site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Please help me

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Please help me
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amina

Monday, October 30, 2000 - 09:33 pm
I am Habaryoonis ,and I am 12 years old , I like to now how many tribe in Garxajiis ,and where they live??? Thank you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garxajis

Monday, October 30, 2000 - 10:10 pm
Salaan,

Amina if you are 12 years old..why up soo late..its 300AM now.. and another thing if u are Garxajis why not aske your mom and dad or u have non?????

Play some other game..never seen a 12 years old woman who cares about qabiil..even 50 years old woman don't give dam....

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amina

Monday, October 30, 2000 - 10:21 pm
Walaahi I am 12 ,and i need to now ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALILANDER

Tuesday, October 31, 2000 - 02:35 am
AMINA SIS, I REALLY DON'T KNOW MUCH ABOUT GARXAJIS, BUT I WANT TO KNOW WHY YOU ARE SO INTERESTED IN

PEACE: ISAAQ: CIISE MUUSE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 04:44 am
amina,

you don't need that stuff.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOSLAAYE

Tuesday, October 31, 2000 - 06:19 am
Dear Amina: With all due respect, why are you so concerned about your tribe? and going back to the point raised by "Garxajis" person, if you are only 12 years old, is there a some sort of vainglory that you suppose to achieve? In addition let me be a blunt and say, when you find out what you are looking for, what's your objectives. Keep in mind that, no tribe is Vanir(kinda like race of god). Moreover, don't you know this group is for the grown ups. However, if you are so thirsty to find out your tribe, then i suggest you should go to the CHILDREN'S DISCUSSION GROUP. Just wondering, do you have care givers(parents, relative, friends, etc.)?


good luck with your endavour.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDIRISAAQ MAXAMED

Tuesday, October 31, 2000 - 05:42 pm
Amina i wouldnt post anything here if you didnt swear in the name of Allah the most beneficient the most merciful.

It is good to know who you are.and where you belong.And what your nationality is.

When i was your age i didnt know nothing below Somali.Aand i now wish i didnt learn what i know now about clanism.So baby forget about this for now and grow healthy, mentally and physically.For now remember one thing only, that you are a beautiful somali girl and there is no one better than you...and face the world with bride.

You will know the rest one day when you are old enough, and, you know how to use it in a good way.Wish you all the best.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

koohi

Saturday, November 04, 2000 - 02:08 pm
I ADVISE YOU ALL TO EMANCIPATE YOURSELVES

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Saturday, November 04, 2000 - 02:18 pm
TO AMINA

my sister you should not learn it
please learn something else. waxaan ku
oran lahaa ha baran qabiil, baro wax kale
oo ku anfaca sida quranka iyo cilmi kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YUSUF DAHIR XASAN

Sunday, November 05, 2000 - 05:02 am
TO AMINA WALAALEY QABIIL WAA KAN IN TAA NAGA REEBAY DADKA ILAAHAY WAAN KA DHALBADANAHAY WAANA KAYARNAHAY OO WADAN KEENII WAA WADA CIDLO INTA JOOGTANA HADII AY QABIIL UKALA BAXAAN OO MAALIN WALBA IS LAA YAAN MAXAA NOOHARAYA XAGESE KU DAN BAYN DOONAA
SII LUGUU YIRABA HADII AAD TAHAY SOMALI TAHAYNA ISAAQ WAX INTAA KABAD WAA DOQONIMO IN AAD ISKU MASH QUULISID WAX KALE BARO SIDII LUGUU YIRI CIMI AAKHIRO AMA MID ADUUN.
YUSUF

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 06:54 am
It seems to me every one misunderstood what amina is lookig for.In my oppenion there's nothing wrong to know who you are,and who's related with you.I also beleive if you have the knowledge about somali triples no one will misinform you and use you in there own agenda.Our proplem is not the qabiil ,but the way we use qabiil,specialy those whith little knowledge about about somali tribes (gadaal kagaadh).
If you look the situation in somalia for the last ten years,south somalia where people have no knowledge about tribalism had more distraction than the rest of somalia,on the other hand north somalia where people have alot of knowledge about tribalisam have little distaction." WHY?" So my point is our proplem is knowing very little of who we are.

Dear amina i don't know much about garxajis, but don't let any one tell you you are doing some thing wrong.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hammer

Sunday, November 05, 2000 - 08:41 am
Trust me guys Amina is not a baby.I understand we all care for babies,but this ain't baby.Amina is nothing but someone making fun of you all.But it is good to know that we all care about kids.

To Amina

I know you are older than me ,but all the same go and play gololi with other kids.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 09:01 am
Waraa Somali maryooleey!!
Amina waa NIN weyn oo aan aheyn isaaq. Waa la idinku ciyaarayaa! waa nin ujeedo leh. Laakiin what is the big deal? who are GARHAJIS ANYWAYS? I wanna know who are they too. I am HAWIYE and I am of the habraha too. I know some Isaaq clans like habar awal, habar yoonis, habar jecle, ciida gale and so on.

One more thing:
READ THIS QURANIC VERSE!! PLEASE AND CONTEMPLETE ON IT.
"
O MANKIND, WE CREATED YOU MALE AND FEMALE, AN APPOINTED YOU NATIONS ( RACES ) AND TRIBES, THAT YOU MAY KNOW ONE OTHER ( THAT YOU MAY NOT DESPISE ONE ANOTHER) SURELY THE NOBLEST AMONG YOU IN THE SIGHT OF ALLAH ( GOD) IS THE MOST GODFEARING OF YOU. ALLAH ( GOD ) IS ALL-KNOWING,ALL-WISE.
"

MAGACLAAWE!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qabiil yaqaan

Sunday, November 05, 2000 - 11:21 am
TO: Amina

Aaminaay anigu ma wada aqaan qabiilooyinka Garxajis, laakiin waxan kaaga sheegi karaa qayb ka mida. Waxayn yihiin Kuwan:
Horta Garxajis waxa loo qaybiyaa laba qabiil oo waaweyn oo kala ah
1) H/yoonis (Sixiid Garxajis)
2)Ciidagale (Daa´uud Garxajis)

Ciidagale Wuxu marka hore u kala baxaa afar qabiil oo kala ah:
1)Guuyoobe (Maxamed Daa´uus)
2)Bilaal (Bilaal Daa´uud)
3)Ciise (Ciise Daa´uud, known as Ciise garxajis)
4) Muuse Daa´uud ( ma jiro qabiil loogu yeedho muuse, laakiin Ciidagalah intiisa badan ayaa ka farcama)

Habaryoonis marka ugu horeysa waxay u qaybsantaa laba qabiil oo kala ah:
1) Cali Sixiid (Cali siciid Garxajis)
2) Carre Siciid

Carre siciid ayey habaryoonista xoogeedu ka farcamaan.

Haddaa wax intaa ka badan u baahato ii soo sheeg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

the informer

Sunday, November 05, 2000 - 02:13 pm
Salaam to all:

Some of you tend to forget that this is a 12 year old child!!!!!!

Amina learn something useful in life rather than this backward qabiil mentality which destroyed our beloved country,I myself happened to be a garxajis as matter of fact habr yoonis but this is my tribe not my nation,As long you live and breath all you need to know is one thing YOU ARE A SOMALI GIRL that's it now go back to your books.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amina

Monday, November 06, 2000 - 12:26 am
Qabilyaqan thanks for the information ,and please tell me more?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qabiil yaqaan

Monday, November 06, 2000 - 05:47 am
To: Amina

Maadaamoo aad iga cidsatay inaan qabiilkaaga aqoontiisa kuu sii kordhiyo, intanna baro:

H/yoonis marka loo kala qaybiyo Carre Siciid iyo Cali Siciid, waxa sii batay Carre Siciid oo u kala baxa sagaal qabiil waxayna kala yihiin:
1. Isaxaaq Carre
2. Muuse Carre
3. Ismaaciil Carre (the majority)
4. Makaahiil Carre

Qolyaha kale sidaas uuma sii badbadna. Ismaaciil Carre ayaa aad u tarmay oo qabiilyoon badan u kala baxa haddaad u baahato i soo weydii?

Ciidagale waxa aad u sii tarmay Muuse Daa´uud oo u kala baxay:
1. Abokor Muuse
2.Addaraxmaan Muuse (The majority)

Addaraxmaan ayaa qabiilyoon fara badan u sii kala baxa. Haddaad xiisaynayso ii soo sheeg.

Waad ku sharfantay barashada Haybtaada haddaanad cid ku xumaynayn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amiina

Monday, November 06, 2000 - 03:24 pm
Qabiil yaqan thank once again , my mom don,t now much so we both learning so pls continne becouse we are writting down . PS we will never use this for a bad way only for educational.
Thanks---Amiina and her mom

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garxajis

Tuesday, November 07, 2000 - 03:25 am
Salaan,

Ammina mar haday kaa daacad noqotay inaad doonaysid Garxajis barashadiis, aan ka sii wado Aafrta ugu waaweyn. Anigu Habar Yoonis baan ahay.

Saciid Garxajis = Habar Yoonis magaca Habar Yoonis halku ka yimi waan koo sheegi ee sug.

Habar Yoonis waxay u kala baxdaa laba:

Cali Saciid Garxajis oo aw ka mid ahaa ninkii SNM caan ku ahaa Maxamad Cali. waanay ka yaryiin aad iyo aad Care Saciid Garxajis o ah Habar Yoonis gidigeed.

Care Saciid Garxajis wuxu dhalay afar:

A- Isaaxq Care oo u kala baxa afar:

1- Cabdale Isxaaq.
2- Qaasin Isxaaq.
3- Mid aan xasuusan.
4.?

B. Muuse Care oo isna qabiil weyn ah oo aan kala aqoon oo CabdiRaxmaan Tuur ka dhashay.

c. Ismaaciil Care oo ugu badan Habar Yoonis, Ismaaciil Care oo bad ah wuxu u kala baxaa:

1-Cabdle Ismaaciil, Yoonis Ismaaciil, Maxamd Ismaaciil, Muuse Ismaaciil.waxa ka mid ah Cabdale Ismaaciil:

UGaadh Cumar
Edrays
Carbla
Ba Dhulbahante
Muuse Cabdle
Gun Buur
Xirsi Cismaan, oo ugu badan Habar yoonista Cabdle Ismaaciil waxayna u kala baxaan Xirsi Cismaan afar qabiil:

Reer Caynsshe
Reer Waraabe
Reer Sugule
Reer Weyd.

Intaas waxa ugu badan Reer Sugule oo Habar Yoonis suldaanimada u haya, waxayna u kala baxaan:

4 reer Jaamac ah
iyo 9 Reer Amaan ah.

Maxamd Ismaaciil wax badan kama aqaan aan ahayn Reer Abokor,

Muuse Ismaaciil oo u kala baxa laba:

Gadhweyn
Reer Cawal.

Yoonis Ismaaciil oo ah curadkii afartu dhalay Ismaaciil Care hooyadiina ahayd bahdii ugu weynyad intu qabay.waxna weeyaan ninka loogu magac daray Saciid Garxajis badankiis, sababtoo ah waa kii ugu weynaa oo kaliya kama badna inta kale. Halkaas ayuu ka yimi magaca Habar Yoonis = Bah Yoonis. Waxana ugu caansan Yoonis Ismaaciil, Sacad Yoonis , qabiilka la yidhaahdo,.

Ugu Dambayn halku QabiilYaqaan Makaahiil Care ku sheegay anigu waxan maqlay Diidaan Care oo aad u yar waanaa c.Diidaan Care..waa intaas

Intaas ayuun baan ka aqaan Habar Yoonis, hadaan meel meel ka qalday waa lay sixi..nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amina

Tuesday, November 07, 2000 - 10:32 am
Garxajis walaal waadmahadsanthay ,sii wadaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismail

Saturday, November 11, 2000 - 10:00 pm
to:Garxajis and QAbiil yaqaan

Walaalayaal waad garan weydeen sidey ila tahey aniga waa qof weyn oo doonaya inuu ka dhex shaqeeyo duriyada markuu enternet-ka ku jiro caqli maaha qofku warbixinta uu bixiyey,sidey u arkeen qoslaaye iyo dadka ka horeeyaaba markaa fadlan daacadnimo yay ina hodin.

walaalkiin Ismail duriyada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sensible girl

Monday, November 27, 2000 - 12:03 pm
HEY PEOPLE.I'M A 19 YEAR OLD SOMALI GIRL AND I DONT KNOW MUCH ABOUT SOMALIAN TRIBES AND I WOULD LOVE TO KNOW ABOUT QABIL. THE PEOPLE WHO THINK A 12 YEAR OLD SHOULDNT LEARN ABOUT IT A SO DAMN PETHETIC BECAUSE YOU CAN NEVER BE TO YOUNG TO KNOW WHO YOU ARE SO IF YOU NEVER HAD THE MENTALITY TO EVEN CONSIDER FINDING OUT WHO YOU ARE.....THEN YOU NEED HELP PEOPLE.

AMINA WALAAL.THE ADVICE I CAN GIVE YOU IS KEEP WITH YOUR SMART ATTITUDE AND YOU WILL GET FAR IN THIS LIFE UNLIKE SOME PEOPLE.

NO OFFENCE TO YOU PEOPLE BUT THIS 12 YEAR OLD GIRL MAKES MORE SENSE THAN ALL OF YOU WHO CALL YOURSELVES GROWN UP......SO EITHER GIVE THE GIRL ADVICE OR SAVE IT!!!!

KEEP UP THE GOOD WORK SIS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wasakh

Saturday, December 02, 2000 - 02:14 pm
comments to amina
you go girl,learn your clan and know who you are,learn about darod too,after that take your grandfather's A.K47(aake)and shoot every darod person you saw,start from dhulbahante,they have been killing us since 1850-now.
tolkaa baro(learn your clan)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.