site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Majeerteen waxay guumasan jireen habar gidir.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Majeerteen waxay guumasan jireen habar gidir.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aqoon kororsi

Wednesday, November 01, 2000 - 05:32 pm
Shalay abaar 5 galbanimo markay saacadu ahayd ayaa aniga oo shaqo ka soo rawaxay waxa aan soo maray jaaliyad somaaliyeed oo ay dad badani isugu yimaadaan,halkaas oo waayaha siyaasadaha soomalida lagu falanqeeyo.

Waxa aan ku soo beegmay dood aad u kuluulayd oo ay daadidihineyeen laba oday oo waayeel ah,waxay ka hadlayeen in Majeerteenku somaalida uu Habar gidir ka guumaystay,waana sbabta ugu wacan in gobalada xasiloon ee ka nabadgalay balaayadii bari uga timid loogu duulay loona gumaysto.

Wuxuna lahaa odayga majeerteen in aad dadka mant gumyataan ayaad keenteen idinka oo is og sidii aan idiin galnay.
Sheekadan maxaa ka jira?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H H

Wednesday, November 01, 2000 - 08:18 pm
Gumaysiga aad sheegtay waxbaa ka jira lakiin nacasyahow garaacidii ayaad la,agmartaye waxa lagumarstay waa Majeerteen dadka wax gumaystana waa Habargidir ee bal inta mar kale dib isugu noqoto isi soo sax oo kafiirso wax walba inta aadan post garany sida aad lasocoto isaga ayaa computerku ku leh waxa aad qortay ma saxbaa hadii aadan arki karin fadlan dadka wax ujeeda ii fiirsha dheh,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 01, 2000 - 09:59 pm
@Aqon

Sis or shemale I don't know sexes you are, but let
me say this:

H/gidir never in history were been slaved by anyqabiil.

if I take you back in 1900s, when Italy used to colonize part of Somalia, they couldn't control this two tripe you've mentioned, H/gidir its sub-clan Sacad and Majerteen. This two clans who shared Galgacyo had not agree to one another so they had conflict every-time. Italy did not know what to do with it, and they needed urgent resolution to the war-torn city. They stablished an idea, which was to enforce rule, so they divided the city in two haves, one for Sacad and the other for Majerteen. There is no clan that is superior to the other nor there is clan which slaved others, non in the history book.
so don't put out this kind of thing...

You need to learn your history, if there was a slavery in Somalia we would've learned or heard about it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Wednesday, November 01, 2000 - 10:47 pm
waar ninyohaow horta cid baa cid gumaystaa wax lagu hadlo ma aha.
ninmankaan uma eka cid la gumaysan jirey.
waayo astaamohoodii malaha.
qofka lagumastay dhul malaha,dhaqaale malaha,iwm.

Cali yusuf sheekadiisii hadba waa cidda kuu sheegta.
bal eeg waxaan dhowaan akhriyeyey buug uu nin maraykan Yuhuudi ah qoray..
oo la yidhaahdo The man who declared war on America..Usama bin ladin..
Buugaasi meelo badan ayuu somaliya kaga hadlayaa.
wuxuu soo qaatay sida dadku u nool yahay diita siday ku yihiin.Jabhadaha siday ukala leeyihiin. wuxuu qoray sidan. ""SSDF belongs to Majeerteens and some other small tribes. Majeerteens traditionaly opressed by hawiye""..

wallaahi waad ka eegi kartaa. ujeedadaydu ma aha in aan rumayasanahay waan ogahay in sentence ku been yahay. hase yeeshee waxaad Qiyaasi in gaalkii buugga qoray uu warka ka qaatay ruux hawiye ah. haddii uu ka qaadan lahaa ruux Majeerteen ah waxaan filayaa in uu sidaas sheegi lahaa..

Markaa Cammii cid cid gumaystaa majirtee haddba waa kii kuu warrma...
Mohamed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 01, 2000 - 11:03 pm
Mohamed, hadaba nin taariikhda yaqaan baa iska dhigtay. Taariikhda HOBYO maxaa ka taqaan? Marka kalena Cali yusuf sheekadiisa khalad baa ka sheektay.

Waxaa la yiri nin aan Taarikhdiisa aqoon mustaqbalkiisana ma yaqaan!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anonymous

Wednesday, November 01, 2000 - 11:38 pm
haddii aad majerten tahay nac-nacda dumarka dhaaf afweyne waqtigii uu idiin isticmaalayay ragga aan ka dhashay ee isaaq iyo san-dhuudhiga run ahaantii waxaad ku badbaadeen oon meel aan idiin maro weynay waxey ahaayeen reerahaa habarta qaasadan sacad, waryahee tarikhda been lagama sheegee nin la gumeystay sidaa uma dhaqmo ee markale dumar ha noqonine ragga abaalkoodii gud

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 02, 2000 - 12:01 am
isaaq iyo afweyne. waarheedhe ninkii dhimay ee allaha ha u naxariisto illeen nin muslim buu ahaa. dalkiina ka fakira hada cid idinku haysata ma jidho. Qaldaan waxa la idinku bixiyay ma ogaatay? topic ayaa laga hadlayaa adigan midkale ayaa bilowday, Qaldaanimada waa la idinku yiqiin ee isa saxa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Thursday, November 02, 2000 - 12:19 am
Waa jirtaa in Majeerteenku gumeysan jiray Habargidirta. Waxaa jiray mowduuc aad loogu falanqeeyay oo ku dhiganaa isla bogaan laakiin aan u maleynaayo in la tirtiray.

Dadkii Habargidir ahaa wey beenin waayeen in la gumeysan jiray taasna waxay tuseysaa inay jirto arintaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ina Suldaan

Thursday, November 02, 2000 - 03:34 am
Waryaa horta marka hore aan wax idiin sheego, si walba oo la iskugu dayo in taariikhda la baabi'iyo nin baabi'in karaa ma ay jirto oo wax dhacay waa ay dhaceen buugaagta taariikhda ayay meel ka galeen, Wax hadda lagu faanayona ma aha.

Su'aasha ah in uu majeerteen gumaysan jiray Habar Gidir. Waxan jeclahay in aan aniga sida ila haboon aan u dhaho. Majerten Habar Gidir ma gumaysan jirin ee waa uu xukumi jiray maxaa yeelay dad walaalo ah ma is gumaystaan ee waa ay is xukumaan. Majerteenka saldanada ayuu lahaa Habar Gidirna raaciyada ayay ahayd.

Ninkii arintaas ay shaki kaga jirto xagee bay ahayd Saldanadii Hobyo yaana salaadiin ka ahaa yaase ku heesi jiray "NINKII SARTA FUULA SULDAAN CALI WAAYE NINKII DHULKA JOOGA ADOONKIISI WAAYE" Suldan Calise kumuu ahaa? iswaydiiya su'aalahaas oo idil.

Sidoo kale Xagee buu ku dhashay alle ha u naxariistee Madaxweyne C/rashiid Cali Sharmarke, Maxamed Abshir Muuse, Yaasiin Nuur Xasan Bidde iyo siyaasiyiin kale oo badan oo Majerteen ah. Jawaabtu waa dhamaantood waxa ay ku dhasheen caro Habar Gidir iyaga oo ka soo qoysaskii ruling familiga ka ahaa saldanadii Hobyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ogadeen

Thursday, November 02, 2000 - 04:46 am
arinta in habergedir la gumeeystey majeerteena gumeesteen waa wax jira waa taariiq somaliyeed oo in la qariyo ma wanaagsana. waxaana gumeesiga dhamaadey markii ninkii haber yoonis uu shir qool u sameeyey Keenadiid oo markaa hobyo iyo galkacyo nimankaa ku gumeysan jirey waa tii keenadiid jasiirad lagu soo xirey....waqtigaa wixii ka danbeeyey.....ninkaa haber yoonis ayaa 300 oo qori u qeebiyey haber gedir oo yiri raga iska cesha malintaas wixii ka danbeyey "balance of power" took place.........hadaad gabayo badan oo somali ah u fiirsato waa lagu soo qataa halaagii hobyo ka jirey raga ka gabyeyna waxaa ka mid ah:

1) sayidkii
2) salaan carabey
3)cabdi gaheyr
4) cali dhuux
5) ismaiil mire
6) cilmi carab
7) Yawle
8) qawdhan ducaale iyo rag kaloo badan ayaa ku soo halqabsan jirey halaagii ka dhacey hoobyo ee nimankaa haber gedir lagu gumestey....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habargidir

Thursday, November 02, 2000 - 09:04 am
Isaaqa ayaa isleh isku dir laba qabiilo ama ogaadeen iska dhig ama si kale isku qari.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mareer-gur

Thursday, November 02, 2000 - 09:20 am
hadalkaan ninkii qoray .
halla qoro ninkii yiri .
iyo kan haatan ii sida .
sedex kaafir baan iri .
oo sedex kaadi eyle ah.
haddii aad aragto shaqsi xumaan iyo nacayb hore looga soo tegey ku faan-faanaya wuxuusan u jeedin mustaqbal uu ku faan-faano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H.AARSADE

Friday, November 03, 2000 - 09:06 am
TO. DHAMAAN ..
SAAXIIBAYAAL WAXA AAN IDIIN SHEEGAYAA MOWDUUCAN MARBAANFURAY WAANA LAWAYEY WAX SHEEGA XAQIIQ AAN AHAYN IN HABARGIDIRLAGUMAYSANJIREY IYANA HADER AY QORI UUN IDATO OO AARSANAYSO MARKAA HADII AAAD TAARIIKH HAYSAN ARINTAA KU SAABSAN WELI WAA IDIN SUGAYAA,......
HABARGIDIRA HA CADAYSO IN AAN LAGUMAYSAN JIRIN MAJEERTEENA HA CADEEYO SIDUU WAX U GUMAYSAN JIREY .
WAA IDIN SUGAYAA HADII ALA IDMO HADII KALE MOWDUUCA SIDII KU DAAYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ina soomaali

Friday, November 03, 2000 - 12:31 pm
To ninka isaaqa ah oo iska dhigaya in uu yahay ogaadeen: waar heedhe qaska ka daa meesha taarikhda somalia waxba kama ogid, taasi waxaa cadaynaya markaa tiri suldaan keenadiid ayaa reerkiisa xukunka hobyo ugu dambeeyay. Aan taarikhda runta ah kuu sheegee i maqal: keenadiid wuxuu dhintay 1911 allaha ha u naxariisto asoo wali xukumaya hobyo kadibna waxaa la wareegay Cali yusuf(keenadid) ilaa uu talyaaniga dalka xoog ku qabsaday 1920tanadii.

manta darsigu intaa buu ku egyahay, inkale hadaa doonayso ila soo xiriir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ina soomaali

Friday, November 03, 2000 - 12:42 pm
To H.AARSADE siduu Mj wax u guumaysan jiray waa maxay?? Guumaysi ma ahayne wuxuu ahaa xukun. Here is the story: Mj wuxuu carabta ka dhaxlay xadaarad iyo cilmi, ha noqoto mid siyaasadeed ama mid naqaalo ama mid kale. sidaa daraadeed Majeertenku wuxuu wax ku xukumi jiray siyaasad oo caqli gal ah oo aduunka laga yiqiin, taasi waxa kuu cadaynaya in suldaanimadooda aduunka oo dhan laga aqoonsanyahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Poisonous

Friday, November 03, 2000 - 07:41 pm
Fact:

HabarGedir has been fucking Majeerteen and their women for the last 10 years ....

Poison

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yasmiin

Friday, November 03, 2000 - 08:29 pm
@Ina Suldaan

Run ahaantii taariqda been lagama sheego!!!!!

horta hadii aad ku faani jirteen Hobyo, yaa maanta ka taliya, sida aan lawada socono waa dhul H/gidir.

Meesha aad tirahday Max'ed Abshir Muse iyo raga lamidka ah, waxay ku dhasheen Hobyo, taasi waa mid laga naxo waana mid adiga kuu taalo, waayo hadii ay ku noqon karin dhulki ay ku dhasheen "Waa Cilad"

Ogowna Max'ed Abshir Muse oo ah ninka kali ah oo aad tirahdaan waa waxgarad Majerteen in rag H/gidir ah ay ku qabteen dagaalkii Kismaayo, ayna awoodeen in ay dilaan.
Waad ogeed sida nabad gal yada laheed ee aynu u badbaadinay!

Ilaa hada waa mid ay reer "Xaarwayne" ay la yaabaan.
Waayo waxey layaabeen in rag H/gidir ah ya badbaadiyaan nin ay ku faanaan !!!!!!

There is nothing else for me to say to a bone-headed person like your self...... You Suldaanka!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FUTO_DOOG

Friday, November 03, 2000 - 10:51 pm
To: Yasmiin ma idinkaa badbaadiyey Mohamed Abshir? Ma aydin badbaadin? Mana aydin dili karin? waxaa dhacday markii nimankii Hawiye ay arkeen Mohamed Abshir ayey inta qoryaha daadiyeen waxay bilaabeen inay yiraahdaan Ar waa sayidkayagii ar waa sayidkayagi oo ay dabadeedna gacmaha ka dhunkadeen. Khaasatan waxaa durbadiiba hareeraha ka istaagay kuwii reer abshir mataan adoonta khaaska ah u ahaa barigii hobyo. Waayo qoys kasta oo majeerteen waa la ogayaa ilaa 20 qof oo hawiye ah ayaa bidood u ahaa xiligaas? Marka adiga waxaa lagu yiraahdaa Yasmiin mise xuubeey, Waasuga, diqiro, dheer-macaan, Qumba-xilo, Doonbiro, digireey, sabuuleey, hantaawirifo iyo magacyadii dhabta ahaab ee hawiye. Aryaa dhaqankaaga ha tagin oo dhaqankaaga ilaali magacii hooyadaa kuu bixisay la bax. Hooyadaa, ayeeydaa , abootadaa ka qurux badnaan maysidoo muuqaalkoodii baad leedahay marka jooji darood & Isaaq iska yeelka xay tahay yaasmiin. Daarood madaxaw naga gumaystay maantaan maqlaynaa igaartii DIGIREEY ahayd oo la baxday YASMIIN oo hadana luuqadii DAAROODKA wax ku qoraysa xay tahay afkayagii iyo magacyadayadii ceeb bay ka dhigeen alaw duulku dhib badanaa..

Aryaa DIGIREEY AMASE DHEER-MACAAN magacyadaa quruxda badan baad leedahay magacaaga hayso Sumadii awoowe iyo sinji waa maguuraane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FUTO_DOOG

Friday, November 03, 2000 - 10:56 pm

YABARAW

Friday, November 03, 2000 - 11:14 pm
To:DIGIREEY AMA DHEER-MACAAN ARYAA FUTO-DOOG WAA NIN DHALAD AH OO KAA NAXAAYEE HADALKIISA MAQAL OO KA TALO QAADAAN KU DHAHAYOO. ARYAA SUMADII AWOOWIYO SINJI WAA MAGUURAAN. ADEERKAA FUTO-DOOG WAA KULA TALIYEY EE MAQALAAN KU DHAHAY OO MAGACAAGII IYO SHARAFTAADII DIB UGU FAAN OO YAAN LAGAA MAQLIN YAASMIIN MAR DAMBE LAGA MAQLIN ARYAA XAY TAHAY YASMII? QANDHO HA DISHEE KHALDAAMIINTA IYO DAROODKA HABAARANAA MAGACYADAA LA BIXIJIRAY OO KA MAQLI JIRAY. ARYA MAGACYADEENII WAA KUWAAN E INOO ILAALI.
DIGIREEY: GURIGEEDA DIGIR LAGAMA WAAYO
DHEER-MACAAN: NINKII MAGACEEDA MAQLAA WAA NAAXAA
WAASUGA: WAA IFTIIN SOO BAXAY
HAANTAA-WIRIFO: HALYEEY AAY DHASHAA
UUR-SOORA: GURIGEEDA GAAJO MATAAL
SABUUL-BITISA: SULDAANAA LA SIIYAA
KUUSEEY: XOOG AA LOOGU TAGAA
DHADHAMEEY: DHAREERKAA RAGA KA DAATA
MARKA ADIGA ANIGU WAA KU KASAA AMA DIGIREEY BAA LAGU YIRAAHDAA AMA DHEER-MACAAN MARKA MAGACAAGA MAANDHEEY LA BAX OO ISKA DAA DAAROOD IYO ISAAQ MAGACYADOODA CADAAWADAA NOO DHAXEEYSEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ilhan

Saturday, November 04, 2000 - 02:00 am
Pl stop this shitttttt ppl.
I', sick of tried listening all stupit people talking about Qabiil majeerten and habirgdir are same Sikasta hadii loo fiiriyo, I love them dearly
becouse It's my dad and my mom Makala jeclaan karaa hadana anaa runta Og Waxkasta Waa iskugu mid.
Marka kadhexbax wixiina isku sheegayga tariikh aan
Naqaan.Somaliya wax fiicnaan ah oo laga sheego iyo
Maleh dad muslin isku shee gaya oo isdlayaa hadana
Wadan ayisku dagaalanba meeshan yaalin.
Ilaa Wadanka laidinka qaato maqaayadaha ku shira sheeko aan meesha yaalina keena.
Dhibka dhan waxaa keenay odyaasha duqoobay oo waalna iyo Doqonyaasha lagu shaqaysanayo.
Ciao

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

h.aarsade..

Saturday, November 04, 2000 - 06:30 am
to ilhan..
and others....
horta habargidireey maxaad lacaytantaan marka laydinyiraahdo waxa idingumaysan jirey majeerten taasi wa mid is weydiinleh war ama meesha keeena wax cad ama cayda joojiya iyo wax baan wasnaa qarbaa ku qoraya 10sano ee ugu dambeeyey wax ban wasayey
wixii ka horeyey maxad ahayd isweydii ..,marka cayda jooji oo keen wax cad ....ninka udoodaya majeerten baa wax guumaysan jirey saaxiib waxa lahayaa in kaynadiid iyo wiilkiisu saga dambeeyeen hobyo laakin wixii kaa soo kexeeyay sheeg adna adoo run sheegayain ad xukumi jirte layskuma hayo ee see ahaa xukunku............
ilhan abaayo taarikhdu wa maguurto taariklh aya laga halayaa.. marka wixii aad taariikh haysid keen ama aamus aamuskaadkuroontee.....waayo waxa aad tidhi odayaal gagabooy baa xun marka adi hadalkaagu sumad uyeel.. bye abaayo waa talo....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/gidir

Saturday, November 04, 2000 - 11:23 am
War ila Qosla
Waxaay soomalidu tiraa Dameer aan fuushanahay Maxey dhuusadiisa iga dhibaysaa.
Hadal ku waa kuu furan yahay caawa iyo beriba.. Mida kale af waxba laguma guro ee la socda ..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil hawiye oo reer abti loo yahay

Saturday, November 04, 2000 - 04:24 pm
ar yaada reer xididkeygow ileen wax dhaaxaa dhegta ka maqlay waa run reer abtigey in ay idin gumeysan jireen..........

mashaqo badanaa ileen waa run ileen waa run sababtoo ah hal nin oo waxaa la waayey buriya hadalkan kuligiin waxaad u kala baxdeen qaar iska xanaaqa(nin xanaaqaa laga raayey) qaar dhaha weligeen wax ma wasin ilaa iyo 10 sano u danbeeyey oo taas reer xididoow waa wax laga naxee malagu farxaa yaab aadba dhigteenee ragnimadiinii aaba wax u dhinteenee ileen seediyaalkey waa saaan oo ragnimo dad loola murmo ma qabaan ......
barasho horteed ha i nicin anakana xamar aan idiinku gumeeysaneynaa hadey reer abti dhulkiinii idiinku gumeesteen meel walbo waa la idiinka nacay teeda kalena xaad afkooda isaga dooneysaan hawiiyaadba nala tihiinee kan oo kale maad ku hadashaan waa waxaad nagu dhahdaan afka daaroodkaa fiican iyagiina waa kan oo idin leh afkeena iyo qaabkeena ha iska doon doonina war dad iska dhiga oo wax iska dhacsha ama haddii kale wax burinaaya gumeysigan keena .....

to: reer abtigeey waxaan idiinka codsanaayaa in sida walaalkeen h aarsade yiri aad ana iisoo sharaxdaan sidaad wax u gumaysan jirteen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yasmiin

Saturday, November 04, 2000 - 05:35 pm
@Yabarow and Futo-doog waxaad tahay waad tahay in aad doqon tahay ma kugu haboona in aad labo qof iska dhigto hadii aad wax garad tahay. (check the time ) waxay ahayd in aad nussaac sugto.

Arintaana Hada ka' hor ayaan Discustion sectionka "Ra'iyiga dadwaynaha" eeg under "Taariqda ay H/gidir ku la" ugu wada hadalnay reer adeerada. Go and check it out for your self, and see what I have to say about this whole issue!! There is nothing else I have to say, or that confesses me you, I mean You (ppl) will stop us

Mana aha in aad laba mar meesha wax ku qortid adigoo ninkaas ah.
Marna iska dhig Yab.. marna Futo-doog waa aqliga reer Xaarwayne

Mida kale hadii la i oran jiray Magacyada aad meeshan ku soo qortay, ma aha wax laga faano oo waa magac soomaliyeed. Magaca aan hada wato waa magac carbeet oo dhaxal u ma aan helin, waxaan ka jeclaan lahaa magaca somaaliyeed...

Marka Walaalow walaalow walaalow ifahan mesha aan arinta u wado, oo waxaa tahay garan maayo.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GIDIR

Saturday, November 04, 2000 - 06:25 pm
TO: FUTO-DOOG IYO YABAROOW. hadaad GOB tihiin, oo aad sharaf leedihiin, oo aydaan jaahiliin ahayn GABAR ma aadan cayseen. ragga soomaaliyeedna waligood dumarka way xushmayn jireen. Labadiinana waxaa idin dhibta (2 plus 2), jawaabteedana xitaa iskaashadoo,calculator qaatoo "car ka soo jawaaba", hadaad rag tihiin, ragaan naqaanay qabiil walba ha ahaadeena dumarka ma caayi jirin.
Idin oran maayo homosexual baad tihiin,inkastoo magac FUTO meesha ku yaalo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habargidir

Sunday, November 05, 2000 - 09:07 am
To majerten

Ma ilowday markii BBCdu wareysatay Maxamed abshir haamaan oo ey weydiisay su`aashan;

BBC;

Jaalle Maxamed waxaa la sheegey in Beljamka ey kufsadeen ragii Majeerteen ee maxaa ka jira.

wuxuu ku jawaabay sidan;

jawaab;

kufsiga waa jiraa laakiin waxaa ka badan waxa ay na tareen.

Marka majerten wax kasta ood wax ku cuntaan aad sameyseen intee la idin keynaa, qarnigaan 21aad aad ku jirtaa wax baan gumeysan jiray war ninyahaw madadaaladda iska dhaaf oo lafahaaga wax u qabso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/awal

Sunday, November 05, 2000 - 10:57 am
Ninkan Habargidir ayaa sheekadii gabagabeeyay.
Maalinintii Max,d Faarax Caydiid taariikhda qarnigii 20aad uu sharfta ka galay majeerteena wuxu ka galay sharaf dhac markii uu in abhir haaman walaaldii uu ka raacay gaalada.

Hadaba goormay kuwaas wax gumaysteen waa yaabe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adan F. Afeey.

Sunday, November 05, 2000 - 11:55 am
Waxaa iigu daran kan?tan leh waxaa iska kay dhallay H?Gidir Iyo M?teen!,Runtii waxaa iska kaa dhalay wax xun;Soomaaliduna waxay ku maahmaamdaa "Hal nin gurrani dheelmay Dhanna uma fiiyooba"waa nasiibkaa haddaad ku abtirsatid labadaas qolo,waana saad usheegtay oo waxaad sheegtit mataqaanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GIDIR

Sunday, November 05, 2000 - 02:40 pm
War yaa ila qosla "aah, aah,AAAAH!
Labadii qofsaar ee YABAROW iyo FUTO-DOOG ee gabadha YAASMIIN aflagaadeeyay, waxaa xujo ku noqotay 2 plus 2 oo xitaa calculatorkii wax u tari waa. OO yaa idiin xisaabsha lacagta cayr-ta laba yahaw jaahil ee dumarka caayaa? koleey ma shaqaysiin, aqoonna warkeedaba daa!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geeddi

Monday, November 06, 2000 - 02:01 am
Ereyga xukun iyo gumaysi dadka qaarkood isku macnay utahay.Marka haddii qolo wax xukunto macnaheedu waa gumaysi!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warhaye

Monday, November 06, 2000 - 03:05 am
Habalaha in la caayo waxa ka wanaagsan in la waso ee cayda ka daaya oo shukaansad doqomayahaw hawiye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H H

Monday, November 06, 2000 - 08:21 pm
Nin dabadiisa bahalkii madoobaa kaqoyanyahay in uu yiraahdo waxbaan gumaysan jiray waxay iila muuqataa walaalow tartiib ii gali bahalka marka Majeerteen warkoodu waa car madoobaha iga bixi. awowgay ayaa wuxuu dhihi jiray ,,car yaa qof Majeerteen arkoo kacsan,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 06, 2000 - 11:14 pm
To H H

ha ha ha !! :) waa iga qoslisay nin yahow dadkan adaa yaqaan waayo dhilo amma qaniis aa markasta ku booteeya car i was marka ey rabaan in la waso marka waxaan u maleynayaa in sidii oo kale ey rabaan SUBXAANA-LAAH ILAAHAAN ka magan galay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Tuesday, November 07, 2000 - 12:21 am
Wallaahi waa yaab. Ragii Habargidir iyo dumarkoodaba waxay beenin la'yihiin si cilmi ku jiro in la gumeysan jiray. Mowduucan waqti badan ayuu furanyahay dad-badan oo u dhashay qabiilkaas ayaa ka qeyb-qaatay ha ugu badnaato Yaasmiine, welina ma keenin wax beeniya arintaas.

Habargidirey hadalkiina waxaa u badan 10kii sano ee u dambeysan ayaan daarood wasi jirnay. Wasida wax lagu faano maahane wax kale oo aad isku difaacdaan ma weyseen!!!!. 10kaan sano ka horna maxaad sameyn jirteen?????. Adoomo xabsi laga soo daayay ayaad u egtihiin oo aduunkoo dhan ku ciyaaray wadankana bililiqeystay.

Waxaaba intaa ka daran in Habargideray la idinka celin la'yahay gabdhihii reer Baraawaha oo maxaad ku aragteen, illeyn weligeen gabdho cad-cad ma arkina oo kuwo mad-madoobaa gaa-gaaban ayaad heysan jirteen!!!!

anigu maahi Majeerteen ama daarood ama Isaaq laakiin waxaa ii cadaatay in gumeysiga Habargidir sax yahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H.AARSADE

Tuesday, November 07, 2000 - 07:57 am
TO . HABARGIDIR
CADAYSTA INLAYDOIN GUUMAYSAN JIREY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ss

Wednesday, November 08, 2000 - 01:10 am
to ahmed

waxaad tiri maahi Majeerteen ama daarood ama Isaaq
hadda ma qumayaa tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Futo-doog

Thursday, November 09, 2000 - 12:59 pm
Ar Gidir waan ismaan dhaafnay ma waxaad ii malysay majeerteen anigu waan kuu abtirsanayaa waxaan ahay nin habargidir ah oo sacad siciid ah oo reer nimcaale ah walaashey yasmiina ma aan caayin ee waxaan iri jooji magacyada daaroodka oo sheego magacyadii asaliga ahaa DHEERMACAAN, DIGIREEY, IYO WAASUGA. marka yaasmiin waa i fahamtay ee adaan i fahmin. marka ina adeer aan isla socono.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ilhan

Saturday, November 11, 2000 - 12:25 am
To aarsade:
Aamus kaad kuroontahay, Walahi ADaa kuroon.Nin wayn oo doqon ah ayad tahay oo aan waxba isku falayn.
Markahore aniga habargidir ma' ahi ;waxaan ahay majeerten, inta adiga iyo wixii kulamidana ay majeerten ku jiraan qasaaro ayaan ku jirnaa , bal fiiri ciil kaliya ayaad qabtaa( adigoo kale fadhi ku dirir ah iyo dad iskudirid Shaqo kadhigtay.
Galkacyo waa laidin lalee yahay( dhaxal ki aabaha maka tagi lahayd Sidaas oo kale waaye.
Cidla lama gumaysan waxna magumaysan kartid e Cayda iska daa waalaga fiican yahay.
Bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KAAFI

Sunday, November 12, 2000 - 04:02 am
aad ayaad u mahadsantahay ILHAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samadoon2000

Thursday, December 07, 2000 - 01:12 am
to: dhamaan soomaalida.
walaalayaal waxaa idin roon oo idin khayr badan in aad ka baxdaan arimahan oo aad iyo aad xasaasi u ah oo aan la ogeyn run iyo xaqiiqadda ee waxaan idinkula tillinlahaa in aad badisaan dikrigii EEBE
subxaanna watacaalaa maxaa yeelay? asagaa idin kheyr badan ajar badana kaheleesaan.
walaalkiina ALLE dartii
wasalaamucaleykum waraxmatulaahi wabarataaktu.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.