site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AWDAL SOMALIYA OO LAGU XIDHEY NIN WARIYA AH

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): AWDAL SOMALIYA OO LAGU XIDHEY NIN WARIYA AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warside

Monday, October 30, 2000 - 11:43 am
Warar ayaa sheegaaya in Awdal So. lagu xidhey nin wariya ah. Lama garanaayo waxa loo xidhey ninkaa balse waxaa loo malaynayaa kadib markii uu war uu kadoo direy Boorama uu isticmaaley Borama, dhulka Somalidu dagto rather than Borama Somaliland waa sida ay rabeen siyaasiyiintu inuu yiraahdo .. Waxaa na hada lagu hayaa XABSI IYADOO LA OGAYN IN AY DADKA XUQUUQDA AADAMA U DOODAA OGYIHIIN AMA WAX KA QABAN KARAAN.
Aniguna heesbaan u sameeyey ninkaas la durmiyey.
Wallaal waligaa yaan afkaaga la xidhxidhin
Waxaa doontana dheh afku waa qaali
Kuwii xidhey na waaten heestoodii
Nin kaliyaad dhidhee ma Somali oodhen baad xidhey
Mar uunbaa lagugu garan dadka lama colaadshee
Iyagoon wax kuu dhimin dadka lama colaadshee
Inuu So..land doho waadiidey isaguye nin xadhig ka siidaa
hadii kale dhibaataad abuuriye ninka xadhig ka sii daa. Dad badan ayaa hada iswaydiinaya in arintan aduun yada la soo hordhigo siyaasiyiinta xidheyna sida ka dhacdey wadanka Europe ku yaala iney ka dhici doonto Borama. Dadkuna ay iyagoo wada jira dantooda fara ku dhigi doonaan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.