site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

War dhulbahatow hadii ad nadiiday adgaa cirka roob ku og

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): War dhulbahatow hadii ad nadiiday adgaa cirka roob ku og
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

duriyada somaliland oo dhan

Tuesday, October 31, 2000 - 01:45 am
Dhulka soo ilaah is kama lahaa dhulka sooo somaliland is kama lahaa ...ninkii xamar taga ayaay geridu dhibaysa ...hadiii hada la dilo galayr sii dii loo dilay tanan..waxa uu nooqo nayaa dameer dhulbahantaa oo bakhatiyeey........ee somaliland soo raca maxaa idiin ku wacan in ad hawiyyeee iyo wala weeyn iyo jareer ad u tagtaan oo ad duriyada uga cararaysaan......waxan idiin odhan lahaa oo kaliya dhibatada ka daya naftiina eee....-----duriyada geeskiina ka soo raca


salan wacan DURIYADA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Tuesday, October 31, 2000 - 02:29 am
waryaa doqonyahow i dhageeyso anigu Somali koonfur baan ahay waxaan ku sheegayaa Somalilan wax la yiraahdo ma jirto ka dhig haddii ay jirto adinku waxaad tihiin Somalilan anagun waxaan nahay Somaligus yaa xoog badan ee sheeg guskaa xoog badan ee is jira ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

duriyada somaliland oo dhan

Tuesday, October 31, 2000 - 03:04 am
ku wadani

hadii ad cay u bahan tahay orood oo cay tah masha waxa lagu tala alay in rayigaga ka dhibatid hadii uu rayigaga uu yahay saan waa lagugu qasaaray ee isa soo ciji.wax somalilan la dhahaa majiree waa (somaliland)ha is racdo

fadlan cay looma bahna

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulbahante

Tuesday, October 31, 2000 - 04:15 am
to isaq
saxiibayal manihin isku qabiil ee waxa aynu wada degnaa dhul marka saxib anigu inlayxukumo marabo in meesha xukunku yaal aan dhexda u fadhiyo ayan doonaya markaa saaxiib adi wax laxukumo baad tahay ee wax ma xukumi kartid markaa dhulbahante wuu han weynyahay wuxuuna doonayaa in uu wax xukumo ee in la xukumo marabo . sidaa darteed saaxiib ha igu qaraarin wan hanweynehe
dhulbahante

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDALE ARAAB

Thursday, November 02, 2000 - 02:44 am
TO NIN KA DHULBAHATE ISKU SHEEGAYA

WAXA LA IDHI HADII AD DHIMANAYSIID DHAREERKA WAA LAYSKA DUWAA AMA HANWWNO AMA HAN YAROOW ANIGUN BAA KU XUKUMAYA EE HADII AD DIDIAY SOMALILAND ADIGAA CIRKA ROB KU OG..EE MEEL AD TAGI KARTIID AYAA IS KA YAAR AMA CABDILAHI YUUSUUF U TAAG AMA CABDIQASIIM U TAG HARGAYSIA AYAA LA GAA XUKU MAYAA EE WALGABAA MELHA KA CABAAD.HADII AD IS WAASHAAN WA IDIIN KU FIILAN OO KALIYAA OO IDIIN SOO QBQABANAYAA CAABDALE ARAAB OO KALIYAA.EE HADA AYAAD WAKHTI HAYSA TAANEE NA SOO RACA HADII KALA WAAD NA TAQANA IN AY CID NAGA KAA CELIN KARTA AYSAN JIRIIN........................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad Shirshoore

Thursday, November 02, 2000 - 05:56 am
Awoow hada markii Gadhxejis iyo H/awal kuu diideen horomarka iyo sinaantii aad mudnayd nimankii hubka ku siiyay aad ku xoroowdey waa dhulbahante Harti maantana H/awal halkaagiibay kugu celin markaan kaa tago ee taariikhda soo baro kana xishood Dhulbahante.

Hidaha iyo Dhaqankana ha la ilaasho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHULKA

Monday, November 06, 2000 - 07:04 am
WAR AWOOW ARABOOW DEE CEEB MA ADNA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

galayr

Monday, November 06, 2000 - 07:36 am
cali khaliif galayr ayaa maanta lagu dilay guriisa oo ah baraako cabdooww........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulbahante

Monday, November 06, 2000 - 09:28 am
to dhaman..
arab daandhagax war adna maysku kay dhererisay war orod oo lahadal kuwa facaa iyo madhibanka sxb ..
wilka galayr labaxay habaar dibad ma afkaad ku dili sxb ilaah buu leeyahay...
waryadha dhulbahante wa qaran doonaya wuxuu xukumo ee yaan lagu dalin .... wixii caytama iyo wixii habartama laangaabdhehhhhhhhhhh

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.