site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Somalidu ma dadka Africa ugu liitaa mase waa dadka ugu caqligi badan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Somalidu ma dadka Africa ugu liitaa mase waa dadka ugu caqligi badan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DANQADE

Monday, October 30, 2000 - 05:12 am
Xaqiiqadu waxa ay tahay Somaalidu Africa iyaga ayaa ugu hooseeya ama ugu liita waxaan hadalkaan ku keenay nin Africaan ah ayaa igu yiri (aduunyadaan maanta ee casriga ah ma jiro dal mudo 10 sano maamul l'aani ay ka dhacday aan ka ahayn Somaliya) waxaan ku iri waa runtaa, sababta ay taa ku dhacday ma garanaysaa ? ninkii africaanka ahaa markaasuu yiri "maya" waxaan ku iri sababtu waxay tahay Soomaalidu waa qabiil ku diin dalkooda waxa ay ka jecelyihiin qabiilka SIDA ANAGU ISAAQ BAAN NAHAY SOMALILAND BAA NALA YIRAAHDAA' SIDA ANAGU DAAROOD BAAN NAHAY XUKUN ANAGA AYAA NALOOGA DANBEEYAA, SIDA ANAGU HAWIYE BAAN NAHAY DHABARKA AYAA NALAGA QANIINAY •••• YOU ALL XAARKA AYAA IDINKA FIICAN.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.