site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Habargidir iyo daarood yaa awood badan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Habargidir iyo daarood yaa awood badan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiaziz

Friday, November 03, 2000 - 11:51 am
Aniga waxay ilatahay in habar gidir ay ka xoog badan tahay daarood oo dhan maxaa yeelay dagaaladii ayaa bartay hadana waxaa layaabey in ay isdaagaal sanaayeen oo ay Abgaal iyo daroodna way jebiyeen qabiiladii oo dhan marka laga reebo isaaqa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maryooleey

Friday, November 03, 2000 - 11:58 am
Aniga waxay ilatahay in ay tira badan yihiin oo ay geesinimo ku drsadeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Friday, November 03, 2000 - 12:06 pm
Cawaan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oma

Friday, November 03, 2000 - 12:10 pm
Abdiaziz iyo Maryooleey waxaan idiin sheegayaa inaad qaldan tihiin, sababtoo ah dhiig dad islaameed iyo dhimasho adiga kugu timaada ayuu dagaal keenaa, kolka labadaas mid lagu faano ma'ahan ee waxaad sameeysaan cawdibileysta oo sheydaanka iska naara, aduunkana isku daya inaad wax aan aheeyn dagaal kororsataan, ilaaheyna u noqotaan.

Haddaad moodeen inaan cidkale u dhashay, waxaan idiin sheegayaa inaan ahay nin habarghedir/Sacad ah, caqligiinoo kalana habargidir ma wada qabto ee golaha wax kale oo faa'iido ah la imaada.

Allaha ha'idin soo hanuuniyo
OMA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaqa-sheeg

Friday, November 03, 2000 - 02:42 pm
Cabdiaziz iyo Maryoolay waa isku qof waayo waqtiga la qoray labada message waa isku mar, waxaana ka fahmay inu yahay qof waayay wax uu ka hadlo, waayo su'aalo tiro ayu ku bilabay kadibna dagaal ayu ka hadlay. Oday wax faa'ido leh dadka u bilow, mida kale ma wadaan ogayn in qof kasta oo topican ka hadla oo danbaaba inaad qayb ku leedahay, arintaasna waa xadiis u Nabigu uga hadlayo dadka umada waxa xun u horseeda. Tan kale soo ma ogid adoo laba calal ku xian in qaciga lagu galin doono.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

king

Tuesday, November 07, 2000 - 12:36 am
HABARGIDIR CAQLIGEEDA WAA KAAS HAAAAAAA HEEE HAAAAAAAAAAAAAAAAAA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.