site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaalida Waa Dad Sharaftii Ay lahayeen iibsadey? Habiil markuu Xasad dartii u diley walaalki ayuu garan waaye meel uu ku Aaso.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Soomaalida Waa Dad Sharaftii Ay lahayeen iibsadey? Habiil markuu Xasad dartii u diley walaalki ayuu garan waaye meel uu ku Aaso.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MDEEQ

Saturday, November 04, 2000 - 06:33 am
saxiibayaal

Maanta waxaa nasiib daro ah in Qofka soomaliga
noqdey qofka ugu liita aduunka waxaa ceeb noqotey in aad sheegato in aad soomali tahay
taas waxaa ka dambeeya hogaamiyaasha dagaal ogayaasha iib sadey sharaftii shacabka dadweynihii
wey rafaadeen weydhinteen waxay ku raali noqdeen dulmiga, hadii aad ku raali noqoto dulmiga wad ka mid tahay, marka soomaliyeey kala doorta sharaf iyo shraf daro duli ku noolasho

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.