site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ABDI-QASIM SALAD HASSAN CAUGHT RED HANDED

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): ABDI-QASIM SALAD HASSAN CAUGHT RED HANDED
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOSLAAYE

Wednesday, November 01, 2000 - 11:16 am
Dear Reader: How can you really claim a "president" and undermine your own government. Remember i use the term president losely. With such a headlines i reaaly doubt if this government would get off the ground. The following really happened:


MOGADISHU — Businessmen allied to Somalia’s new president flew a large shipment of fake bank notes into the capital this weekend to help finance the formation of the country’s first government in almost a decade.
The notes arrived at an airstrip about 90km outside Mogadishu on Saturday and were escorted into Mogadishu by about 50 battlewagons and 600 militiamen.

The businessmen who organised the shipment said it contained notes representing about 30-billion Somali shillings (almost $3m), but sources said it was three times that amount.

The use of fake cash is nothing new in Somalia — clan warlords have brought several huge shipments into Mogadishu over the past four years. Each time it happens, the Somali shilling loses value.

On Sunday, the exchange rate in the sprawling Bakara market was 11 000 shillings to the dollar, down almost 10% from Friday.

The notes, printed in Canada, were expected to be used to pay for the militia force put together by allies of Somalia’s recently elected President Abdiqassim Salad Hassan to provide security for him, his team of ministers and a new 245-member parliament.

It was also to go to help pay for accommodating members of the new government and parliament in Mogadishu hotels.


Old habbits don't die down.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 02, 2000 - 06:09 am
Bal ka daranta tanna eeg:


Cusuumadii Cabdiqaasim oo isku bedeshay Ceeb
> Oct 30, 2000 - Somalilander
> Shalayto ayuu qabqable Cabdiqaasim wax uu ugu
> yeedhay ' Qado Sharaf ' ugu sameeyey guri uu
> leeyahay walaalkii kooxo taageerayaashiisa ka tirsan
> oo ay ku jireen rag ay ka mid ahaayeen Cali Khaliif
> iyo Cusmaan Kaluun. Casuumadaasi oo bilaabmatay 2
> galabnimo ayaa waxa ka soo qaybgalay dad tiradoodu
> dhan tahay 103 qof oo ay ilaalinayeen maleeshiyo ku
> dhawayd 500 oo nin. Markii la soo dhigay suxuun
> waaweyn oo ay ka buuxdo raashinkii loogu talo galay
> in ay cunaan marti-sharaftu ayaa dadkii meesha lagu
> casuumey ay bilaabeen cunida cuntadaa. Daqiiqado
> kadib ayey ilaaladii 500 tiradoodu dhanayd ogaadeen
> in aan iyaga wax cunto ah loo soo wadin.
>
> Markaa kadib ayey ilaaladaasi ku jeesteen ninkii
> watay iyagoo waydiinaya sababta aan iyaga qado loo
> siinayn. Ninkii watay ayaa ugu jawaabay in aanu
> garanaynin sida ay wax u socdaan, hase yeeshee uu
> kula talin lahaa in ay martida cuntada loo keenay la
> wadaagaan. Mar keliya ayey 500 oo nin ku
> foorarsadeen dheryihii cuntada lagu siday iyagoo si
> baahi leh u cantuugaya cuntadii yarayd ee meesha
> taalay. Gaajo badan oo martida iyo ilaalada labadaba
> haysay awgeed ayaa meeshaa waxa ka dhacay
> jaahwareer. Dheryihii ayaa la boobay, waxaana
> meeshaa ka dhacday gacansaar foolxun. Dad ka mid
> ahaa martida ayaa lagu soo waramay in la gacan
> xumeeyey.
>
> Meeshaasi oo markii hore loogu talagalay in ay
> noqoto goob-sharafeed ayaa ku dhamaatay ceeb ka
> raacday meesha Cabdiqaasim iyo walaalkii oo iyagu
> qadada kharashkeeda bixiyey.
>
> Martida kale ee haatan joogta Muqdisho een iyagu u
> dhalan magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda, markii
> horena meesha u tagay inay xubno ka noqdaan wax
> loogu yeedhay Baarlamaan ayey hudheeladii la dejiyey
> haystaan kadib markii ay bixin waayeen lacagtii
> hudheelka ay ku deganaayeen. Nin dadkaas ka mida oo
> la yidhaahdo Axmed (nagana codsaday inaan qarino
> magaciisa labaad) M. ayaa noo sheegay in isaga iyo
> 67 nin oo kale ay hudheelada u dhawdhaw Ramadaan
> Huteel ku xayiran yihiin kedib markii ay iska bixin
> kari waayeen kiradii Hudheelka. Ninkaas oonu
> waydiinay sababta uu hudheelka u degay hadii aanu
> iska bixin karin kirada ayaa noo sheegay in isaga
> iyo saaxiibadiisa kaleba lagu wargeliyey in ay
> yihiin ' Xildhibaano ' islamarkaana aanay u baahnayn
> inay ka fikiraan kirada iyo wixii ay cuni lahaayeen.
> Ninkaasi waxa uu noo xaqiijiyey inay ku sugan yihiin
> wax uu ugu yeedhay amakaak, macaluul iyo dhibaato
> aad u culus ayna rajaynayaan in qaraabadoodu ay
> madaxfuran doonto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAAN DARRO

Thursday, November 02, 2000 - 07:36 am
AYAAN DARRO, AYAAN DARRO, AYAAN DARRO, AYAAN DARRO, AYAAN DARRO, AYAAN DARRO, AYAAN DARRO, AYAAN DARRO.

MAROORA DILAAC, MAROORA DILLAAC, MAROORA DILLAC, MAROORA DILLAAC, MAROORA DILLAAC, MAROORA DILAAC,MAROORA DILLAAC.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.