site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JAGADA DAMERWADISTA HAWIYE OON CIDNA LOO DOORAN WALI

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): JAGADA DAMERWADISTA HAWIYE OON CIDNA LOO DOORAN WALI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHABEL

Wednesday, November 01, 2000 - 02:51 pm
WAXAA WALI LA SUGUYAA CIDII LOO DOORAN LAHA JAGADAN LOO YAQAAN [DAMERWADISTA IYO DHAAMINTA BIYAHA EE MAGALADA]TASO AH MID MUHIIM U AH BULSHADA SOMALIYED BALSE .
SHURUUDAHA WAA INUU ABGAAL AHAADA QOFKA ISU SOO SHARAXAYA JAGADAN .
DHAXAL UGA HELAA XIRFADAN FAMILKIISA .
XARIIF KU YAHAY WADOOYINKA IYO LUUQLUUQYADA .
MAGAC SOO JIIDSHO LEH YEESHAA SIDA XAAYOW ,CALASOW
CIILANE IWM.
JECELYAHY INUU DHUUSO MARKA UU DAMEERKIISA DHUUSO.
HADABA WAXAA ISWAYDIIN MUDAN HADII HADII CIILANE LAGA DHIGAY WASIIRKA ...... YAA DAMEERKII WADAYO?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ROOBLE

Wednesday, November 01, 2000 - 05:40 pm
NACALAA WAJIKAADA IYO WAJUUHDAADA GU TAAL WAARIDKAA WAX KAMA SHEEGI KARO LAAKIN MAALINTAY HOOYADAA GU FOOLANEYSAY INEY BIYO FOOLADO AYAA LOO QAADAY DERBIGA KADAASHIISA GU KAMBO HADAAD NIN RAG TAHAY MARKAAD HOR JOOGTID NIN ABGAAL AH SAAS DHEH DAMEERKA WAA SHAQO SOMALINA GOBOL AAN LAGA WADAN MAJIRTO XADAA GOBOLKA ABAARTA AH OO AAD KATIMID.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xayow

Wednesday, November 01, 2000 - 05:44 pm
to shabeel:

listen up you bastard! work is not something that people should insult each other on, you bitch ass motherfucker. you just use it as an identification. I can tell that you are a ghetto-ass ignorant bumb, who has nothing to fucken do!!!


better raise up you ignorant bastard!!!!!!!!!!!!!!!!!!1

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Wednesday, November 01, 2000 - 06:09 pm
Thursday,02,2000-300pm

To: shaydaan,evil shabeel.

WAXAAN FILAAYAA JAAHILNIMADA KAA BADATAY OWGEED WAXA AAD KU HADLAYSID XATAA MA QIYAASNA,ADIGA OO KALE OO MA SHAQEYSTE AHBA WAA LA YAQAAN,MARKAAD SOOMAALIYA JOOGTAY SHAXAAD BAAD KU NOOLAYD,MARKAAD DIBADA TIMIDNA DOOL AYAAD QAADATAA,OROD OO WAX ISKU FAL OO DIINTA BARO,ILAAHAYNA DEMBI DHAAF WAYDIISO, INTAAD WAX CAY IS LEEDAHAY NAAR HA KU DHICIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BURCAWI

Wednesday, November 01, 2000 - 06:22 pm
XAYOW?
WHAT THE HELL IS YOUR PROBLEM THE GUY IS JUST TELLING THE TRUTH

ITS WELL KNOW THAT HAWIYE WAS DAMEER originaly
so get use to it

DAMEERKU WAA CIIL KU NOOL CIIL KU NOOLA MADAX LAGAMA DHIGTO

LAAKIIN BAL MESHAAD GAYSAAN BAANU ARKI SOOMALI

SO FAR YOUR SCORE IS -1BILLION SO FIRST GET OUT AND RAISE THE PRIDE OF OUR NATION

XAAR YOHOW URAYAA

ANAGU WAA GOOSANAY QAYBTAYADII MARKII HORENA KHALAD BAY AHAYD IN AANU KOONFUR WAX LA QAYBSANO

horaa loo yidhi

WALAWEYNTU RAG IYO RABI MID NA MA YAQAANAAN

ORDOO XAARKA ISKA DUWA NACALAD YAHAY FOOSHA XUNI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dir

Wednesday, November 01, 2000 - 08:04 pm
hawiye ma diidan tihiin dameerkiina maanta, xagee idin geynaa, waxaad doonaysaan iyo waxaad nacaysaan lama yaqaan, dameerku waa hidihiina waxay ahayd inaad ku faantaan ileen nin walba waxbaa lagu yaqaan, haddii uu calaf idiin galay waxba ha ka didina haddii kale soomaalida kale sidaa ayay idinku maadasanayaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hawiye

Wednesday, November 01, 2000 - 11:51 pm
war heedhe umadaan danbi baddanaa

1- Dameerka boosaaso jooga yaa wada
2- // Hargeysa // // //
3- // garowe // // //
4- // Hooyaddiin // //

waxaadse ogaataa DAMEERKA hawiye naagaha darotka iyo isaaqa ayuu gogasha la seexdaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 02, 2000 - 12:07 am
waryaa hawiye aad baa ugu mahadsantahay cadaysiga aad cadaysatay in uu DAMEERKA IYO HOWSHA LAGU QABTO AAD LEEDIHIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Joke

Thursday, November 02, 2000 - 12:08 am
That is a funny sketch, but please stop the Insults. Abgal are a great nation who are part and parcel of Somalia.

So joke aside who does drive the donkeys in Puntland and Somaliland?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Thursday, November 02, 2000 - 01:25 am
To Hawiye in aad aflagaadeyso gabdhaha Somaliyeed
waa ceeb waa wlaalahaaga.
Shaqo waa shaqo ee dhibaatada waxaay ka tagantahay
dadka idinku caynayo shaqo waa dad aan wax garad
aheyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abgaal

Thursday, November 02, 2000 - 02:26 am
Sida ka muuqata BB , qof walba caqligiisuu hadlaa, nacas iyo qofkii la murmana wa isku darajo.

Waxa Ibliis ka fogeeyey naxariista rabbigiisa waa kibir, islaweyni iyo yasmo uunka rabbi.
Qofkii dabeecaddisa sidaas noqotana waa ibliis askartiis rajana maleh.

Waxaa iga waana ah ina labada daraf oo meeshaan isku heysta ay aflagaaddada ka dhaafaan ummaddeenna. qofkii qolo caaya, kulli waa na caayey, maxaa yeelay musiibada ka dhalata waa na wada saameeyneysaa, qolo walba dad fiican bey leedahay, iyo dad qalbiga ka buka. Nasiib xumo baabaa' waddankeenna waxaa sabab u ahaa kuwii xumaa u dadka dulmay oo boobay hantidii waddanka iskuna diray ummadda oo dulliyeelay kulligood, iyo kuwii dulmanaa oo sida xun u aarsaday ayagoon u aabayeelin aayaha dambe.

Maanta, waxaan u baahannahay xalli, uma baahnin caay, Nin dameer lagu caayo wexey keentey in gabdheheenni ay dameerro iyo Jamaican guursadeen,

Dadka caqliga leh wexey ka munaaqashoodaan " (ISSUES) Kuwa caqliga yarna wexey caayaan shakhsiyaadka dadka.

Sidaa darteed, Ninka bogaan furay waxaan rajeynayaa inuu ka joojiyo dhaawaca meel bukta oo daawo la raadineyno, haddii kale, ogow, xumawadidda mar bey meel xun kula gali doontaa. Kuwii kaa horreeyey ku quus qaado.

Ragga u jawaabay ninkaas iyo wixii la mida ahna, waxaan idinku waaninayaa darajadooda liidata ha ula degina.

Somali waxa ugu fiican kuwa Rabbi ka baqa, qolo walba ha ahaadeenee, waxaana u xun waxaan Rabbigooda oqoon karaamadna leheyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANTI HARAAD

Thursday, November 02, 2000 - 02:58 am
SHABEL

ALLAH YA CISAK, DAMEERLA'AN WAABA HARAAD U DHIMABEE, WHAT MY BROTHER SHABEL WROTE IS NOT JOKE AND ABGAAL NEEDS TO THINK HARD AND MAKE SURE THAT THIS POSSITION SHOULD FOURFOLD AS SOON AS POSSIBLE SINCE YOU GOT MOST EXPRIENCE ON THIS POSSITION, BUT I BELIEF THE BEST MAN FOR THIS JOB ALI MAHDI... ANY OTHER SERIOUS CANDIDATE CAN APPLY FOR THIS FUNCTION BUT MAKE SURE THAT YOUR SURENAME IS AS MENTIONED ABOVE, YALAXOW, CULUSOW, CANTAROS, ARIYOS, OR ABGAAL CISMAAN.

PLEASE SEND YOUR CV TO SHABEL..

OR E-MAIL ME AT HAREERO@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Thursday, November 02, 2000 - 03:57 am
Doqomo meesha isagu yimid ayaad tihiin. Dameerku wuxuu idin kala furaa naagaha aad kala goysan weydaan hadii aad daarood tihiin illeyn nimanba ma tihiine.

Abgaal waa qabiil kaa sharaf badan kaa xoolo badan kaa aqoon badan dhinac walba bal taariikhda dib u baar aad ogaatide.

Waxaad tihiin kuwii gabdhohooda rag kale iney ka dhileystaan amraaye si aad weji uga heshaan Aaaaaaaaq!! war waxaasi ma dad baa qurun ee afka soo suubsada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BULAALE

Thursday, November 02, 2000 - 04:33 am
dameero hadeey joogaan puntland ama somaliland koley cidii wadistiisa taqaan uun baa hadana wada........taasi waxz ceeb ah maaha.......somaliya reeraha qolaba wax bey caan ku tahay waana sidan:

1) Ogadeen - GEEL/ARI/FARAS
2)Ciidagale/H/Yoonis - GEEL/ARI/FARAS
3)Dhulbahante - GEEL/ ARI / FARAS
4)Hawiye futo madoobe - DAMEER/BAQAL/LO
5) Mirifle?Digil - TUUGSASHO (LABADOODA GACMOOD MID BAA DHEER)
6)BIYOMAAL/SHEEQAAL AND SO ON - BEERALEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BE-REAL

Thursday, November 02, 2000 - 05:45 am
TO BULAALE AND SHABEL,,,JUST I WANA TELL U GUYS THAT U R SICK PPLL AND U DON'T HAVE A LFE,,GET A LIFE GUYS AND GROW UP,,CUZ 2DAY WE WANT 2 BE ONE NATION AND ONE PPLL STRONK PPLLLL,,,AND U TALKING ABOUT THAT PULSHIT THINGS,,,I THINK ALL PPL IN HERE R OVER 20,,,,SO THE LAST THING THAT I WANA SAY IS CHECK AROUND U AND SEE WHAT THE OTHER PLLL DOING AND WHAT U DOING 2DAY,,,I HOPE I KNOW NOW WHAT I'M TALKING ABOUT.....

YOUR BRO BE-REAL
SALAAM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil

Thursday, November 02, 2000 - 06:14 am
TO. Eyga Ahmed

Waryaa maxaad Daarood ugu af lagaadoonaysaa iyadoo dameero laga hadlayo ku ekoow mawduuca mar walba laga hadlayo adoo kalena waan aqaan Hooyadaa oo nin Daarood ahi wasayaad daaqada ka daawan jirtay.

Markaasaa hadhowna cinimaha lagaa bixin jiray.
Inangumeed baad tahey iyagaa sidaa u caytama eh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 02, 2000 - 07:15 am
Puntland waa illegal in dameer loo isticmaalo gaadiid ahaan.

Waa ka xumahay beelaha soomaliyeed ee meesha lagu caayey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kings.

Thursday, November 02, 2000 - 09:06 am
arrinkan waxay sharaf dhac ku tahay bahda puntland,waayo waxaan rajeynayney in aan doowladda puntlan ku darno rag abgaal ah sida caaqilkooda muse suudi,maantana waxaas ayaad meesha ku soo qorteen,war waan ognahay waxa ay yihiin laakiin ha sheegsheeginnina..just waxaad tiraahdaan (nin dameer wada waa dameer kale,)waxaa kale oo aan idiin sheegaya dagaalkii abgaal iyo gaalada habar-gidir, wuxuu ka billaamay baa la yiri habargidita ayaa dameer caysay. ..ahahahahahahahhhhh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garxejis

Thursday, November 02, 2000 - 09:07 am
Dhulbahantaaba Jagadan loo hayaayey.Iyagaan waxba diidin oo laboodaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuur

Thursday, November 02, 2000 - 09:40 am
Biyo-dhaamin, Beero-falid, kaluumaysi, birtun,iwm, waa shaqooyin umada sharaf, hor umar iyo isku fillaansho u keena. Waxa kasoo hor jeedaa waa: shaxaad, tuugsi, cayr/shab-qaadasho, sharmuutaysi, iwm. Taasoo qofka sameeyaa uu culays, sharafdarro iyo waxa afka qalaad lugu yiraah parasite ummaada ku noqdu. Qofku in uu umaddiisa iyo naftiisaba u adeego sida asogoo biyaha u dhaamiya, beerta u fala, kalluunka u soo qabta, dagaxa jabiya, guryaha dhisa, aniga waxay ila tahay wax aad u sharaf badan. qofka shaqooyinkaas sharafta leh wax ka sheegayaa waa inuu yahay: Jaahil, doqon(lazy) ama waalan(mental disorder) kaasoo parasite iyo culays ku ah dadkaas shaqeeya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHULWAS

Thursday, November 02, 2000 - 09:53 am
GADH-XAJIS

WAAR WAA INAGIIYE MA IMINKAAD SAA TIDHI?
WELL JUST FOR THE RECORD
FOR 200YRS DHULBAHANTAA SOOMALI IDINKU HAYEY OO IDINKA HAYEY HADANA WAXAASAAD KU HADLAYSAA

WAAD OGTAHAY IN GARTIINA LAASCAANOOD LAGU NIQI JIRAY WALIGEED MARKAAD IS AF DHAAFTAAN ILEEN
MA TAQAANAN SIDA LOO GAR BOXO E

THAT IS FOR GADH-XAJIS


--------------------------------------------------
TAKALE AAN DAMEERAHA U SOO NOQONO

WAAR ANAGA WAXAA NOO JOOGA KU WO LA YIDHAAHDO FIQI SHINI OO DAMEERAHA ISTIC MAALA ILAA IYO HADA WAXAAN GARAN LA AHAY WAXAY KU SAMEEYAAN WAA AYO
KOLABA MAGAALADA WALI KKUMA DHEX ARAG

WAXAAN UMALAYNAYAA IN AY SHUQUL HAWIYE KU QABTAAN= INAY WASAAN DAMEERAHA
TAKALE MA OGTIHIIN IN NAAGAHA HAWIYE KA DALOOL WEYN YIHIIN NAAGAHA KALE EE SOOMAALIYEED I WONDER WHY? WAA SHUQULU DAMEER
WAA ARIN AYNAN TAABAN KARIN TAASI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bulaale

Thursday, November 02, 2000 - 02:57 pm
ninkaa dhulwas isku sheegayow........ma taariiq laga tagey maab dib noogu celineysaa?......waxaa lilaahi ah haddii la is baar-baaro inaad hood uwada fooraarsan doontaan ee taariiqda yenu baar baarin.........anagu weynu is naqaanaa........

gartana aan ku saxo, heestii ina mooge ee gaasiraay miyaad ilowdey? miraheedii aan kuu xasuusiyo: "gartana ina sanweyne ayaa loo geesan jirey, gaasiray inaga, inaga....yeey na kala...."

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdule

Thursday, November 02, 2000 - 03:18 pm
Iyaah ar xow yiriye ogaaw....aryaa shabeel heysku sheegin waa ku aqaan doofaarti cidiinaaheed wase abgaal waa kuwii idin haayeen markii dadka kale dabada idinka wasaayeen..daarood ka dhamaatay aa tahay hooyadii iyo aabahii maalintii ee isku tagaayeen bisinka ma qabsan waa la ogyahay Shabeel waxaan ku dhihi lahaay is marji waayo wax kale aad istaahisho aaba iska yare...maantana abgaal isagaa heysa somalia oo walaalahood ayaa madax ah adiga marka kalkaaga dabada inaan kaa korno aan basbaasna kuu mariheynaa adiga iyo wixii kula mid ahba doofaarka kale ee qaldaan adiag waxaan ku dhahaa naagihiina quruxda badan xamar aa ina la keeno aa sharmuuto house wax la yiraa looga furaa coz wax kale kuma fiicnee....Abgaal and Hawiye Shine through the history intiina kale dabada noo dhaqa Kufaar iyo wax aan diin iyo iimaan leheen aa tihiine...Last time...Cawada Ottawa gabar daarood iyo qaldaan aan waso aan ka raadasahaa cccccccccccc ha idiin macaanaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHULWAS

Thursday, November 02, 2000 - 03:40 pm
BULAALE,
WAAD KU MAHAD SANTAHAY IN AAD KEENTAY INA SANWEYNE MEESHA WAA AYO HEESTU SAA MA AHAYN WAXAY AHAYD MARKII HORE

GARTA INA YAROOWAA LOO GGAYSAN JIRAYEE
YAROOWE WAAD TAQAANAA BAAN FILAYAA
WAAD OGTAHAY INA YAROOWE WUXUU AHAA
NIN DHULBAHANTE AH WAXAANA LA ODHAN JIRAY XAAJI CABDI YAROOWE MARKAA WALAAL SHEEKADA MEELAHAAS LA AAD

WAA IDINKII BUURAHA SHIIKH UGA IMAN JIRAY SI AAD U ARAGTAAN XAAJI CABDI YAROOWE

BAL HA MURMINE AWOOWAYAASHAA SOO WEYDII MARKAANA SOO NOQO OO NAGU SOO WAR CELI RUNTANA KA SHEEG WARKA....

FAQASH YAHAY WAAR MEESHA FAQASHTII IIDOOR OO DHAN BAA TIMI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RJ.

Thursday, November 02, 2000 - 06:47 pm
WAA NAFSI IN NIMANKII AAN XAMAR KU SOO DHOWEYNAY AY MAANTA NAGU CEYNAYAA DAMEER WADID. "SOMALILANDERS AMA ISSAQ WAAYE WAXA EDEBTA DARAN EE HADA ISKU KEEN DIRAAYO. WAXAA LAGA JOOGI LA YAHAY INTERNETKA OO DHAN. MEELKASTA WAXAY LABAXEEN XABIILO KALE OO WAXAY RABAAN IN AY ISKU KEEN DHIRAAN. DAMEER WADID CEEB MA AHA. WAANA SHAQO IYO XOOG HALAAH AH. WAAN KA HUMAHAY INAAD MAANTA HAWIYE AAD KU CEYNEYSAA DAMEREE WADID.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madarkicis

Friday, November 03, 2000 - 12:03 am
Hadaad muduloodow nimankaan si fiican u aqoon lahaydeen warkooda kama aadnan xanaaqdeen.Nimankaan waa niman cayda ku taqasusay iyagu markay xataa dhexdooda is caayayaan waa sidoo kale.
Tan labaad gaadiidka dabiicigaa ee soomaalidu rarato waa labo ileen baabuur annagu masamaynee,
waxaana weeye dameer iyo awr.
Marka awrku wuxuu joogaa miyiga dameerkuna magaalo iyo dhul beero leh,marka kee labadooda miyi iyo magaalo laqaataa!
Saaxiibayaal hadaad xanaaqdaan waa laydinka badiyay ee ogaada wuxuna kaftan iyo af ku aarsasho ma dhaafsiisna take it easy!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caasho

Friday, November 03, 2000 - 12:44 am
to dhulwas

waxaad tiri naagaha hawiyaha waa sil weyn yihiin ma sil weynin ee adigaan kus meesha ku heynin

midda kale naagaheena waan sheekeesanaahe runtii haddaan nahay naag soomaaliyeed oo dhan waxaan isku raacnay in nimanka hawiyaha ka KUS weyn yihiin nimmanka darot isaaqna haba sheegin darotkaa dhaama. marka wallaal dameer nama wasee waxaan heynaa rag rag rag. ee ALLAHA wax ku siiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hello

Friday, November 03, 2000 - 01:45 pm
caasho

ma waxaad soo samaysay EXPERIMENT iyo TESTS? bal inoo faahfaahay shaqada aad soo samaysay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kofi-dhuub

Saturday, November 04, 2000 - 08:01 am
isaaq iyo darod,waa labada qabiil ee caalamka ugu oonka iyo haraadka degen,sedes nin haddii ayt dshimato,lana ka mid ah waxaa diley harraad iyo haraan hir..in ay hawiye oo ereyga (harraadka) bisha soonka oo keliya maqla lagu caayo dameer iyo biyo dhaamiyoow,waa ku talax-tegis iyo faataa-dhugle-nimo.ma kula yaabayo in aad biyo-dhaamis cay u qaadato waayo ereyga ayaa kugu cusub,awoowgaa kaadi-geel sida ay u dhedhento bal-weeydii..wuxuu oron doonaa w(war uf taa haysoo xasuusin maandhe)..hadaba, get water firs and then you will look for donkey..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAAN DARO

Sunday, November 05, 2000 - 07:37 pm
WAAN IDIN SALAAMAY
SOMAALIYA WAA BURBURSANTAHAY INAAN IS CAYNO DAN
NOOGUMA JIRTO.QORAALADA FOSHA XUN DADKA SHAYDAANKU
WATO BAA QORYA IYO GAALO AF SOMAALI KU HADASHA
SOMAALIYEEY WAA LA IDIIN TASHADAY INTAAD KA
SHEEKAYNAYSAAN NAAGIHIINA IYO NOLOSHIINA ISUNA
FAANAYSAAN HORE AYUU ABWAAN ILKACSE U YIRI
(ISMA DHAANTO IYO DHASHEED).
DADKA LAGU CAAYEY SGHAQADA DAMEERKA WAXAAN LEE
YAHAY WAA SHAQO DAD MURUQOODA IYO XIRFADOODA
KU SHAQAYSTAY BAAD TIHIIN WAAD DHAANTAAN DHABAR RARTADA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 06, 2000 - 05:37 am
BULAALE
PEOPLE LIKE YOUR IGNORANT ASS SHOULD BE EXECUTED AND SHOULD NOT BE GIVEN THE PRIVILEGE TO BEREATH. WHO GAVE YOU THE RIGHT TO JUDGE OTHER PEOPLE AND PRETENTTO BE SO EXPERT OF KNOWING WHAT EVERY TRIBE'S ROLE AND ACCUPATION IN SOCEITY. I PRESSUME YOU MUST BE ONE OF THE PLENTY IGNORANT AND DISLOCATED "DAAROOD", THAT ARE SO UNGRY AT HAWIYE,SIMPLY BECAUSE YOU NO LONGER CRUISING IN THE STREETS OF MUGADISHO AND YOUR ASS IS BROKE AND REFUGEE IN CAPMS.

GET A LIFE AND YOU KNOW WE ROCK YOUR WOMEN LIKE YOU NEVER SEEN BEFORE.YOU PEOPLE(DAAROOD)SEEM LIKE YOU CAN'T GOVERN NO MORE, SO THE ONLY THINK YOUR CAPABLE OF DOING KNOW IS INSULT OTHER POEPLE, BECAUSE YOU KNOW YOUR SO WEAK AND DESPRATE THAT YOU WILL SAY ANYTHING TO DISTRACT PEOPLE FROM CONSENTRATING WHAT IS ON-HAND AND IMPPORTANT.GET A LIFE, AND YOUR BIGGEST WORRIES SHOULD BE HOW YOU GET OUT OF THE CAMPS AND SAFE YOUR BIG PUSSY GIRLS FROM HAWIYE DICK WHICH THEY CAN'T GET ENOUGH OF.

TRUE TO THE TRIBE OF HAWIYE

"HAWIYE FOR EVER, AND SHEEQAAL RULE".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHULKA#1

Monday, November 06, 2000 - 10:46 am
KU DHULWAS

KELEBYAHOW HA NA SHEEGAN NIN DHULBAHANTE AHI FAQASHINI IYO RAGA GABDHAHAYAGU DHALEEN MA CAAYO E WAR MA WAXAA LAGAA RUMAYSANAYAA INTAAN DHULABAHAN TE SHEEGTO AYAAN GABDHO CAAYAYAA.

WALAAL CAASHA HAWIYAAY HORTA WAAD KU SUGATAY WAXAA AAN SINABA AHAYN. LAAKIIN ILAAHBAA IGU OG ADNA QIYAAME AYAAD KA SHEEKAYNAYSAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHABEEL

Monday, November 06, 2000 - 05:09 pm
SALAN DHAMAN .
MAR KALE AYAAN IDIN LEEYAHAY WLAALAYAAL RAALI KA NOQDA HADII HADII AAN DAREENKIINA KICIYAY HAWIYE,GARAHAN ABGAAL .
IGAMA AHAYN AF LAGAADO BALSE WAXAAN WAX KA TAABTAY DHAQANKII IYO HIDIHII AD KU CAANBAXDEEN OO WALIBA MA GUURAANKA AHAA KAASO AY AHAYD IN AAD TO PROUD KU AHAATAN , NASIIB DARO WAAD KA NASXDEEN MARKII WAX LAGA SHEEGAY WAANA AYAAN DARO HAWIYE [ABGAAL]ARINKAAS .
TALO TO ABGAAL:
WALAL KU FAAN EE HA KA FAANIN ILAA AAD KA GAARSIISID DAMEERAHA KUWO LAGU BARATAMO SIDA FARDAHA OO KALE ,GUUROOW U TIRI ,U SHIRIB KOLEY GABAY HIDO UMA LIHIDE ILAA AAD DHUUSADIISA SIDA DHEEMANKA U AMAANTO.
AAN KUU BILAABO ...ADAA DAMEEROW DHUUSADAADA..
DHAWAQ DHEERTAHOO DHAXAL KUU HELAYE ....
ADAA I DHARJIYOO DHUUN LACUNOYO KU DHAQDAAYE...
DAAROODKU WAA DAD DHAQAN LEH SOO JIREEN ,SOMALILAND IYO INTA KU ABTIRSATANA WAA DAD HADALKOODA XIKMAD DARTEED LADAALACDO.HADABA WAXAA MAANGAAB AH NINKA DHAQANKIISA KA TAGA KU SHIISHEEYAN GAARI KARI WAAYA AMA AFLAGAADO IYO FIKRAD KALA SAARI WAAYA ...OGSOONOW TAARIIKHDAADA INAAD BARATO AYA KA WANAAGSAN INTAAD MIDKALE WAQTI KAAGA TAGI LAHAA .
OGSOONOW WADISTA DAMEERKA HAWIYE LAGAMA HAYSTO WAA QATAR WAA LAYSKU RACAY OO FARAHAY UGA GUBTEEN ,BALSE HADII AY DOONAYAAN ISKOOLWIIDO SIDA DAWLADA LOO WADO HA QAATAAN AWAAMIIRTA DAAROODKA AMA SOMALILAND KA DIB IYAGABA DADKA WAX DHEER OO DAWLADANA WADA DAMEERKANA LABADABA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hadrawi

Monday, November 06, 2000 - 05:40 pm
Shabel, waa iga qoslisay lol, sheekada Cvga waa ka helay, waxaad i xususisay "Employment News" in kastoo aad ka tagtay in khibrad la prefer garaynayo, waxaa yaab ila noqotay in sheekadii isu badashay qabiil iyo waliba sex (casho). Saaxiibaday ayaa qosolkayga la yabay kadib markan akhriyay, waxay yiraahdeen markan u shegay "shabel gar ha loo dhigto":O isla markii waxaa lays waydiiyay in loo bahan doono dad khibrad u leh Dameeraha iyo gartooda, waxay kaloo igu biirsheen in dameeraha sidii loo dhaqan jiray wax laga badalo, waa sidaan:
1) In laga daayo danbishii Hassan Abshir ku soo rogay in dabada looga xiro.
2)In la sameeyo Iskashatada Guud ee Dameralayda
3) In Madaxtooyada laga baxsho Musharka dameralayda.
Waxaan is waydiinay sababta uu dameerka iyo waduhu ay xuquuqdaan u yeesheen, jawaabtii waxay noqotay " Ninkii Waday ayaa Dawlada ku jira"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

vtrgtyytbd

Monday, November 06, 2000 - 05:55 pm
vbjkvhkyhgstruyhfdjjkhcxnb jbxncjdfhdjslfhjldklsafhhhurehuetreytruehgjcxvnmcxn xmnvjcghrjk;gfkhgruyeurtjhgjcxhvcmxnvm nmmhvifdgieosutio4utirutirujgkfdjgkfjvmcnvfdjuhityeioture
koreegryitr[yitr[ytryttphtry't'rhdfcdfdrerrwrrertlrtrlttry.ty,lhgffhylully[8uiiu[yjhyt[hpgytu768]7

9
hj

/gfd/sgfrewt/ry
t:


uhreeg
fdgdsjfffscfdjfferwrr32bkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkjk, trfdgfddyyk5557657

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fvbmckgdgd,

Monday, November 06, 2000 - 06:02 pm
jckhfdhkl9.hga00gh fdhgh8888888888888888888888888888888888888888888xocccccccccccccccccczxxxxxxxxxxxxxxxxxxgggggggggggggggggggggggggggggggggggffffffffffffffffffffffffffffddddddddddddddddddddddddddddfgbhbvvvvvvvvzzzzzzzzzbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbv hbvmgggggdddfqvfdhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhfffffffffffyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyytttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttbn ggggggggggggggggggggkkkkkkkkkkkkkkklllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllll444xxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxx3333333333333333333333fcccccccccccccwqddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddd////////////////////////////..............................,,,,,,,,,3333333333333333333333333333333333333333333333333333333333vfuufffffgggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggguuuuuuuuuuuuuuuuuuuuiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiww00000000000000000000000000000000000000000000000005444ttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttwwwwwwwwwwt44444444444vbb22222222crfffffff1yggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeekkkkkkkkkkkyhhhhhhhhhhhhhhhhhh;hhhhfffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffjjjjjjjjjjkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaakkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkeeeeeeeeeeeukkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkn nmmbbbbbbbmmmmbmmmmikkkiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiitttttttttttttttttitttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttteffyyyyyyyyyyyyttttttttttttmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm6yttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttpppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppnmjklk...dddddddddddddddddddddddddddddddddddddd.;zzzzzzzzzghlkkkkkkkkkkkkkkkkkkxxxxxxxxxxxxxxxxxxxx,jjg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jhhhhhhhhhhhhhhhh

Monday, November 06, 2000 - 06:06 pm
fttiiiiiiiiiiiiiiiiyryyyyygfytdsfaaaagggasfd,mg.nfgiooorrrrrrrrrreujjjjjjjjjjiuuuuuuuuhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHABEL

Monday, November 06, 2000 - 06:32 pm
To BIIRISAY :
AAD AYAAN ULA RIYAAQAY FIKRADAHAN CUSUBEED SOO BIIRISAY WAA QAAR IGA MAQNAA MA KING HADRAWIBAA WAX ILA HADLAYA MA ISAGIIBA WAA II FARXAD IYO MAALIN TARIIKH LEH HADRAWI KING IGU SALAN SAXAIIBADAA IYO INTA AAD WADA JOOGTAANBA SXB .JAGOOYINKAA LAGA TAGAY AYUUNBAAN XUSUUSINAYAY QOLOOYINKA ISKU SHEEGAY DAWLADA WAA HADII CAADALADI AY JIRTO ...
HADRAWI KING HAWADA AYAAN KABAXAYAA SLAAN NABADGALYO.
SXBAYAAL IDINKANA SIDOO KLE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMALI

Tuesday, November 07, 2000 - 02:25 am
CEYDU WALAALAYAAL WAA MAMNUUC IN QABIIL LACAAYO AMA DOWLAD SOOMALIYEED MARKA WALAALAYAAL WAX ISKULA HARA
WAXII CEEB AH KAXISHOODA DAMEERNA WAA XAYAAN EE OGAADA WAXBA HAISKU CAAYINA MARKA DAMEER CIDIISA DHEGEYTA AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA AAAAAAAAAA
BUUUUUUUUUUUUUF BUUUUUUUUUUUUUUF WAA SIDAASOO KALE DAMEERKA HABENKII SHEYDANKA AYUU ARKAA BAA LAYIRI DAMEER DHALAAYA MAARAGTEEN WALI
AQYAARTA CEYDA WA MAMNUUC OGAADA
ARYAA HALKA BADAR AH OO UU IGA QASAARSHAA IIGA DARAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aadaale aadaa

Tuesday, November 07, 2000 - 10:33 am
shabeel waa kuu riyaaqay ee saas ku wad in aad dadkan ka faanaya dhaqankooda aad dhaqan celis ku samaysid ..

ka jajabi yaa aqiiy sidaas ku wad....lol
lol
lol
lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAXAMED BIYAATI

Tuesday, November 07, 2000 - 05:52 pm
waxaa dhacday in hada ka hor qaldaankoo iyo ninkoo abgaalkoo ay is barteen markaasay iswarayteen,ayaa kii qaldaanka ahaay wuxuu yiri dee anigu ari cad baan ka imidee adigu xagaad ka timid kii abgaalka ahaay ayaa wuxuu yiri aray hadana waxaad keentay in aad waxar cade sheegato?
marka danbena waxaa kaa maqlaa adigoo dhahaaya aadan yabaal aan ka imid!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 08, 2000 - 01:00 am
To shabeel

mala socotaa in hadda ka hor la qabtay King Hadrawi oo nuugaayo kus dameer sure

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bboy

Wednesday, November 08, 2000 - 03:26 pm
to anonun ama af muslin ama af gaalo marka xigta ma taqaan king hadraawi??
?
?
mise dhegtaad ka maqashey oo waad iska isticmaalaysaa magaciisa
saaxiib warkaada caddee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hadrawi

Wednesday, November 08, 2000 - 06:47 pm
Shabel iyo akhyarta kale oo mowduucan furtay waad mahadsantihiin, awal waxaan is lahaa garta si fiican ha loo naqo, hadase waxaa ii muuqda in xataa netka dameero ina kula jiraan oo sidii wax kale looga sugayay ayay bilaabeen inay ciyaan, taas oo ah wax yaalaha laga dhaxlay Dameerka oo Ilahay ayaaba yidhi"ina ankara al-aswaati la sowtul xamiir". Kinga loo gafay uma bahna xaal marin, waayo Dameer layskama xaal mariyo.
Ha noolato Iskashatada Dameeralaydu.....lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shabeel

Thursday, November 09, 2000 - 04:12 pm
TO dhamaan aqyaarta nagala soo qayb gashay mawduucan qiimaha leh ee [jagofuran] garahaan
ABWAANINTA SIDA HADRAWI .
Waxaan idin leenahay waad ku mahadsantihiin boqshadiina ,waana ka xunahay aflagaadada laydin geystay oo aydan mutaysan .

TO HADRAWI :
aad ayaad iiga qosolsiisay malaha waad argoosanaysaa AAYADA QURAANKA KING THNX, [DURIYADA HA NOOLATO MEEL KASTA OY JOOGTO .
OGEYSIIS:
Wararkii ugu danbeeyay ayaa inaga soo gaaraya magaalada muqdisho kowaasoo ku saabsan wadahadalda dhex maraya DAMEER IYO ABGAAL CUSMAAN .
Iyagoo tafatiran ayaanu ku soo qori doonaa bogan maalmaha sabtida iyo axada ee ha u daymo la'aan .


Waxaan kasii baxayaa hawada inta aynu dib ugu kulmi doonana sxb-da internet-kow amaana allaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hadrawi

Friday, November 10, 2000 - 03:40 am
LOl Shabel, waxaan ka baqayaa in dadka wararkaan xiisaya ay kuu magacabaan wariyaha Iskashatooyinka Dameralayda iyo Dameer Wadaha. Aniguna research ayaan bilabay ku saabsan:dameeraha; magacyada, dhaqanka, midabada,amaanta iwm ee Dameerku leeyahay, I hope inuu kuu faa'iidayndoono, gaar ahaan markaad wararka soo gudbinaysid. Ilaa iyo hada waxaan helay in Dameerku markuu Dhasho la yidhahdo "Qayl".
Take care Bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burco

Friday, November 10, 2000 - 04:01 am
TO: shabeel

Waxaad tahay nin wax kala yaqaan run banad sheegtay .

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.