site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

LABA CALI KALA FOGAA!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): LABA CALI KALA FOGAA!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abgaal oo arday u ahaa cali abdiraxmaan

Thursday, November 02, 2000 - 03:03 pm
midna waa dr ali abdirahman hersi oo warsangeli ah oo jaamacdii ummada parfosser ka ahaa oo ku caan bahay aqoon,qarnimo ,daacad.
ardaydiisa way garnayaa iyo mucalimiinta jaamicada markuu buugusii qoray oo ku caday inaanay somali carab ahyna siyaad bare buugii mamnuucay.
cali wuxuu ka daartooy lacag inuu dadkiis waxbaro ka dibna markuu argay xaqdaradii regimkii siyaad wuu ka tegay isagan xoolo qaran xadin.
midna waa ali galeyr oo tuug ah xoolo qaran dhacay taasi wax weyn bay muujinaysaa.
labadaa nin haday maaanta marykan ahaan lahaayen ma laga yaaba in galeyr la dooran lada balse tuugtii carta inay waa laantahay tuug bay doorteen.
labada nin haday aqoon noqotana dr ali abdiraxmn xirsi ayaan aqoon badan xataa markay arday sheekh ka ahaayeen.
waa duni madaxa loo rogay walee galyr baan somali faaiido u soo hoyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Thursday, November 02, 2000 - 04:17 pm
galyr inuu tuug yahay shaki kum jiro laakiin daaroodow idinkaa geensaday abdiqasin dirta waqooyi ayuu jagada la rabey.
cali ka kalese yaa garanaya?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H.AARSADE

Friday, November 03, 2000 - 08:34 am
TO. LABADANIN EE AAN LA AQOON
WAXA LAYIRI EYNOOLA WA CIYAA AFNOLINA WAA HADLAA ......
HORTA WAAD ISKA HADASHEEN INA GALAYDH WAA NIN AQOONLEH WAANA NINHANKIISUGAADHSIIYEY IN UU WADAN BURBURAY XUKUMO MANA DOONAYO LACAG LAAKIINWUXUU DOONAYAA XUKUN MARKAA NINKII AAN GARANAYN WUXUU DOONAYO GARO HADEER MANA AHA NINTUUGA EE WAA NIN SHIRSHOORE AH ,...... ALLA HA KU BARO HANKIISA .
TEEDA KALE NINKA AAN LA AQON EE CALIGA KALE SOO SHEEG TAARIIKHDIISA SXB...............

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.