site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Somaliyey siyaasad ka daalnaye dane kale ma ka hadalnaa

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Somaliyey siyaasad ka daalnaye dane kale ma ka hadalnaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 01, 2000 - 02:07 am
waxaa la yaab leh in somali ay oday habar iyo caruur noqdeen siyaasi waliba siyaasadeena ma laha hurumar ee waa xasadnimo marka miyay ka haboonaan lahayd in arimo waayao aragnimo ah oo qof walba waya aragnimo ka heli kara ama qosol leh aan is waydaarsano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XASAN

Friday, November 03, 2000 - 06:46 am
WAA RUNTAA LAAKIN MAGAC MAA LAGAA ILAABAY MARKAAD DHALATAY HADII LAGAA ILAABAY ANAA HADA GUU BIXINAYO WAXAANA LAGU YIRAAHDAA


RUNSHEEG

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.