site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BARTIIRE MA ISSAQBA MISA WAA OTHER???

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): BARTIIRE MA ISSAQBA MISA WAA OTHER???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMED

Sunday, October 29, 2000 - 06:58 pm
HELLO PPL:

I AM A YOUNG HABAR-YOONIS MAN AND I AM DEEPLY IN LOVE WITH A RER-WOOQOI WOMAN. I AM NOT A VERY BIG TRIBALIST BUT MY FAMILY IS DEEPLY ROOTED IN QABIL-POLITICS. MY PARENTS REALLY WANT ME TO MARRY A GERXAJIS WOMAN BUT I AM CURRENTLY ENGAGED TO A WOMAN FROM HARGEISA. I ASSUMED SHE WAS HABAR-AWAL BECAUSE OF HER BACKGROUND, DIALECT AND VERY LIGHT COMPLEXION. MY PARENTS WERENT VERY HAPPY WITH HER CLAN BUT THEY WERE STILL WILLING TO APPROVE OF THE MARRIAGE. I RECENTLY ASKED HER WHAT SUB-CLAN OF HABAR-AWAL SHE WAS AND SHE REPLIED WITH A SHOUT OF LAUGHTER SHE SAID,"IM NOT HABAR-AWAL, IM NOT EVEN ISAAQ, IM BARTIIRE". I WAS VERY CONFUSED BECAUSE I HAD PRIVIOUSLY HEARD THAT BARTIIRE WERE RELATED TO ISAAQ AND I ASKED A COUPLE OF MY FRIENDS AND THEY DIDN'T KNOW TOO MUCH EITHER SO THEY ALL REPLIED THAT THEY ALSO THOUGHT BARTIIRE WAS ISAAQ.
HELP ME OUT PLEASE!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabiil yaqaan

Sunday, October 29, 2000 - 09:45 pm
Bartire waa Hawiye oo beri hore ayaa daarood laga saaray laakiin adi wax ma dhaantid ee iska ag seexo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OGADEN

Monday, October 30, 2000 - 07:29 am
BARTIRE ARE FROM THE NOBLE DAROOD FAMILY
FROM THE ABSAME SUB-CLAN. THEY HAVE BEEN KNOWN TO INTER-MARRY WITH ISAAQ IN THIER HISTORY SO THATS PROBABLY WHERE THE CONFUSION CAME FROM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARSANGELI

Monday, October 30, 2000 - 07:56 am
IDOOR,

BARTIRE IS A SUB TRIBE OF THE NOBLES (DAROOD). THIS IS THE FIRST TIME I SEE AN IDOOR GUY WORRIED A BOUT MARRYING A DAROOD GIRL. IF THIS WAS YOUR GRANDFATHER HE WOULD HAVE BEEN SO HAPPY.REMEMBER YOU GUYS USED TO BE SECOND CLASS CITIZENS UNTIL 1991. SO BROTHER BE GLAD THAT YOU ARE MARRYING A GIRL OF A NOBEL BLOOD. BECAUSE 100 YEARS AGO YOU WOULD NOT DREAM OF THAT SUCCESS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Absame

Monday, October 30, 2000 - 11:36 am
IIDOOR
DO YOU KNOW WIIL WAAL
IF YOU KNOW HIM AND YOU KNOW THEM.
I THINK YOU ARE DABACAYUUN JAAHIL GARXAJIS
WHO IS LAING TO KNOW AGIRL WHICH IS BARTIRE
JIDWAAQ ABSAME KABLALAX DAROOD they where who
bolonged you but now you are free waa nimankii
kugu wasey Hargeysa 1987 BARTIRE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qoslaaye

Monday, October 30, 2000 - 11:48 am
Bartire waa Daarood.Waxay dagaan Jigjiga agagarkeeda.Waa Jidwaaq ,waxay kasii yihiin ABSAME.jIDWAAQ WAXAA LAYSKU YIDHAA :BARTIERE ,YABAREE,IYO ABASKUUL oodaga Faafan iyo Jarar ,Illaa Togwajaale,Jigjiga,Qabri Bayax.
Waa dad runtii aad u wanaagsan.Waxaad udhan kartaa waxay ka mid yihiin qabiilooyinka Soomaali lala noolaan karo.Lana dhex dagi karo.

Taaariikh afeed Soomaalidu waxy sheegayaa bari hore in ay Boqortooyo ku taal maanta meesha Maydh loo yaqaan in dadka Bartiruhu lahaayeen.Boqortooyadaa markii danbe waa la burburiyay Bartiraha waa la firdhiyay.
Gabadh reer Boqor ah ayaa guur sanaysaa ee yaanay ku dhaafin!!!!!!!
Youngman follow your heart.Don't listen what people tell you.Do you want to be like them.Wake up.Most of us are loosers.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daarood Gooye

Monday, October 30, 2000 - 03:47 pm
Sinji maaha daaroodku haddii haybta loo saxe waa niman ku koray suray garaacdaane. saaxil oo kaley kaaga dhigi sool midha lehe.

Nafta dooji mooyee xarrago laga dawaareeye. Sidu Daaroodku beri ahaa loo dadqalatowye.

wAAR MAXAA ISAGA DANA DAAROOD IYO GOBANIMO.
Daarood waa gun dhaqankii somalida baabiiyay markay xukunka isticmaaleen: waxay kufsadeen gabdhii, waxay gurteen dheryihii, dharkii bay xitaa kafurteen gabdhahay qori caaradii ku kufsadeen. Waar waxa xaar baa laga abuuray. Iska Illow guurkooda midgaan guurso hadday kuu joogsato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMED

Monday, October 30, 2000 - 07:41 pm
I THINK YOU PEOPLE MUST HAVE MISUNDERSTOOD. I AM NOT INSULTING DAROOD PEOPLE AND I HAVE MANY DAROOD FRIENDS ITS JUST THAT MY FAMILY WANTS ME TO MARRY GERXAJIS AND GERXAJIS ONLY. THEY WERE UPSET WHEN I TOLD THEM THE GIRL WAS HABAR-AWAL BUT NOW THAT I KNOW SHE IS NOT EVEN ISAAQ I DONT HOW THEY WILL RESPOND. I AM MADLY IN LOVE WITH THIS GIRL AND I'VE ALREADY PROPOSED TO HER AND WE ARE CURRENTLY ENGAGED. I JUST WISH I COULD MARRY THE GIRL OF MY DREAMS AND SATISFY MY FAMILY TOO. THIS GIRL IS EVERYTHING I EVER WISHED FOR TALL, SLIM, LIGHT-SKIN, BEAUTIFUL SMILE, GOOD PERSONALITY AND I COULD GO ON FOREVER BUT I THINK U PEOPLE GET THA POINT. HELP HELP HELP ME OUT PLEASE. HOW CAN I PULL THIS THING OFF WITHOUT INSULTING MY FAMILY
PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan_Burco

Monday, October 30, 2000 - 08:23 pm
Dear Ahmed:
I am a Habar-jecel guy who just happens to see alot of Bartire people. Im pretty sure Bartiire are Ogaadan or atleast closely related to them but I can understand why u might think they are Isaaq. First of all Bartire speak the rer-wooqoi dialect of Somali and they are for example much more assimilated with Isaaq then other Ogaadani clans. I live in Amsterdam, Holland where there is quite a large Somali population. I've met and inter-acted with many Bartire people and let me start off by saying mostly of their woman are drop dead gorgeous, wallahi im not exaggerating, i have literally been swept off my feet by their beauty! Since we are Isaaq I would sa your #1 priorty is to marry a Isaaq girl since it will make it much easier for our families to get along. but, if you cant find an isaaq girl u like then i would have to say marry either dhulbahante or bartire since they are more or less Isaaq in my books.
I hope u take my advice in to consideration

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 12:56 am
My inaader Ahmed ,I am Habaryoonis too ,and I need to tell u that take the adivce of your parnts.Personlly I will marry any Somali girl ,even though I respect my tribe, I look at the bigger picture as Somali.Besides if u still young why are u rushing to get married , get a good education for now ,and save your sexual urge for a convenent time. Good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gerxajis

Tuesday, October 31, 2000 - 06:46 am
Ahmed are you sure its love and not a sexual infatuation, because if it is a sexual infatuation you can always find a easy Majeerten or Dhulbahante girl to satisfy your sexual appetite.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/Ybro

Tuesday, October 31, 2000 - 09:36 am
Dear ahmed:

As a fellow habr-yoonisman or garxajis for that matter this is my advice to you brother marry the girl of your dreams regardless of qabiil.

Hassan burco man i don't know where you got this idea we are isaaqs have to marry isaaqs from bro but this is the year2000 fellow your heart not your qabiil and even the isaaqs hate eachother nowadays, i personally believe in love and love is blind qabiiles if i find a habr yoonis girl who can satisfay me both emotionally and physically why not if not any other woman will do.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMER

Tuesday, October 31, 2000 - 04:25 pm
I think we are forgeting that we are muslims first. Ahmed, my advise to you my brother is marry anyone you wish to share with your life. Marriage doesn't dicriminate at all..it is pleasurable and difficult instituation and you need to marry who you feel is right for you. Please remember you are not marrying for you parents, you are marrying for your self. Your first periorities should be if she is practicing muslim that is all..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Absame

Wednesday, November 01, 2000 - 07:58 am
Aduunyadii waay walatey Dabacayuun oo salkiisaka ka soo jeeda Flasha ayaa war keeney
year 2000 dhibaata ayuu la imaadey nimankii
Bartiraha iyo Daroodka dhan aay lahaan jireen
ayaa warkeeney.
IIDOOR HADUU NOOLANI LAHAA NIMANKAAN GABDHAHA
BIYAHA AAN OOGA DORIN JIRNEY WUU QOSLI LAHAA
OO WUXUU KU DHIHI LAHAA ADUUNY GADOON WAAYE...................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ex-ujuuraan

Wednesday, November 01, 2000 - 08:57 am
walaal,anigu ma hubo in bartire isaaq yahay iyo in kale, laakiin waxaan maqaal ku hayaa mar boqortooyaddii hawiye ee wadanka xukumi jirtey year 1328,C.D. iyaga oo kaalmo hu` iyo cuntaba ah u qaybinaysen daarood baahi la soo qaxay oo isaaqu soo caydhiyeen, ayaa waxaa liis laga sameeyey dhammaan qabaa`ilkii darod si cuntada boqorku u soo diray loogu meeqaamiyo..markii qolaba calafkeedii la siiyey ayaa waxaa soo haray laba nin, waxayna yiraahdeen boqor -hawiyoow mee xaqii bartire ?,ninkii cuntada qaybinayey ayaa looxii eegay oo yiro .. war xoogaa-gaas digirta ah qaata laakiin BARTIRE BUUGGA KUMNA YAAL...haddaba waxaan rajeeynayaa haddiiba aad leedahay bartire ma isaqbaa,waxaa ila habboon in aad wax ka weeydiiso daaroodka dhabta ah sida majeerteenka,laakiin anigu intaas ayaan taariikhda ku hayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galimeys

Wednesday, November 01, 2000 - 09:22 am
To EX ajuuran
Hawiye boqortooyo mayeelan hadaay yeesheena
waxaay boqor u noqdeen xayawaanka.
Tan labaad taariqda been lagama sheego
arinta Bartire buuga kuma yaal waxaay ku
timid waqtigii gumeystaha Bartiraha waxaay dagaan
laba Meel Soomali galbeed iyo Jubade land marka
Talyaanigii ayaa waxaay u qoreen Absame markuu
imaadey Xagar oo eheed meel Bartiraha kaliya aay
daganyihiin ayaa waxaa dhacdey in uu Talyanigii
uu weydiiyey yaa tihii markaas ayaay waxaay
dheheen Bartire markaas ayaa wuxuu yiri Talyaaniga
Bartire buuga kuma yaalo
dont be lair

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALANCAD PEACEWARSANGALI

Sunday, November 05, 2000 - 08:48 am
ASALAAMU CALAYKUM SOMALIYEEEY?
NINKU(AHMAD)SU'AAAL AYUU IDIN WAYDIYAY GUURKUNA QABIIL MA GALO WAXAN WAA CALAF ISKA DAAYA QABIILKAN DACIIF KA AAD MEELAHA LA ORDAYSAAAN SOMALIBAAD BAAD TIHIIN ADIGA AYAA ISKALA SARAYA EE WAXBA ISMA DHAANTAAN WAA DAMEER IYO LABDIISA DHAGOOD,

AHMAD: ANIGA WAXAY ILA TAHAY BARTIRE INUU YAHAY DAROOD OO AY DHEX DAGAAN AMA ISU DHAWYAHIIN OGADEEN AMA ABSAME HADAANAN BEEN SHEGAYN AHMADOOW DEE ANIGA WAXAY ILA TAHAY WALAAL DEE GABADHU HADAY KU QAN CISAY OO AY DIIN LEEDAHAY DEE WALAAL HA UDAYMA LA AAN OO YAAN LAGAAGA HORMARIN REER KIINA RUNTA U SHEEG OO KA DHAA DHACSII SE REERKU INTA AY KU MAR SIINKARAAN SIDA AY JECELYIHIIN DEE WAY KU MARINAYAAN.

AHMAD : TEEDA KALE MARKA AAD GUURSATO GABAR AAD KALA FOGTIHIIN REER KEEDU AAD AYUU KU XISHMAYNAYAAA OO WAXAAD KA NABAD GALAYSAA IN GABADHA LAGU GU XUKUMO MAC NUHU MARKAAD SOKEEYO GURSATO DEE SANKA AYAA LAGAA TOLAYAA OO XIDIDKU WUXUU KU FIICAN YAHAY INLAKALA FOG YAHAY MARKAA KA WARDOON LAKIIN HADAAD GO AAAN GARTO REERKU MAAL MAHA HORE WAY ISKA BOD BODAYAAN DABDADEEDNA WAY ISKA DHAMAAN (THIS WILL BE YOUR WIFE NOT SOMEONE ELSE)MARKAA NINBAA ILAAH KAA DHIGAYEE GABADHA U TALI OO WANAAJI IF YOU CAN DON'T WAST YOUR TIME RUN AHAAN TIINA WAXAY KA DHALATAY REER DHIB YAR OO DARIS FIICAN WAAN QIYAASAYAA OO MA MAQLO DHIBKAASAY GEEYSTEEEN SIDA WARSANGALI JUST KIDDING.

GOOD LUCK AHMAD WAQTIGA KA FAIDAYSO.
AHMAD INCASE YOU DECIDE NOT MARRY LET ME KNOW BRO LAKIIN WAXAY ILA TAHAY INADAN CAFIN MEANS INAAD AROOSTO LAKIIN HA I HILMAAMIN HADAAD GO AANSATO INADAN GUURSAN I LIKE SOMALI WOMEN WITH NO BUUUUUUUUUUUQ JUST KIDDING.
SOMALIDIINA KALE EE ISAAQA CAYNAYSA WAA CEEB REERKA YAAN LOO GAFIN HADAAD TIHIIN DAROOD AMA SHEEGATO AMA ISKA YEEEL

ANAA (I AM DAROOD NO XANAAQ OKEEEY GUYS PEACE ALL SOMALI)
WASALAAMU CALAYKUM SOMALIYEEEEY PEACE LOVE CARE NO TRIBE I LIKE WHO YOU ARE NOT YOUR TRIBE?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.