site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Isaaqu ma isku waafaqsan yahay somaliland?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Isaaqu ma isku waafaqsan yahay somaliland?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 10:11 am
waxaan ahay nin isaaq ah oo waliba garxajis ah walaalyaal waxaan garan waayay hadii isaaq isku raacsanyahay somaliland waxa ay siyaasiyiinti garxajis u goosdeen in ay wax laqaybsadaan somaliweyn ma cadha ay ka xunyihiin ba mise waa xugun doon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 01:46 pm
Inaader raggii Habarwaal ayaa xumaan iyo cadowtiinmo ka baxii wayey marka dawadoodu waa midnimo Somaliyeed oo xaq ah .Anaga ayaan markii horena ku dhawaqaneey xiiriyadda imiikana anaga ISSAQ iyo dadka naladaga ka xoreeynaya habarwal faqash oo ku darayna Somalida kalee iyaguba dhibataddu xun so gadaay. Maddaxada Garxajiiskuna tanay ogayeen markii horeba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hagar Beyle

Tuesday, October 31, 2000 - 02:22 pm
Nin yow run ma rabtaa: anigu waxaan ahay nin H/yoonisa, Muuse carre(wasiir kaliya kuma lihin Dawladda somaliland);haddana waxaan leeyahay ha ku dhegtaagina cadowgiinna koonfureed iyo daba dhilifyaddooda ee raaca issaaq walaalihiin). Dan idiin ma hayaan Daarood iyo hawiyaha daba dhilifka ah ay wataan. Raaca Cigaal hadday dhab ka tahay inuu daafacayo Somaliland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caaqil

Tuesday, October 31, 2000 - 02:40 pm
hagar beylow dee taas ayaa laaysku haysta maa daacad ayaay oo yehiin somaliland misa waa cayaar cayaar hadee aay dhab tahay sheekadan somaliland ina cigaal barbara iyo shiekh oo laba xaba oo ciise muse dagaan ka moonaan dhigin gobol saaxil la baxay oo guriga subeer awalna manuuna samayen ee inadeer waa laskugu soo gabanaya somalilandtan wax ka socunayana ma jiro inta kale ee isaaqana waa dad badow ah oo uu ina cigaal masroofu ee nimankee wax garadka aha TUUR iyo nimakii shirkii 1991 joogay waa kuwaa iskaga caraaray meesha markay arkayeen fulxumada ka socuta dalkaa somaliland.

bal is waaydee suaashan siduu nin gudubeersii ah oo shalay aynu la dagaalamaynay maanta oo ina cigaal oo yahay madaxwayne ku xigeen ,dhulbahate intaas oo wasiir ayaay leeyihiin,warsangalii. nimankii nimaka aha ee musa care ee XASAN KAYED(SNM),TUUR(SNM),HAABEEL............ oo intaas oo rag kaga dhinteen SNM iyo dagaalkii sokeeye nin kaliya dowlada somaliland kagama jiro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL GARXAJIS

Wednesday, November 01, 2000 - 07:40 am
HADAANU GARXAJIS NAHAY HOGAAMIYAHAYAGU WAA CISMAAN KALUUN,IYO BUUBAA IYO INTII KALE EE SOO CELINAYSA SHARATA GARXAJIS
MA DOONAYNO INA CIGAAL IYO INTA HOOS JOGTA ,SHARAFTII GARXAJIS MEEL BUU KAGA DHACAY DAWADA KELIYUNA WAA SOOMAALI WEYN.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.