site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Abgaal ma midgaa mise waa Daarood

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Abgaal ma midgaa mise waa Daarood
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Proud Hawiye

Wednesday, November 01, 2000 - 03:48 pm
Ha ila yaabin daarood xeeldahiisa bey u adeegaan weligood. Xusuuso Cali mahdi iyo siduu Hawiye isugu jebiyay intuu daarood soo kaxaystay. xuu uga baahnaa. isagaa ka badan ka boqorsan, caasimida ka leh, adduun ictiraaf ka heli. Runtu waxay tahay abgaal waa Dammeer Daarood. Hawiye ha is ka dhex saaro.

Maantana waxa lagu sirayaa C/Qaasim oo isna stooge Daarood ah. Waxaa lgu dhahay Madaxweynuhu waa Hawiye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

2daauud

Thursday, November 02, 2000 - 08:10 am
dhiladi kudhashay iyo shar muutadi uxaatay walaashaa was waxaa karabtaa kii kuwasi jiray ilmo haday idib lahay abootaday uiljabshaan warkaas cida kuhadasho waan aqaanaa waa kuwe lowdeena maakaalka lacuni jiray hadii mardabbo wax nuucaanoo kale aad kusoo qortid meesha waxaa lagaa qaadayaa talaabo sharci ah oo dabadaada la kushaqo leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 02, 2000 - 08:13 am
IDOOR URAAYA UFFFFFFFUFFF WAA LAGU FAHMAY AMA IWM UUFFFF HHHHHH IDOOR URAAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abgaal

Wednesday, November 08, 2000 - 12:41 pm
Hebertaa was.halkaan xow leeyahay Aryaa ma falantahay mase bisinkaa luguu qaban ar gadaal iskuugu naqo oo xoogaa bal is weydii..yaa xamar kaa saaray oo dabada deb kaaga shiday,yaa naagihiina wacalada ka dhalay oo xanaaneeya,yaa xamar assylum idinku siiyay,yaa cambuula aad cuntaan fuustada idinkuugu kariyo markaad xamar qaxooti ku eheedeen..Doofaartii ku dhashay wase Abgaal waligaa gaari meyside iska aamus.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji Suudi

Friday, November 10, 2000 - 01:51 pm
Hadaad saas Abgaal ugu gubaneysaan maxaad xamar u xoreysan weyseen waa taasa eelaayda xitaan gob noqotey oo laga baqo adinkan kuwa shaley marki Abgaal madafiic lagu garaacayey habargidir lashaqeynaayey ayaa maanta dowlad isu sheego u dabadhilileeynaayo Meesha marki loo bahnaana uu doqon u arkey dadkiisa sida Generall bad xaraareye iyo Cadaan hoteelo iyo qaniis walbo oo imaam isu shhegey eY ugaas ah iyo ruufiyaan jIlacoow.

Walaaleyal cadaw haii arkina abgal cismaan ban ahey Maxamed Muuse , mafahmteen tan naheesato cidna maheesato ee aan meesha kakacno wacalada ey konteenarka ku dhaleena an kanadiifino ragii xabad isu dhigey anaga dilney sida Biyoonde Afjirib kuwi kalena Qaniis Qaasim ehelhiisaa dhameyey ee marna gaf ha umalen ninkaa waxu soo qorey midgaan waan kaliidanaa ee yanan sharafta laga qaadin Midgaanta. Shaley iyagey kasocon weysey dowladi abgaal mantana iyagaa isu dayayo iney socod siyan tii habar gidin balse Muuse Iyo Bood cimrigooda alah dhereeyo.
Yaa diley Calasoow,
Yaa baabiyey abgaal,
yaa dhulkeeni qabsadey,
yaa canshuur naga qaado,

Intaas waa habar gidir oo cid ey intas ku sameyn karto jirin oo anan inaga aheyn,

Saxibayala enough is ernough balse aan is kadeyno Hart, Wac iyo War balse Aan raadin Abgaal aana heryada iska qaadno Wacaleykum salaam.

Xaaji Suudi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

2daaa,uud

Saturday, November 11, 2000 - 04:23 am
waan kugun raac sanahay xaaji hadalkaaawa laakin ma ahan inad af lagadaysid imanka iyo ugaaaska ayga ayaa soolaaban doono markay arkaan inay qal dan yihiin hana kacab sanin iniy socoto dowlad aysan raaali ka ahay xaaji muuse /bood/ axmadeey sh. xasan . shariif shiiha muxu.xaaji cali daa uud /shiikha muuday gacal marka waxaaan kuu sheegaa abgaaal abgaalki hore ka aqli badan ka hubbadan kana dagaal badan hadii wax yab luugu similahaa muuse waxaaa umalaylahaa habargidir iyo xulafadeeda iyadoon lala dagaaalin ayay iska bixi lahaayeen oo guri ceel aadi lahaayeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji Suudi

Saturday, November 11, 2000 - 12:47 pm
Saxiib 2 DAUUD aniga wax ixtiraam ah ma uhayo Imaam iyo Ugaas Qaniis ahna waana joogaa booskeyga mafahmtey dhiig karna haigu ridin ahow nin wax fahamsan bro.

Xaqdaradan arag kuwa naiibsanaayan darjo hasiin Ugaas waxaa ah Ugaas Suudi Yalaxoow . iMaana Waxaa ah Nuurt Xaji

Take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAYOW

Monday, November 13, 2000 - 04:14 am
TO XAAR SUUDI

RUFIYAANTI KU DHASHAY WAS ABGAAL MA TIHID EE GAAGALO AYAA TAHAY EE NACASKA 2DAUUD BEEN USHEEG
HADAAD KA GUURTAY GEEDAXIIR GAROOWE GOOF MA GUUGU YAAL?????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji suudi

Monday, November 13, 2000 - 01:18 pm
see ku ogaatey eeboow maxamed muuse baan ahey admaan dhalasho ka tuugaa is dabar dadkeygana anaa kaaga roon o runta kashageyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abgaal

Wednesday, November 15, 2000 - 05:25 am
Xaaji muuse gaal gaal dhalay aa tahay Abgaal ma tihid ee dadka beenta ka daa macsilay dheer cadaa ku dhashee mahaan aan kaa uriyowhaa waxaa tahay kuwa aan mudulkooda ina naafto ku shubnay aan gubnay,gaalgalo aa tahay walaahi abgaal wax walba uu heystaa asiga la'aantiisna somalia wax ka socohaayo aaba iska yar ee dabaalow cagta wax ka day...Sakiin ma goyso geed salweyn sagaal abgaalne waa sidaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji suudi

Friday, November 17, 2000 - 01:01 pm
Abgaaloow hadaad kaguurtey gedi xeer garowe goof makuugu yaal.

inaan abgaal ahey ayan kuu sheegaa

yaayiri? sartaan sabti iyo foor culus waa usahan wawna soo socdaan, sagaal abgaalna waa u sabaad ee intey saqiir tahey iska siib seef sakaarka halagaaga dhuftee. Ee walaahi Abgaal baan ahey waxaana haey Maxamed muuse ee yaa jeceshahey inaad igala soo xiriirto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji suudi

Saturday, November 18, 2000 - 03:19 am
•••• u proad hawiye adiga eeyda siilkeeda weyneed ku dhjashey hawiye nmaa jiro oo aan Mudulood aheyn balse hahilmaamin In layiri waayeel abgaal iyo weel loaad ninki waraabshaa wato.


taas waa sax waana cadahey waryaa,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudaneh

Saturday, November 18, 2000 - 09:55 am
Meeshaan anigu Hawiye uga ma jeedo, ee ma Abgaal dhexdiisaa kala saftay? Abgaal hortibo waa lagu yaqiinay oo aarki u soo baxo iyagaa iska dilee,
is dhameeya.
inta aan Hawiye iyo Abgaal ahayn oo meesha u jooga
Xil-dhibaanimo, dhibco ka tiris ayaad u joogtaan,ee yaan la idinka tirinineh Ka Kuda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ASALDOONE

Wednesday, November 22, 2000 - 02:52 am
Harti Abgaal yay galaan asalkoodu.
Sow Harti Daarood oo duloobey maahan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaaalalay

Wednesday, November 22, 2000 - 06:44 am
waax wayn iyo waadi oow dagaa is mana waayo wiil abgaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KKK

Wednesday, November 22, 2000 - 06:54 pm
Waligay waxaan maqli jiray Abgaalku waa xikmad badan yahay, hadase waa hubsaday, xikmad badanaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

golalay

Thursday, November 23, 2000 - 06:22 am
maxaad la fiigtay faaraxoow fiicnaaba kuu filaayayee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

seefay

Thursday, November 23, 2000 - 06:24 am
minay fatuuro fiiq tiraa ninkii fadhayo mafayoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siigaale

Friday, December 01, 2000 - 02:32 pm
Thx to u all friends,

Sagaal Abgaal sodon Siigaale seexa taa karoon, Waxaan idiin sheega iney jirin imaam , ugaas , malaaq wabar iyo suldaan wax ladhaho iney jirin. Saabatoo ah qoriga ayaa imaam iyo ugaasba inoo ah iyo titleda ey abgaalaka isticmalaan.
Ee hurdada kakaco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali nuux

Sunday, December 03, 2000 - 04:22 am
lo.leey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BARLIN

Thursday, January 11, 2001 - 10:39 am
KU X. SUUDI :
XIDKA KU REED KUD AMKEY WAA CELI CUMAREE ARYAA HADAAD ABGAAL DHALAD AH AAD TAHAY MA CAAYSEEN IMAAM IYO UGAAS MIDKOOD ABAHAA IYO GAAL GALAAD TAHAY MAXAAN DHAHAA WAR YAA HADAAD HABAR GEDI XOOG U HEYSID KAALEY OO XAMAR IMAAD OO ISKA CELI INTAAD QURBAHA QAXOOTI KU TAHAY IMAAMKEENA WAX HA SHEEGIN DAYUUS ADOO KALE WAALA BAROONEEYAA BASTER.

ARYAA XAA KAA QUSEEYO ABGAAL DHEXDIISA MARKAAD INTAAD QAAR CAAYSO QAARNA AAD AMAANTO.
ADIGA MAHAASAA KAAGA BAXEY .
KU NINKA SOO WEYDIIYEY ABGAAL MA DAAROODAA
WAA DHALAD WAALA HUBAA WAA DAD ABTIRSI LEH
WAXAYNA YAQAANAAN SIDA SOOMAALI LEYSAGA DHICIYO IYO SIDA WAX LOOGA DHICIYO IYO SIDA LOOLA DHAQMO.
CALI MAHDINA WAA RAGEYSANE AFKIINANA KA DAAYA
URAYAALYAHOOW QAXOOTINIMADA QAAJADA KU DISHEY ARYAADA KAALAYA AAN WAANBAHA ,MOXOGGA IYO GOCOTADA AAN IDINSIIYEE SIDAAN WELIGEEY IDIIN QUUDIN JIREY HADAAN ABGAAL NAHAY .WAXAA LAYIRAAHDAA "CIIRTAADA DHAMAA CAAYDAADA YAQAANO"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji suudi

Friday, January 12, 2001 - 12:23 pm
Abaayo Baarliin fadlan ha icaayyin walaahi Abgal baan ahey wailba c//le galmaax igala soo xiriir adreskan dhusomarebkunoqo@hotmail.com sidaas darteed anaa kula hadli doono aanbaay.
Anaana kaa jecel horumarka bulshadeena,

take care
#xaajia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

barlin

Sunday, January 14, 2001 - 09:37 am
x. suudi adrresskaaga waa qalad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaajiga

Sunday, January 14, 2001 - 01:07 pm
Dear barlin

Thx for your contact, but that is right address try in this way Dhusomarebkunoqo@hotmail.com just make the D capital and we'll c.
Thx once again and hear you soon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abgaal

Friday, January 26, 2001 - 07:07 am
Markii aan fiirinay arinta iyo xaalada oo ku suganyahay ninkaan la baxay Xaaji-Xaar-Cune waxaan garanay inuu haayo jiro la yiraa FURUQ oona daawo la'aan ah,cudurkaan waa halis waana la isku qabadsiiyaa marka waxaan idin dhihi lahaay wacalkaan cida sheegaaya waa beentiis ee kir dhaha...To Xaaji-Xaar-Cune hadaa beenta iyo bararaqda jooji weyso meesha aa joogtid aan kuugu imaanaa asaan meydkaaga ka kor tilaabsahaa,Dheer dheertii ku dhashay xaan dhahaahe...hey dambaajin reer Imaam aan ahaye,Foolkaaga madow maar ku dishee qandha fildaran qaade.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

barlin

Friday, January 26, 2001 - 11:01 am
ku ABGAAL:
waan ku salaamey horta ninkan waa nin midgaan ah
abgaalna si fiican u kala bartey waxaanse kuu sheegayaa hadaad abgaaltahay waxaan ka wadaa adiga iyo intii abgaal ah waxaa jira dad badan oo abgaal u hoos nool oo aan waxqabsigeena ka xun marka aadna u kala yaqaano sida x.s marka iska ilaaliya isagana waxuu hore u qaadan karo ha u qaato ,waxaanse ka jeclaan lahaa inaan ogaado meeshuu ku noolyahay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.