site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Runmiyaa Murursade =

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Runmiyaa Murursade =
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qasaaye

Wednesday, November 01, 2000 - 07:01 am
Somaliyey markan yaraa waxaa nalaku seexin jirey ware wolf (qorismaris) ayaa idin cunaya hadii kale seexda. Xaafada iyo dugsiga quranka waxaa la isla dhexmari jirey qofka murursadaha ahi awood wuxuu leyahay uu habeen kii ku noqon karo Wolf. Arimahaas maxaa ka jira?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

murusade

Friday, November 03, 2000 - 05:46 am
qasaaye,
saaxiib waad iga qoslisay, hadii aan waraabe noqon kari lahayn, qabqable dagaal ma nooladeen, lafahooda ayaan feenan lahayn. waxaasi waxba kama jiraan.
waxaas casri jaahiligi ayaa dadka lagu waabin jiray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUUSEY

Friday, November 03, 2000 - 05:51 am
LOL - Qasaaye ani xataa waa maqli jirey laakiin waa sheeko caruur.

Murursade, good answer!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamac

Saturday, November 04, 2000 - 03:08 pm
murusade waan maqlay laakiin ma abgaal baa mise waa qabiil iskii u taagan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ugaas

Sunday, November 05, 2000 - 05:09 am
TO_JAAMAC

Jaamac wixii aflagaado ah adaa u jooga laakiin
MURUSADE waa qabiil jira oo kali u taagan
Abgaalna waa walaalkey oo isku dhaqan & xeer ayaan naga dhaxeeya & dhalmo

hadii intaas ku qancin waydana aday ku dhibee
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiye1

Sunday, November 05, 2000 - 07:19 am
ugaas good u gave the right answer the ass hole

Cause for us Hawiye we dont clasify what the hell they are all ther are is Qaldaan and xabad keentey Murusade & Abgaal are familly + gidir iyo waxi lahlmaala Dheh Hawiye hawiye lee igga dheh damiin lakor dhabey lahoos dhawey la qolfey baad tahey. Jaahil madax weyn adiga camal wqabiil fiican makadhalan balse waxad tahey habar jeclo xishoo raga hawiyana halaka fteamin yey ku wasineeeeeeeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 08:08 am
ASSALAMU CALEYKUM WAA BAARUUD!!
AKHIYAAREEY ANIGA MA IHI HAWIYE IYO DAAROOD TOONA!
WAXAAN AHAY NIN ISAAQ AH. XAASKEEYKA WAA MURUSADE.WAXAAN KU DHASHAY OO DEGANAA XAAFADDA WARDHIIGLEEY AGAGAARKA MAXAMUUD XARBI. WAXAAN LA SOO KORAY DHALINYARADA HAWIYAHA AH. WAXAAN KA SOO ADEEGAN JIRNAY OO QOYSKAYAGA HILIBKA KA SOO IIBSAN JIREEN SUUQ WARAABE. WAXAA XAAFADA U BADNAA MURUSADE, ABGAAL IYO HABAR GIDIR. MACALINKEEYGA DUGSIGU WUXUU AHAA HABAR GIDIR. WAXAAN SALAADA KU TUKAN JIRAY MASAAJIDKA XARARYAALE. WAXAAN KUBADA KU CIYAARI JIRAY XARBI. KOOXDA AAN TAGEERI JIRAYNA WAXEEY AHEEYD MUNUSHIIBIYO AMA BAALDI KU XAARE.
WAXAAS OO DHAN WAXAAN IDIIN KU SHEEGAYAA INAAN IDIN TUSO INAAN AHAY NIN OG SHEEKADAN MEESHA KA SOCOTO OO KU SOO KORAY. WAA RUN OO WAAN MAQLAY IN LA YIRI MURUSADHA WAXEEY WAAGII HORE AHAAN JIREEN QOR IS MARIS. SIDAAS AYAANA SUUQA MIIJISKA
LOOGU BIXIYAY SUUQ WARAABE. BALSE SU'AASHA MEESHA TAAL WAXEEY TAHAY ARINTAN MA DHICI KARTAA. QOF MA NOQON KARAA BAHAL? WAXAA JIRTAY ISLAAN AAD IYO AAD U WANAAGSANEEYD MARKA LA EEGO BINI AADAN NINMADEEDA OO AHEEYD DADKA REER SHABEELAHA AH ( AMA JAREER INKASTOO EEY TAHAY MEEL KA DHAC XAGGA INSAANIYADA AH IN QOF MUSLIM AH OO SOMALI AH LAGU WACO MAGAC SIDAA WAX U LIIDAYA) ISLAANTAA WAXAA LAGU XAMAN JIRAY INEEY NOQOTO LIBAAX HABEENKII.
WAXAA KALE OO JIRAY OO LA INOO SHEEGI JIRAY INEEY JIRAAN DAD JUUDAAN AH OO DADKA CUNNA ( CANNIBALS ) OO KA IMAAN JIRAY DHULKAAS ETHIOPIA AHNA CARUUSADA DADKA LA YIRAAHDO.

MURUSADE SIDA UU WARAABE KU NOQDAY IYO MEESHAAN SHEEKADU KA TIMID WAXAA IGU MAQAALA AH INEEY KEENEEN SHEEKADAN DADKA LA DERISKA AH OO DHULKAAS CEEL BUUR IYO GALGADUUD LA DEGAN SIDA HABAR GHEDIRTA, XAWAADLAHA, DUDUBLAHA IYO ABGAALKA.( HALKAN MA TUURAYO WAX JUMPBALL AH )
MURUSADAHA WAA LAGA XOOLA BADNAA DHULAKANA WARAABE AYAA KU BADNAA OO ARIGA IYO IDHAHA QABIILADAAS KALE OO HAWIYE BAABI'IN JIRAY. MURUSADAHA XOOLAHA YAR ARIGIISA SIDAA WARAABAHA UMA CUNI JIRIN. HADDABA QOLYIHII KALE AYAA IS WEEYDIIYAY WAR WARAABUHU MAXAA ARIGAYAGA KU DIRAY OO UU KAN MURUSADHA U CUNI WAAYAY?
JAWAABTA QOLYAHAN ISA SIIYEEN BAA WAXEEY NOQOTAY, WARAABE WAA MURUSADE AMA WUU U HIILIN.
MURUSADA MADAAME UU XOOLA YARAA AAD BUU U ILAALSAN JIRAY XOOLIHIISA, WARAABIHII SOO WEERERA ARIGA MURUSADE WAXUU LA KULMI JIRAY CAABIN IYO IS DIFAAC BADAN.
BALSE QOLYAHAY KALE SIDAAS ISAGA MA CAABIN JIRIN WARAABAHA.
SIDAAS AYAANA KEENTAY IN ARIGA QOLYAHA WARAABE UU SI JOOGTA AH U WEERARO. HADABA MARKII ARINTA SIDAA TAHAY AYAA QOLYAHAAS HAWIYE WAXEEY FIKIR IYO ARAGTI AHAANBA ISKU RAACEEN WARAABE IYO MURUSADE WAA HISHIIS AMA MURUSADAA WARAABA AH OO ARIGA IDIN KA LAAYA RABANA MADAAMA LAGA XOOLA BADAN YAHAY INUU QOLYAHA KALE CEEYRTEEYO.

HADALKA GUNAANADKIISU WUXUU YAHAY, MURUSADE MA AHAN QORI IS MARIS BALSE ARINTO WAA SHEEKO ( fable ). HAWIYE SEEYNLE BAA DAAROODKU YIRAAHDAAN. HAWIYAHA BAHAL MA AHA. DADKA AAN KA DHASHAY EE ISAAQA AHNA ( QLADAAMIINTA !!! ) MA YAQAANAAN
BAARUUD!!

MURUSADE OO WAXEEY YIRAAHDAAN MAROORSADE(MURUSADE) WAA ABGAAL FAQRIYAY! WAXAAS OO DHAN WAA AQOON DARO HEEYSATA DADKA SOOMAALIYEED. WAXAANA ANIGU AAN OGAHAY DADKA KU DARISNIMO, WAX GARIDNIMO IYO WALAALTINIMO WANAAGSANI INEEY YIHIIN MURUSADHA IYO HAWIYAHA DHAMAANTOOD.
HAWIYAHAN DGAALAMAYA EE IYAGA DHEXDOODA ISKA DILAYA WAA ARIN AAD U YAAB BADAN. BALSE OGAADA MEEL KASTO WAXAA KA JIRA DAGAAL SOKEEYE.
HADUU MURUSADE YAHAY WARAABE SIDA UU WALAALKEEY YIRI DAGAAL OOGAYAASHA IYO WARLORDS-KA HA CUNAAN.
WAA BAARUUD!! WA CALEEYKUMA SALAAM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 01:57 pm
HELLO...THIS IS HERIDIID.
BAARUUD AFKAAGA CAANA LAGU QABAY ..WAXAAN AAD ULA YAABAY SIDA AAD U TAWAANO KARINLE HAWIYE AMA MURUSADE. IYO SIDA AAD UGA FAALOOTAY MURUSADE. WAXAASE IGU MAQAALA AN IN MAGACU KU RAACAY DAGAAL AY GU QAADEEN QOLO AAD MURUSADAHA UGA BADAN IN BADAN UU DAGAAL KA DHEXEEYEY GOOR HEBEEN MUGDI AH AY BILAABEEN WEERARKA . HADABA INTA AAN DAGAALKA WARMAHA IYO HOOTTADA LOGU DAGAALAMAYEY BILAABAN AYEY KA TASHADEEN SIDII AY ISU GARAN LAHAYEEN. MAADAAMA CIDU IS WAR IYO MUUQAAL EGTAHAY . WAXAANAY GO'AANSADEEN IN MARKA ASKARI CIIDANKA KA TIRSANI UU KA HOR YIMAADO TARGET IN UU SIIYO SIGN LANGUEGE UNA CIYO SIDA WARAABAHA : HUUUWAA'WAA IF THERE IS NO ASNWER INUUU DILO HADDIISE QOFKU JAWAABTA WARAABAHA GARTO INUU MURUSADE YAHAY. AFTER WAR IS OVER DADKII DAGAALKA LUGU QAADAY WAXAY KU ANDACODEEN IN WAXA LAAYEY WARAABE AHAAYEEN. MAGACUNA HALKAAS CIDA KARAACAY.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.