site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Puntland ma majeerteenba mise waa harti oo dhan?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Puntland ma majeerteenba mise waa harti oo dhan?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 30, 2000 - 12:06 am
haliga shaafiyo walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dashiishle

Monday, October 30, 2000 - 12:45 am
Puntland waa nidaamka kaliya ee Daarood ama cida kaliya ee Daarood lagala tashankaro.Nidaamkaas oo ah midka kaliya ee masuulka ka ah arimaha DAAROODKA. DAAROODKA oo soo maray dhibaatooyin fara badan kuwaas oo uu u gaystay Maxamed Siyaad Bare, Hawiye, Isaaq ,Iyo caadoqaatayaasha Daaroodka sida Ina Galayr, Ilmo Abshir, Jees iwl

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sadik

Monday, October 30, 2000 - 06:16 am
Runta hadii la rabo Puntland waa Majeerteen.Cid kalena wax ugama ogola Majeerteen.Hartiga kale magac keliya ayay u joogaan meesha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulbahante

Monday, October 30, 2000 - 07:42 am
to . dashiishleiyo sadik
horta wax laydin weydiiyey suaal laakiin kama ay
din jawaabin, balse arin tu waxa aytahay budhland waa guri majeerteen, majeerteen ayaa wax
ay naweydiisteen anaga oo dhulbahante ah in saar lagaala tumo c/yuusuf oo uu hayo saar madax weyne dabadeed wax aan u kaxaynay nin weyn oo calaqad ah o layiraahdo ina dhaanto markaas ayuiu katumay saarkii kuna magacaabaymadax weyne majaeerteen land,hadeera markii calaqadkii ka tegey waa kaa xanuusaday, dawo maleh mid ilaahay ukeeno mooye laakiin dhimasho ayaa ku fiican in tii aan dili lahayn waayo waa gacan ku dhiigle.
waqtigii dhamaayoo wuu dhaqaaqi doona majeerteen waa laydin fahamay ee umada raaca ,............
hadii kale harti harti majiro ..............
harti maanta waxa xukuma kuwaad dishay ....
soo raac dadka halum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LA#1

Tuesday, October 31, 2000 - 12:03 am
To "dhulbahante"
Qofyohow waxaan ku odhanlahaa xaasidnimo aan u qabno Majeerteen (Mohamed Harti) ayaa inaka reebtay asaageen.xassadkaas oo nagaadhsiiyay in aan jiritaankii daaroodnimo oo dhan ilawno. Waxaa jira dad badan oo naftooda ku waayay in ay Daarood yihiin oo kaliya. Markasta Majeerteen waxa uu ahaa kan dhibka ugubadani soo gaadhaysay marka haddii ay inoo saameeyeen meel aan ku wada noolaankadhno oo aan naloo xasuuqay in aan dhulbahante nahay maxaan ku diidaynaa. Middakale waligeed majeerteen nacayb miyaan ku jiraynaa oo danteena ina seejinaya laga soobilaabo Sayidkii ilaa hadda danteenii majeerteen-nacayb ayaan ugatagnay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil mj

Wednesday, November 01, 2000 - 03:12 am
waa majeerten oo kaliya •••• all of you and go to Hawiye dirty

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAJEERTEEN DHALAD AH

Wednesday, November 01, 2000 - 07:03 am
puntland ma markii hore sidii loogu tala galay mise siday noqotay.
Puntland waxaa loogu talo galay inay ahaato meel ay ku soo hirtaan Daarood oo dhami,balse waxay noqotay meel C/llaahi yuusuf ku dhuusay oo sharaftii Majeerteen lahaa intii ka dhinayd baabi,iyey.
Hada hadal iyo dhamaantii waxaa la dhisay dawlad Soomaaliyeed oo dadka baarlamaanka ugu badan iyo wasiirada ugu badinaba ay yihiin harti sida geesiyaasha KING KONG, XASAN ABSHIR,MAXAMED ABSHIR,IYO CALI KHALIIF.
Ma dhalanayso dwlad inooga fiican oo rag noocaas aa kale ahi ay ku jiraan, markaa walaalayal ka daalina wax laga tegey,sida Puntland ee hore ha loga socdo oo soomaali weyn ha la doono si loo waayo c/llaaahi Yuusuf,caydiid,caato,cigaal iyo wixii bahal ina cunay tobankii sano ee la soo dhaafay SOMAALIYA HA NOOLAATO,WIXII KA SOO HARAYNA HA DHACEEN,OK!!!!!!!!!!!11

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

niinile

Wednesday, November 01, 2000 - 08:28 am
putland waa beel ay ismoodeen, reer iska dhigaya, ay yihiin siddii ,reer kooshinkii hore, baa lafta c/lahi moodeen in yihiin kuwa iska leh oo ay ka faa,iideysaneyaan ,inta maamulkaasi burburin, oo caga jiid ku taagan halisna u ah dagaal qaraar bilowdo,inmakana, bilowdey, c/laahina sidda la sheegay in cararey, oo lacag badan la fakadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDIRISAAQ AMXAMED

Wednesday, November 01, 2000 - 01:00 pm
LA# 1
You are the only one who is not narrow minded here,and you deserve my respect.

To the rest:

This is not about majerteen and it is not about harti,And it is not about C/yusuf,this is about our very existance in somalia as Darood.The purpose of creating puntland was only to ensure the safety and the security of Darood.We leave in a dangerous era,and our very existance is on a question mark.Puntland is not a place where you make money when you become a president or anything else.If that is whats making you talk like that,then your lost,and you dont deserve a comment.
Puntland is not a play ground for majerteen.Puntland is a union of harti,and each harti have his own teritory to control.

majerteen,harti or Darood needs a strong leader today,not a wickling whos gonna sale as to the enemy ,for a mare insignificant post,in an insignificant so called government,purposely designed for the destruction of Darood.

There is a guy here who called Abdullahi yousuf "Gacan ku dhiigle". Well when you acuse some one, you have to present the prove too.I hope you can prove that,because i dont want a criminal for a leader.and Darood dont wanna that too.

But if for instance your talking through you mouth,and you dont see the brouder picture and the danger you and your people are facing,..then you nothing but a wickling and your type are the ones who put Darood in this bloody mess.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nasro.

Wednesday, November 01, 2000 - 01:18 pm
waxaan idin waydiyay harti yay kala yihiin?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LA#1

Thursday, November 02, 2000 - 03:05 am
to:majeerteen dhalad
waxaanaa iskusi u aqoon eredheyada Geesi,dawlad-fiican.Dadkan aad geesiyo ugu yeedhayso waa kuwa daarood meesha uu taagnaa dhigay-Puntland kahor-
Waaniman magac ku yeeshay inay iibsadaan jilibka ama lafta ay kadhasheen, waxay ka iibsadeen Kaligii-danaystihii Ina Siyaad Bare(kaasoo daarood ahaa aanse dhib mooyee waxakale ugaysan)haddana waxay noo iib geeyeen Carta isagoo midkasta iibinaya jilibkiisa ,laftiisa iyo familkiisa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIISE MAHMOUD

Thursday, November 02, 2000 - 03:16 am
ANON

I SURE YOU ARE HAWIYE DABA MADOWE OR ISAAQ YAHUUD,
LET ME CLEAR UP THIS ISSUE, PUNTLAND IS FOR THE FOLLOWING PEOPLE MAJEERTEEN, DISHIISHLE, WARSANGELI, DHULBAHANTE, LEYL KASE, IF YOU DON'T BELONG TO THOSE GROUPS ABOVE THEN HERE IS ADVICE FOR YOU.

1> JOIN SOMALILAND....BUT I'M NOT SURE IF THEY LET
U DO THAT

2> JOIN HUSSEIN AIDID OR ATO....AND KILL ABGAAL

3> JOIN THE NEW FAKE ELECTED PRESIDENT.....THEN HOPE SOME DAY U WILL BE ELECTED THE NEW MISITER FOR THE MINISTRY DAMEER WADIDA

TO ALL YO PUNTLAND HATERZ DIE SLOW AGAIN AND AGAIN AND AGAIN AND AGAIN.......


WALLAALAHA PUNTLAND WEY TASHTEENE ADNA TASHO.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RER BUTLAND

Monday, November 06, 2000 - 07:18 am
somaliye tashe wee tashteen rer putland iyo
somaliland mida kale markaa majirto is qabqabsi nin walbo gobalkiisa ha maa musho cabdulaahi
yusuf wuu tashatay ee tashte somali weenee mik
SIDA AA ULA SOCOTIIN SOMALI SANADKAAN NIN IS AAMIAAYO MAJIRO EE NIN WALBO GABALKIISA HA MAA MUSHO DOWLADA CUSUB WAA DOWLAD AAN WALI QOOX ÆLAHEEN WAAYO SIDA AD ULASOCOTIIN MALIN WALBO XAMAR DAGAAL BAA KADHACO QOF WALBO MAA MUL GABALAAD HASAMEESTO SIDAA WAX KA FIICAN MAJIRTO
WAA HADII LARABO IN SOMALI AY DAGTO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAJIGA

Tuesday, November 07, 2000 - 09:42 am
TO.DHAMAN
SXB HORTA WAXA AADAN IS WEYDIIN HORTA YAA QASAYA SOMALI ..
SXB DAWLADAHA AAD SHEEGAYSO YAA DHISAY WAA DHULBAHANTE TNA ANAA DHISAY.. LASOCO WAA SOCONAYSA... ADI CIDI KUWEYDIIN MAYSOO
DAWLADUNA WA SOCONAYSAA.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulbahante1

Tuesday, November 07, 2000 - 01:20 pm
to only harti
dhulbahante baa majeerteen neceb? dhulbahante cid gaaro oo necebyihiin baa iskayar. colaad iyo naceyb waakalalabo. col iyo nabad, ayaan naqaanaa. dhulbahantaa siyaad bare iyo mareexaan noosoo raaacey? goorma. nin dhulbahanta oo udagaalamaya majeerteen laargye. SSDF qaarbaa kudhintaye mala arkey nin majeerteena oo dhulbahante uhiilinaya. "maxamuud saleybaan miyaa marada lootaagey. maangaab dhulbahanta miyaa igu mashxaradaaya" inkastoo c/laahi yusuf loohaysto dilkii c/raxmaan caydiid dhadhable, ninkii ruushka uga keenay hubka iyo rasaasta hadana waanu dooraney inuu madax kanoqdo gobol inaga dhexeeya oo ladhaho Puntland, gacankudhiigle faaiido makeeno wuxuu diidey unuu kaqeybgalo shirkii carta oo uu metelo harti. sidaas baaba khayr badneyd. imikana waantaageersanahay wadashaqeynta puntland. Boosaaso will be important for all of us.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shariif

Tuesday, November 07, 2000 - 03:19 pm
Suaasha cidda idin weydiisey ma garateen horta? waa dawacadii isku dirkii hore ka fashilmay ayaa tanna la yimid haddaba u sheega in Harti Puntlandna u gaar tahay ta cusub ee Soomaaliyana iyaga wax laga weydiiyo la'aantoodna aysan Soomali dawlad dhisan karin adigana (Iiddor) aan wax badan la weydiinayn

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.