics.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALAN

Monday, October 30, 2000 - 03:33 pm
TO C/KARIIN HASSAN

YOU MUST BE SICK MAN

WAXAAD ISU KEEN QARISO WAAD SOOBAXDAY LAKIN WAX DAMBE OO AAD QORTO AYAAN WAQTI IKA DHUMINAYN
WAXBAAN GU DHIHILAHAA LAAKIN ADOO KALE AYAAN
NOQONAYAA.

SOMALIYA HANOOLAADO MUNAAFAQA IYO XABASHO HADHACAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAWIL BANDER QASIM

Monday, October 30, 2000 - 06:33 pm
Calan.......

Cammii adiga oo an caytamin maad aragtidaada dhiibatid.
Daarood ma ku qanacsanyihiin dawladda Cabdi qasim iyo Galaydh..
Aniga oo daarood ah runtii waxaan u arkaa in maalinba mmalinta kasii dambaysa Daaroodku ka sii calool go'aayaan dawladdaan.
waan ognahay sida Cali ku soo baxay..
waan aragnay sida dawladda loo dhisay.

Ka qayb galkii daarood ee shirka wuxuu ahaa mid qaab daran.
markaa Jawaabta oo gaaban waa MAYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WALAAL

Wednesday, November 01, 2000 - 07:33 pm
IDINKA OO AAN KU DOODIN DOWLADAN DAAROOD MA YEELAYAA IYO MA YEELAYO,MA IS WEYDIISEEN DHIBAATADII KEENTAY BURBURKAN,MASE OG TIHIIN IN DHIIG BADAN UU DAATAY,AYNA UMADDA SOOMAALIYEED U BAAHNEYN MAANTA DOWLAD LAGU DHISO BIL AMA LABA BILOOD TOONA,TEEDA KALE WAXAA U DHAXEEYA UMADDA KALSOONI DARO OO DAAWADEEDU TAHAY WADA HADAL IYO IN JUHDI DHEER LOO GALO SIDII LOO HELI LAHAA HALKA AY KA SOO JEEDO DHIBAATADA UMAD AHAAN INA HAYSATA.HADABA LABADA QOLO EE MAANTA ISKU HAYSATA SOOMAALIYA WAA SARAAKIISHII DOWLADII MILATARIGA AHAYD OO HADA QAASIM IYO GALEYR AY KA MID AHAAYEEN IYO NIMAN AY KA MID YIHIIN KOOXAHA MUQDISHO IYO SARAAKIISHII MAAMULKII HORE EE SIYAAD
WAXAAN IDIN ORAN LAHAA HADAAD TIHIIN DHALINYARADA SOOMAALIYEED WAXAA IDIN SUGAYA HALGAN DHEER SIDII AAD UGU GELI LAHAYDEEN INAAD BADBAADISAAN MUSTAQBALKA UBADKIINA IYO BADBAADINTA JIRITAANKIINA UMADDEED WAXAY ILA TAHAY RAGGA HADA AAD KALA XIGSANEYSAAN WAA RAGGII HALKAA GAARSIIYAY NOLOSHII UMADDA SOOMAALIYEED.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalian

Wednesday, November 01, 2000 - 11:48 pm
hadaan daarood ahay kuma qancin dowlada cusub, maxaa yeelay ma qaadin talaaboyin lagu qancin karo daaroodka. For example c/qasim wuxuu dhisayaa ciidamo oo ka kooban dadkiisa kaliya, wali kuma talo jiro inuu latashado daroodka kasoo horjeeda. Taasi waxay cadaynaysaa in uusan nabad la doonayn soomaaliya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DaaroodCunaaye

Friday, November 03, 2000 - 07:07 am
Maandheeskoow waa idin salaamay salaan kadib...sheeka qosol leh aa keenteen meeshaan Daarood ma qanacsanyahay mase maya aa? Dabaal dhasha weynaa ku dhashay..maandhoow i dhugo..Daarood ma rabaa maanta ma taagno xaalku waxow taaganyahay Fad ama ha fadin waa lugu fadsiinaa..Daarood waa dad fiican laakin tuugo iyo dad aan iimaan leheen aa ka buuxa aniga Warsangili iyo Dhulbahanta nimanka la yiraa ma heesto laakin Cawaanta kale waxaan aaminsahay in laga wada dhigo Labor iyo Xamaali ooba shaqa kale loo ogolaan,naagahooda aa kuu soo hareen anaga hadii aa nahay reer koonfur naaga qurqurx oo dibka waaween waa ka helnaa oo caana geel aahee nugu maqane marka naagahaas waa in laga dhigaa The official Dhilooying and Sharmuutooyin of Somalia waayo ninba meel uu ku fiicanyahay ayagana meeshaas ee ku fiicanyihiin...nimankaan waa in la tusaa dhibka iyo cadaabka ee u geesteen umada masaakiinta ee soomaaliyeed waana arin xaqiiq ah waana lagu shaqa jiraa in Mariixaan iyo Majeerteen laga dhigo Somalida Slaveskooda oo la gumeesto sidii Madowga USA loogu galay waa in loo galaa ee qanca ama ha qancina Somalia inaad isaga tagtaan waxba idiin ma dhaamaan ee carara Dibka aa la idinka heestaaye....Maca Salaama Mariixaan Iyo Majeerteen bul alaha siiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ina somali

Friday, November 03, 2000 - 01:24 pm
To Daaroodcunaaye: Maxaa ciil iyo caro kaa buuxa!!!! waryaa aniga hdaan ahay daarood dhib iguma hayso dawlado cusub maxaa yeelay waxba kama soconayaan hadaan codkayga ku darsan. Marka kale inaadan nin rag aheyn waxaad ku cadeynaya sida aad naagaha daarood u cayday, waxaan u malaynayaa inaad ka mid aheyd mooryaanta gabdhahii yaryarka ahaa oo 10 jirka masaajidada ku kufsaday. Sababta ay dadka sidaa oo kale ay u caytamayaan ayaan kuu sheegayaa: Maskax ma lihid oo sida loo doodo ma garanaysid maxaa yeelay mooryaan baa ahaan jirtay waligaa. Runta hadaan idiin sheego hawiye wali dawlad uma qalmo ilaa daroogada iyo jaahilnimada laga saaro.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.