site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Majeerteen garanay oo waxbaa dhowr jeer dhexmaraye, Maxaa Dhulbahante U necebyahay Warsangeli

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Majeerteen garanay oo waxbaa dhowr jeer dhexmaraye, Maxaa Dhulbahante U necebyahay Warsangeli
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caynaanshe

Thursday, November 02, 2000 - 07:07 am
Dhulbahante aad ayuu unecebyahay Warsangeli waan waxyaabaha la sixi la'yahay.Warsangeli cid kale oo cayda ama wax ka sheegta Dhulbahante mooyee lama arag.Waa wax runtii Mystery ah.

Majeerteena aad iyo aad ayay u necebyihiin.Waxyaabo badan oo dhex maray way jiraan laakiin wax garabkaada ama tolkaada sidaa loogu nebcaadaa umalaynmahayo inay dhexmareen

Dhulbahante Habar Jeclo oo dhulkii oo dhan ka qaaday sidaa uma necba WHY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad Shirshoore

Thursday, November 02, 2000 - 07:52 am
To. Eeyga Caynaanshe.

Horta qabiil nin caaya hadaad aragto waa nin inangumeed ah sidaada.Dhulbahantena been haka sheegin walaalohood Warsangeli mana caayaan cuqdad iyo dhibaato ka dhexaysaana ma jirto.

Markaa dadkiinan magacyada sita Isaaqee doonaya inay cid ka dhexfaaiiidaystaan shaqo kale raadsada Daarood mana caytamo cuqdadna isna isuma qabo Soomaali kalena uma hayo ee garacyo sheydaan baad tihiine shaqo raadsada.War dadoow yaan loo jawaabin eeydan Iidoor.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kassim

Thursday, November 02, 2000 - 08:00 am
Asxaab Dhulos ah ayaan leeyahay kuwo Warka ahna waan leeyahay.Caynaanshe hadalkuu sheegay wax ayaa ka jiro.Dhulbahante wuu necebyahay Hartiga kale malaa Dhulbahante waa garac Isaaq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daarood

Thursday, November 02, 2000 - 10:17 am
Waxaa salaamayaa dhalinyaradda soomaaliyeed, kabacdi waxaan la yaabanahay shaqsigan dadka ugu caqliga liita oo haddana itaal baaska is leh reero wada dhashay oo wax walba isu hura wax ukala sheeg, waxaan kuu sheegayaa war nacaska loolama yimaado daarood, waxa ay iyagu yihiina wey is ogyihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL DHULBAHANTE

Thursday, November 02, 2000 - 05:33 pm
DHULBAHANTE WELIGII GARAB IYO GAASHAAN AYUU U AHAA WARSANGELI, WARSANGELINA SIDOO KALE AYUU U AHAA GARAB IYO GAASHAANBA CID ISKU DIRI KARTAANA MA JIRTO EE SHAQO YEELO IIDOOR DABACAYUUN. DAAROOD DUSHA WAA ISKA WADA OGYAHAY ISMANA NEBCA EE TALUUSAN KU HESHIIN. LAAKIIN MARKA XAYAWAAN IIDOOR SOO DHEX GALO SIDII LIBAAX IN BADAN LACAYRSANAYEY AYUU ADHAXDA KALA GOOYAA GUNTA IIDOOR.DHULBAHANTE IYO WARSANGELI AYAA HORTAAGNAA ISAAQ OO DHAN INTII SOMALIYI JIRTAY WAX ISBEDELAYNA MA JIRAAN OO WAA SIDEEDII EE IIDOOROW IS JIR. MAALINTII DARAAWIISH INGIRIISKU JEBIYEY AYAA IIDOOR ISKU DAYEY IN UU DHULBAHANTE KA FAA'IIDAYSTO OO INGIRIIS MAR KALE LAKAASHADO LAAKIIN NAF KAMUU QAADIN SOOMA JEENSTAYAASHII SICIID HARTI OO WAA LA OGAA WIXII KA DHACAY. HADANA HADAADAN CAGA DHIGAN IIDOOR WALEE ILAA BERBERAAN SICONAYAA SAAN AWALBA YEELI JIRAY. SIDII UU ISMAACIIL MIRE YIRI OO AHAYD:
"TIRSAN MAYNO UUNKII TIRMIYO TULUSHLE IIDOORE, GAALADU WAXAY TACAB LAHAYD TAABNAY GALABTAASE".
MARKAA IIDOOR HA ISKU DAYIN IN AAD DAAROOD ISKU DIRTO EDEBNA YEELO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H.AARSADE

Friday, November 03, 2000 - 08:24 am
TO.DHAMAAN
WARYAADHA WAXA DABKA SHIDAYAA WAA LABA REER EE YAAN LAKALA REEBIN WAA ISAAQ IYO MAJEERTEEN , WAXA AAN LABADOODA LEEYAHAY DHULBAHANTE WAA RER DEGAN INTA IDIIN DHAXAYSA WAADNA TAQAANAAN HADII AAD DOONAYSAAN DAGAALKIISA WAAD GARANAYSAAN LAAAKIIN MA FIICNA IN AAD DAB KA SHIDAAN ANAGA IYO WARSANGELI OO AAN DHIBAATO NA DHEX OOL.
ISAAQ IYO MAJEERTEEN SOO BADHEEDHA WAAAD NA GARANAYSAANE . WARSANGELI WALAALAYAAL WAD ARAGTAAN KUWA WASAKHDA AH EE INAGA DHEX SHAQAYNAYA YAAN LOO JAWAABIN.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 03, 2000 - 08:38 am
Dhulbante Wuxuu tabanayaa dagaalkii
taarikhiyanka ahaa oloogu magqacdaray goobta Rasan 1921
waxaya ahay meeshii dhulbahante ku go ay
markay wadaad kii waalaa in cabdule xasan soo raaceen waanaa waxyaalaha taariikhda soomaaliyeed
laga reebay. in ina cabdule xasan iyo Dhulbahante
meesha Rasan layiraahdo kujabeen. waana Laasoray agteeda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsangeli

Friday, November 03, 2000 - 10:14 am
Warsangeli iyo Dhulbahante:


YAAN LOO JAWAABIN EYDAN DADKA ISKU DIRAYSA!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUHODLE

Friday, November 03, 2000 - 10:52 am
WARYAA WAA NINKAAGA MEESHA KA NACNAC LEH THEIR WILL NEVER BE HATE BETWEEN US SIDA HABRAHA AANU KU KALA DHEX JIRO. HANA KA XUMAAN WAAYO ANAGU ISKU DHIIG AYAANU NAHAY YOU KNOW WHAT I MEAN. BUHODLE AND BADHAN ARE THE SAME FOR EVER AND EVER.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr:Awrkii cirka..

Saturday, November 04, 2000 - 02:39 am
ah!ah!ah!ah!hadana,ah!
waxaa wax lagu qoslo ah oo nacasnimo ka buuxdo
cida is tidhi Dhulbahante iyo Warsangeli wax ukala sheeg,Doqonyohow cidaad doonto Soomali ka ahaw labadan reer waa danwadaag isku dana oo hadana isku hilbo ah isku aragti ah oo hadana hiil iyo hooba wadaaga.
ma'aha dad Somalinet-ka wax lagu qorayna isku dilli kara jaahilyahow waa dad waxgarad Suldaano,Garaado,Ugaasyo,nabadoono,culuma awdiin,iyo aqoonyahanoleh oo hadana kaa wax garadsan hadaad istidhi adoo jaahil aabihii jaahil yahay ayaa dadka wada dhashay isku diri kara waa himi iyo riyo aad been ka sheegtay ee danyeelo.
Tankale, xagaad ku aragtay dhulbahante na neceb xataa dadkayaga waalani isma dilaane iskaba daa kuwa miyirka qaba een soo sheegay'e,iskabadaa dhulbahante oo sidaan isku nahay la yaqaane soomaalida kale ayaanu doonaynaa inaanu walaaltinimo iyo Islaamnimo ku wad noolaano sababtoo ah nacayb aan meel ku salaysnayn iyo dagaal sokeeyeba waxa keenaa waa jaahil adoo kale ah,marka Habaryoonis khaasatan muuse ismaaciil,habarjeclo iyo majeerteen derisnimadayadu waa mid mu qadas ah.dhulbahante iyo warsangelina waa UL &diir,
Dhulbahante+Awrkii cirka=wada dhalasho
Jaahil^cudur=geeri laakiin dawadaadu waa aphozlvince lagu qasay biyaha bada Las-koreh..
iyo caana geela Las-anod... waad fiyoobaan waana lahubaaye.....
NB:fadlan yaan loo jawaabin jaahilkan laakiin haduu idin dhaho waan dhimahayaa ee ha la i tabantaabeeyo u sheega daawadaas oo laga helo labadaas magaalo markii tagona tusa kalsoonida iyo kal-kacalka ay isu hayaan reer Las-koreh iyo Las-anod...
bye: Dr Awrkii cirka....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H.AARSADE

Saturday, November 04, 2000 - 03:21 am
TO..DHULBAHANTE IYO WARSANGELI......

ASALAAMU CALAYKUM..
WAXA WAXLAGU QOSLAAH AH AH AH AH AH INMAANTA MAJEERTEEN IYO ISAAQ AY NAFKALE WAAYEN MARKII WIXII AAN UDHOOB DHOOBNAY AAN HADANA KADUMINEY AH AH AH AH AH AH SAA ULA SOCDA AKHYARTAAY AH AH AH AH ANAA CAARIF MAJERTEN OW ISAAQ AH AH AH
DAGAALKII DARWIISHKUNA WA KUSUGAYAA MAJEERTEEN IYO ISAAQ AH AH AH AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sanaag

Tuesday, November 07, 2000 - 10:25 am
asalaama caleykum

ha u jawaabina dhamaantiin waa shaqsi aad u
liita waxa qorey waxan waayo haduu caqli
leeyahay waxan oo kale sooma qoreen
dhalinyaro waa wanaagsan tihiin sidaad
ugu jawaabten oo qiimaha lahayd aad baan ula
dhacay wixii caytana ayga uun baa daaali
ee iska daaya

sanaag22aol.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Yaaban

Tuesday, November 07, 2000 - 12:10 pm
Waar waa dhab dee Dhulbahante wuu necebyahay Warsangeli.
Habar Jeclo iyo Warsangeli waxa uu sida xaqiiqada ah Dhulbahante jecelyahay Habar Jeclo.

Wax aad iyo aad loo sixi waayey weeye.
Afar Dhulbahante ahi hdii ay meel isugu tagaan waxa ay xamanayaan oo hadal hayaan Warsangeli.
Hadii kalena Majeerteen
Why?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laascaanood

Tuesday, November 07, 2000 - 12:23 pm
to dhulbahante iyo harti dhamaantii.
ha ujawaabina mid isaaq oo waalan ayaa meesha waxkuqoree.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 07, 2000 - 01:51 pm
Anigu Waxan ahay nin warsamgili ah
waxaana ku dhex koray dhulbahante iyo dhulkooda
waxaana ogahay wixii aan soo maray
ilaa iyo yaraantaydii.
xaasidnimada ay dhulbahante u qabaan warsangeli
waa mid aan aanay cidkale uqabin.
waxaase yaableh sida warsangeli uu iska dhega maraa

markaa aniga waryaa ha noo sheegin
Harti iyo sheekadiisa

hadaanu warsangeli nahay wax aanu harti ku qabno majirto. hanoosiraadin heesaha Hartiga

goorma ayuu dhulbahnte noo noqday tol
bool ••••.
cidkali ugu sheekayay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shariif

Tuesday, November 07, 2000 - 02:34 pm
Anigu lama yaabani yarka waxan qoray oo waa dawaco itaalkeedu oo weligeed neef bakhtyey raadin jirtey,dawacada saw tii caqliga lagu sheegi jirey yarkanse way ka xumaatay. Waxaanse la yaabbanahay dadkiinna badan ee u jaabey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Doqon dile

Wednesday, November 08, 2000 - 06:14 am
Qofkastaa waxaa uu hadalkiisii ku bilawday inaan loo jawaabin ninkan waalan ee doqonka ah hadana waa loo jawaabay waxaad ogaataan in qof caqli iyo garasho leh loo jawaabo kanoo kale waa lagu qoslaa weliba lagu digtaa.hadana waxaa layaableh sida uu isaga dhigayo mid wax og waxaana cadaana hadaad aragtaan cid waxka caayaysa "Net"ka waa fulay xaasidnimo u dheertahay.
tankale ninka ama sheegtay "Unanimous"warsangeli ma tihid doqon daalin ah baad tahay oo fulay ah ee dadka sharafta leh ee nasabka ah ha sheegan iyagoo kalena sidaas uma hadlaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Harti

Wednesday, November 08, 2000 - 06:47 am
Ha u jawaabina dadkan waalan ee hadba qof iska dhigaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real Warsan

Thursday, November 16, 2000 - 03:45 am
ninka anonimous ee Warsangeli sheegtay maba taqaanid magaca warsangeli sida loo qore ee maxaad naftaada been uga sheegaysaa ood umada isugu diraysaa ma waadan ahayn Muslim illaahay ka baqaya oo xisaabi ka danbayso mise maskaxdaa virus kaaga jiraa oo waxaad qoraysidba ma ogi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 16, 2000 - 04:12 am
War waan ahay Warsangeli.Dhulka Warsangeli oo dhana haday waan maray inkastoo aanan ku korin
Birxamar, Yube, Carmale, Hadaaftimo, Badhan, Ceelbuh,Midigale, Xingalool.
Waa inta soke.Buurta iyo bariga shishe ma tegin.
sida Buraan, Dhahr, Laasqoray, Ceelaayo ma tegin .
Hadalkaygii aan lahaana waa run.Dhulbahante way necebyihiin Warsangeli.Weliba Maxamuud garaad.
Hadaad la dhaqantidna gunimadooda dhabta ah ayaad arkaysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 28, 2000 - 03:36 am
Ceergaabona wan arkay, Shimbiraale na waan arkay.Laakiin inta bariga usii jeeda maan arag.
Runtii dhulka Warsangeliga iyo dhulka Dhulbahante waxan badsaday dhulka dhulbahante.
MIYAAD ARAGTEEN QABAA'IL KALE OO DHULBAHANE KU DHEX NOOL?
Taasi waxay kuu muujin inaan Dhulbahante gobanimo, dulqaad iyo caqli fiican oo lagula dego midna lahayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Taariikh Yaqaan

Tuesday, November 28, 2000 - 03:42 am
Habar jeclo waxaa ka adag Habar Yoonis, Habar Jeclona waxay ka adagtahay Dhulbahante.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xagarburburis

Thursday, November 30, 2000 - 05:07 pm
waxaad noo sheegtay cidaad tahay ninkan meesha had iyo jeer waxkuqoroow adoo harti iska dhigaya. waalagufahmey
ramadaan wanaagsan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.