site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa badan Habargidir iyo Harti ama daarood

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Yaa badan Habargidir iyo Harti ama daarood
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Canab

Friday, November 03, 2000 - 12:14 pm
Aniga ma aqaan ee iga jaahilbixiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darwiish

Friday, November 03, 2000 - 08:45 pm
Adigu waxaad sheegaysaa Harti oo dhan Habar Gidir waxaa ka badan jilid Dhul-bahante ah sida Maxamud Garaad oo kale .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asal

Saturday, November 04, 2000 - 05:36 am
Harti maxey tahay waligeyba ma maqlinee ma geella ayey ka tirsan tahay mise bani'aadamka.
Raali ahaada af-lagaado ma'ahane Jaahilnimeey iga tahaye.

Daarood iyo habargidirr cid inta qalin iyo buug soo qaadatay tirsatay ayaanba jirin, waaba xoolo baadiye iska daaqaya oo kalee sidee loo tirakoobaa.

Kolka ay cidahaas reer magaaloobaan oo salka dhigtaan, dareemaana nabada, barwaaqada iyo horumarka micnahooda ayaan tirakoob (census) lagu sameyndoonaa, kolkaas kadib ayaa su'aashaada jawaab loo heli doonaa. Inta kahoreysana iska daa ha islaayaane sidii xoolihiina ha u dhintaan adigana Somalinet maalin walba ku soo kalah oo dadka weydii iyaa labadaas qolo badan, siddii inaad jawaab sax ah heleysid.
Dabcan daaroodkuna waxuu ku leeyahay anakaa badan, Habergidirtuna sidoo kaleey ku jawaabayaan.
Marka abaayo waqti ha iskaga dhuminin waxaase howshaada ka raaco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dulqaate

Saturday, November 04, 2000 - 06:13 am
to. asli iyomcanab .
waad salamantihiin
laakiin waxa an layaabay labada kelmadood ee aad isdaba dhigteen ooah yaabadan iyo magelay ka tirsanyihiin ......
horta wixii aflagado ah waxa leh qof aan wax ba aqoon....
canab waxa aan idhi walaal harti hadaad doonayso tiradiisa ka guurso adaa heli e habargidira waad taqaan......
asli walaal waxa aan ku idhi walaashay qaraarey idhageyso waxa an ahy wiil harti ah oo ka ah siciid harti waa reerka layiraahdo dhulbahante
marka hadii aad ii baahantahy igala soo xidhiidh yahoo dhulbahante21@yahoo.com ana kubari waxa ay yihiine marka aan isla..........
nabadeey aflagaado reeban........

haydiin macanato....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tana ka yaab

Saturday, November 04, 2000 - 05:06 pm
canab waxaa badan siilka habrtaaaa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.