site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Somalidu ma dadka Africa ugu liittaa mase waa dadka Africa ugu caqliga bandan.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Somalidu ma dadka Africa ugu liittaa mase waa dadka Africa ugu caqliga bandan.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 30, 2000 - 10:33 am
Anigu waxaan aaminsanahay in Somaalidu Africa ugu hooseeyso ama ugu liidato,sababta aan u iri waxa ay tahay nin African ah ayaa maalin igu yiri " aduunyadaan casriga ah ma ka dhicin dal 10 sanadood dawlad la'aan noqday aan ka ahayn Somaaliya" waxaan iri waa runtaa Soomaalidu qabiilka ayeey ka jeceshahay dalkeeda sida ANAGU ISAAQ BAAN NAHAY WAAN GOOSANAY SIDA ANAGU DAAROOD BAAN NAHAY XUKUN ANAGA AYAA NALOOGA DANBEEYAA SIDA ANAGU HAWIYE AYAAN NAHAY DHABARKA AYAA NALAGA QANIINAY IYO WIXII LA HALMAALA guys do you know something you all barbarian who dont know anything about nation and all your tribe stories are such a boring. Waxaan hadalkeeyga ku soo gaba gabaynayaa xaarka la xaaro ayaa idinka fiican sababtoo ah xaarku waa nafaqo beeraha u fiican laakiin adinku wax aad ku tooran tihiin haba yaraatee ma jirto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

be smart

Monday, October 30, 2000 - 08:34 pm
waan kugu raacsanahay 100% waa dadka ugu liita africa waxayna isku haystaan dadka ugu sareeya.waxaan qabiil ahayn car ka sheekeeya sida sayniska sida biologiga ama xisaabta,,,,,,ma ii sheegi kartaan sida xubnaha bini aadamka ee la doonayo in qofkale lagu rakibo sida loo sameeyo???ama qof dhintay gacantii loogu rakibo qof nool????hadaad iiga soo jawaabtaan dadka ugu fiican uguna aqoonta badan ayaan idinku darayaa,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Waaxid

Thursday, November 02, 2000 - 03:44 am
Asalaamu Calaykum

Anymous adigu meel kasta waad iskaga dhacdhacdaa, arintuna waxay ku fiicantahay in dhinacyo badan laga eego ugu yaraan labo dhinac.

Dhinacaad sheegtey waa run oo lama inkiri karo qof caqli leh laakiin

miyaadan ogayn inay duulku Muslimiin yihiin oo taasi tahay fadhli ilaahey ee ayna ahayn waxay iska heliin adiga iyo kuwa kula caqliga ah.

Hadii la la'yahay muslinimadaa adi iyo aabayaasha hadaa maydan ogaateen Allah iyo Nabi Muxamed(SCW) iyo Wax Diinta Islaamku tahay hadaana hilibka ceeriin baad cuni lahayd ama waa qaawanaan lahady sida xoolaha sida dad badan oo dariskaa ah oo kuu eg marka doqonyahay baro sida wax loo miisaamo intaadan wax qorin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Thursday, November 02, 2000 - 10:12 am
C/WAAXID


sxb run ahaantii weynu nahay dad muslina laakiin
muslinimadu waxaa fiican in lagu dhaqmo ee ma ah
in laga sheegto afka oo qura, waxaan filayaa in
aad la socoto wixii soomaaliya ka dhacay dil.
kufsi iyo bililiqeysi yaa banneeyeyileyn waa ka
xaaraan diinta muslinka intaas oo dhan, dad badan
ayaa dhulkoodii laga qaatay sida shabeelaha hose,
jubbada dhexe,jubbada hose iyo meelo kale.qabiil
kastaana wuxuu ku doodayaa inuu xaq ku taagan
yahay ama ku dagaalamayo markaa sxb sidee wax u
jiraan, waxaan is iraahdaa muslinimadu kama dhab
ah somalida.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Waaxid

Friday, November 03, 2000 - 09:02 am
Asalaamu Calaykum
C/Kariim aad baad umahadsantahay,laakiin qofku markuu rabo inuu go'aan gaaro waxaa fiican saan sheegay in dhinacyo badan laga fiirsho, shakina ma leh in waxa Soomaali sameeysay ay tahay dambi aad u foolxun oo la galo qof kastana waa ogyahay.Laakiin gaalnimada ayaa waxaa oo dhan ka daran marka sedexdiina qof waxaan idin weydiiyey ma jeclaan lahaydiin inaada noqotaan Afrikaankaa kale ee gaalada sida Amxaarada, Suudaanta madow ee gaalada ah iyo qabiilooyinka kale ee Africa ee gaalada ah?!
Waan ka baxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Prof:_Bantu

Saturday, November 04, 2000 - 02:56 am
Aza/calaykum
marka xigta ninkan mowduuca keenay fekrad ayu ina waydiiyey ee ma'aha in la afla gaadeeyo sida c/waaxid uu yiri meel kasta waad iskaga dhac-dhacdaa hadana Islam sheeganaya hadaad diinta Quraanka,Axaadiista iyo culuumta kale aad tahay nin wax ka yaqaan oo diintu kaa sal tahay C/waaxid akhii Muslim dadka ha ula hadlin sidanoo kale.
Tankale, fekradayda ha daan ka dhiibto mowqifkan walaal waarun (WAA UGU LIIDANAA AFRICA)
Islaamkuna ma ahan in afka laga sheego sida walaalkayga kale sheegtay sow tay xaaraan ahayd in naf qof muslim ah la la dilo,sow tay xaaraan ahayd in hantida dadka la dhaco ama la kufsado gabdhaheena.hadaba adoo raali ah C/waxid saaxiib
waxna waad sheegi waxna waad sheeli.Islaamnimo waa karaamada ugu saraysa ee qof bini aadama Eebe ku salaysto waana ILLAAHAY mahadiis inaan fac ka fac noqono Muslim "alhamdu li laahi jacalanaa muslimiin".
laakiin ninka mowqifkan keenay ma dhihin ma ugu Islaam badanahay Africa.hadaba Africa oo ah qaarada ugu xun aduunka ayaan inana ugu sii liidanaa waana mid runa.
Azalaama calaykum waraxmatu laahi waba.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 06, 2000 - 04:35 am
C/waaxid anigu waxaan ahay ninkii su'aasha keenayay, run ahaantii wallaal Somalidu waa Islaam laakiin islamnimadu dhab kama aha oo afka ayeey ka sheegtaan taasi waxaa daliil u ah wixii xumaa ee Somali isku sameysay taas aan meeshaas uga baxo. Arinta kale ee aad ku dooday waxay tahay "dadka cawaanta ah ee qaqawan iyo kuwa hilibka cayriinka cuna ayaan noqon lahayn hadii aan islaam ahaan lahayn" run ahaantii hadalka sida aad u tiri waa sax lakiin maanta kuwii qaaqawanaa soo dawlad dhisan maha oo weliba dowlad nimo intay dhaafeen soo mahah kuwa hada doonaya in ay dalkeenii qeybiyaan iyagoo adeegsanaaya hogaamiyayaal Somaliyeed oo matala ururo iyo qabaail . Marka aaway islaamnimada aad sheegaysid maadaama kuwii hilibka cayriinka cunayay laga amar qaadanaayo oo islaamnimadii aan lagu dhaqmaynin bal arintaas sideey kuula muuqataa,ceeb soo ma aha aaway dadnimadeenii, umad dhan oo maanta aan waxba ahayn ceeb ma tahay mase ma aha oo weliba qabyaalad la sii daba ordaayo. Dad liita ma nahay mase ma nihi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANIGGER

Wednesday, November 15, 2000 - 01:39 am
QOF WALBA WUXUU DHASHAY ISAGOO QAAWAN ,HILIBKA CAYRIIN WAA LACUNI KARAA OO FAAIIDOOYIN BADAN BAA LAGA HELAA,OTHER AFRICANS ARE VERY FAR MATURE AND ADAPTABLE FOR LIFE AND LIV IUGTHAN SOMALIS

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.