site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SNM IYO SOMALILAND MAXAA KA DHEXEEYA?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): SNM IYO SOMALILAND MAXAA KA DHEXEEYA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 02, 2000 - 10:31 am
waxaan layaaba sida loo badalay ujeedadii snm oo ahayd in laga cadhsho daliskii siyaad bare wayna gaadheen waxaana hogaaminayay mujaahidaka snm cabdi raxmaan axmed cali sharcigii u yaalay snm kumuujirin in gobolada woqooyi lagooyo wana sababta nimankii ahaa real SNM ay u adeen shirkii carta maxaa yelay malanta ahayd sidaa wana xaq ina buba ina afdhanle in wadaad diid cumaan kaluun iyo salaadinta isaaq iyagaa na xaq ah they are righ people to be leading snm.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 03, 2000 - 06:43 am
Waxaan idin odhan lahaa haddaad tihiin FAQASHTA meesha wax ku soo qortay, waa laydin yaqaan, afsomali xumidina waad iska leedihiin oo caan ayaad ku tihiin mana iska dhigi kartaan dad reer Somaliland ah, markaa waxaan idin leeyahay intaanaan idiinku yeedhin Ina Caydiid joojiya edebdarrada iyo cayda aad internetka ku soo qoraysaan haddaad rag tihiin oo si cilmiyaysan u dhiibta fikradihiina, iskana dhaafa namiimnimada aad waddaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burco

Friday, November 03, 2000 - 08:45 am
SNM-ta aad sheegaysaa waa ta joogta s/land
ee xasan ciise jaamac hogaamiyo,maalinta
ay idiin soo jeestaana waa laydiin baqaa
faqasheey..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SNM-WARRIOR

Friday, November 03, 2000 - 08:52 am
SNM IS A LIVE AND KICKING 1,000,000,000 LIXLE AYANU LEENAHAY WALEE FAQASH FUTA XUM AYA KIBIRTAY RAGEEDII IYO LIBAAXYAASHII SNM UU NASTAY AYA JOOGA UU FARUHUUNA CUN CUNAYAAN

FAQASHNA MAA ARKII KARNU

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.