site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

RAXAN-WEEYN XUKUN MISE TUUGSI.?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): RAXAN-WEEYN XUKUN MISE TUUGSI.?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADDANI

Saturday, November 04, 2000 - 09:17 am
Haddii aad u malaysid hadalkan,dood iyo hadal-tiro bal mar kale gadaal u fariiso oo feker.
waxaan muran ka taagnayn in sida soomaalida kale beesha raxan-weyn ka koobantahay ,aqoonyahan,ganacsade,xoolo-dhaqato, beero-leey,iwm.haddaba waxaa su`aal mudan, xad intee la`eg ayeey gaarsiisantahay waddani-nimada dhabta ah iyo go`aan qaadashada dadka xagga siyaasadda ugu orda bahda raxan-weeyn?. haddii aad jawaabta ka shaki qabto waa tan;-dadka siyaasadda soomaaliya u kuurka gala, daneeyana ahaanshaha iyo jiritaanka lama taabtaanka ah ee hoggaanka soomaliya waxay aalaaba farta ku fiiqaan in raaco tusaale-hooda la`guna arooro dariiqii ay tilmaameen seddex nin oo midba si gooni ah isugu sare taagay hoggaanka soomaaliya.raggaasi oo xusid miudani waxay noo muujiyeen tooshkana noogu ifiyeen waxa ay yihiin oo runta ka ah bahdan digle iyo mirifle.waxay kala yihiin raggaasi.
1-maxammed cabdulle xassan
2-maxammed siyaad barre
3-maxammed faarax caydiid.
waxaa haddaba xusid mudan in aan meeshaan ku sharaxo waxna ka tilmaamo waxyaabihii ugu weeynaa ee ay markasta iskaga midka ahaayeen.
1-in ay gef ku tahay ummadda soomaaliyeed in marnaba hoggaamiyo ama uu hor kaco nin ka maran:- karti,wadddani-nimo,daacad,go`aan qadasho xooggan,iyo jacayl guud.haddaba waxaa hubaal ah in ay aad iyo aad u adagtahay in beesha digle-iyo mirif ,marnaba laga soo dhex dumo shaqsi huwan ama ay isku bahaysteen arrimahaas kor ku xusan.hadaba waxaan meesha ka maqnayn in loo sare joogsado in aysan marnaba dhicin in lagala tashado waxa laga yeelayo aayaha iyo xukunka soomaaliya, dadkaas oo ay ka marantahay ereyga (wadani-nimo).waana ,midda keli ah ee looga hortegi karo wiiqitaan iyo maran-habaabis ku yimaadda aqalka sare ee soomaaliya looga taliyo.haddaba waxaan u soo jeedinaynaa doowladdan xamar ka dhalatay in xoogga la saaro sidii loogu talin lahaa dadkaas aan gaarin in ay taliyaan,lana raaco dariiqii hoggaamiyayaashii hore ee waddanka u muujiyey cidda wax xukunta iyo cidda la xukumo.waxaan maqlaynaa in ay ku xooggan yihiin besha digle iyo mirif dowladdan muqdisho.taasina waxay si weeyn uga caraysiisay dadka daneeya in aan la`maran habaabin dowga dowladnimo.(nin aan talin jirini hadduu taliyo nin aan tegi jirin baa taga).waxaa hubaal ah in rag badan oo doowladdan saluugsan ay arrintaasi sal u tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

juri juri

Saturday, November 04, 2000 - 09:22 am
waa arrin mesha ku jirta ,waana in aan marnaba lala tashan.waayo haddii cawaan kasta aad la tashato waad jid-haabi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kings.

Saturday, November 04, 2000 - 09:24 am
waxaa qalad ah in hawiye iyo eelaay doowlad noqdaan....leaders are leaders followers are followers. dadku ha lahaado madax iyo majo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real wadani

Saturday, November 04, 2000 - 09:28 am
waxaan ku dhaaran karaa in ninka waxaan qoray uu laba mid yahay
1-isaaq lander
2-majerteen lander.
hadaba oohin iyo baroor looma baahna shalay waa laga soo tegey maanta ayaa la joogaaye xayawaan yahay dadka soomaaliyed wa isku hooyo iyo aabbe ee ha kala saarin.
teeda kale raxan-weeyn waxaa ku jira rag naftooda iyo maalkooda u hura difaaca iyo jacaylka wadankan hooyo.waa in aad aqliga wanaagsan ka shaqaysiisaa..daarood ha taliyo socon mayso. ee dadkaada dhinac ka raac.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

steen

Saturday, November 04, 2000 - 10:56 am
who are the raxan-wayn...please make me understand..fuckin hawiye or what?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAMBO2

Saturday, November 04, 2000 - 03:13 pm
TO: WADANI(mathar fucker)
xaywaan mooriyaan mooriyaan dhashay walaahi hadaan ku arki lahaa afka ayaan ••• kaa gelin lahaa adi iyo tii kudhashayba.waryaa eeyow eygudhaley maxaad kataqaan D/M gaajayey gaajadu dhashay war maxay agtanada kayihiin SAYDKA& SIYAD anagaa wasna welina adiga iyo mooryaantaad kadhalateyba laakiin in aan weligeen talinjirney oo aan talin doono aduunka oodhan ayaa og laakiin motherfucker adookale oo afka huurada leh magaran karo. laakiin waxbadanbaad bakaareheena badarka aad faagateen gaajayey gaajadu dhashey laakii waxaan dhaar kumaray in aan hawiye iyo daarood dambe uu kusoo laaban ama uusan katalin baydhabo janaay iyo dhul D/M leeyahay xaraanyahay xaaraantu dhashay meeshaad degidoontaan idikaa og tuugada tuugada dhashay ood weligiin nagu tuugsan jirteen waxaana balanqaadney inaan xulfaha idinqaadno.D/M waa dada diin iyo dhaqan iyo hido iyo asluubleh idinkuse maxaad leedihiin,kuligiin wecelo ayaa tihiin oo aan diin iyo dhaqan toona lahayn.
TO: STEEN
Raxanweyn waa kuwii hooyadaa garacnimo kaaga dhaley, eyow eygu dhaley oo iska dhigaya gaal ilbaxnimo karaadinaya FLY13-kaa tahay was,baydhabo janaay waa taqaanaa waa meeshii adoo qaxooti ah badarka lagaaga keeni jiray ama tii kudhashay weydii ayadaa katuugsan jirtey meesha ee kuu sheegidoonta.
PS! D/M dambe magacooda hadaad sooqaadaana walaahi netka aan idikaga soodhexbaxa garacyeygaracdu dhashay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAMBO2

Saturday, November 04, 2000 - 03:32 pm
WADNI:
mooriyaan mooriyaan dhashay ma adaan kaa baryeynaa xukun, maantey nootaal waxaad ogaandoontaa D/M waxey yihiin iyo waxay ahaan jireen gaajo aad awalba laydinku soo koriyey diiniyo dhaqana iskaba daa, reer caydiidka aad sheegeysid waa wax gaajo kusoo koray oo aan weligood aan nolol arag, walaahi waxaan aqaan odey caydiid ilma adeer run ah ayihii oo magaciisa layiraahdo xasan dhabe oo tiibisho ugu dhacday gaajo awgeed, uu sidaa kubakhtiyey ileyn gaal waxba madhaaminee weligiis matukan xitaa maalin aan ku iri fataxada akhri uu igu yiri aabiheyba ma aqoon fataxada anigu maxaa ibarey markaasaanu isfiirinay oo aan ka dhaqaaqney waana oday lixdan jir ah buu ahaa nacalad hakugu dhacdo baan iri,magaaladaas oo jaahiliinta ah baan mardambe lanoolaaneynaa waa habiinkii xaley tagay, habargidir iyo wixii lamidka ahana waxaan balan qaadney in aan bada kudarno oo loowaayo sidii qoomu luud nacalaa idinku taal waa isku maqanahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAMBO2

Saturday, November 04, 2000 - 03:39 pm
TO KINGS
WAR ADIGU MJ BAATAHAY HABA HADLIN WECEL BAABA TIHIIN WAAYO? ODAYGA MJ WAXAA DHALEY BUTAANO XABASHIYAD AH OO WAXAA LAGU XANTAA WAA GARAC HADABA ANAGA GARAC NOO TALINMAAYO WAAN KAXUMAHAY CUQDADANA MEESHAA AYAAD KAKEENTEEN MARKA ADUGU GARACYOKALE RAADSO,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAMBO2

Saturday, November 04, 2000 - 03:46 pm
MOTHER FUCKARS CAR WAKAA HADLA EYEY EYDU DHASHAY
D/M BAAD MAANTA FICIINA MOODEEN OOD SOO FARA GASHATEEN NET-KA GUDIHIIS AYAAN IDINKU WASI DOONAA LAGAROONAYAALKA QURBAHA INAADTIHIIN WAAN OGAHAY KHAASATAN WADANI NINKA ISKU SHEEGAY BADOW MABAJIRABA ISAGAA KEENAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Proud MJ_Lady

Saturday, November 04, 2000 - 05:57 pm
magan alah magan rasuul lol


hogayeey maanta aan is duugo haduubo eelaay saas
majeerteen wax uga sheego

waryaa RAMBO ma gaajo ku hayso maxaad ka rabtaa
mj aad ugu qaraaree

hambada guriga taalo aan kugu sadaqeeysanaa
hadey gaajo ku hayso let me know

miskiin eelaaydina wey gibirtey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Saturday, November 04, 2000 - 06:25 pm
Rambo2,
saaxiib maxaa soomaalida isugu diree isaaqa inaad tahay ayey iila egtahay, aad ayaa kuulayaabay waxaad kuhadlena makaseesid oo ciil baakuhayo "oohinta orgiga kaween". saaxiib magaca qabiilkaada kuhadal nooh. raxaween rag xun iyo rag fiican weeleeyihiin sida qabiil kastoba, marka cidaas hala'iska dhaafo inkasto oo itoobiyaan ee caadi isugu dhiibeen hadane no matter itoobiyaan si oo loobuufiyo illaah aana baray makastay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAMBO2

Sunday, November 05, 2000 - 04:07 am
TO: MJ LADY
horta majeerteen lady iima xisaabsana anigu cause macalinkooda ayaan ahay si fiicana way ii garanayaan,markay i arkaana way isku xaaraan teeda kale bari iyo baay meesha gaajo badan iyo meesha janada ah aadbaa lookala yaqaan tuugsiga aad sheegeysidna boqolaal majeerteen ah ayaa baydhabo janaay katuugsan jirtey ee masheegano ilaah sadaqo hanoogo dhigo,adigu raxanweynbaad tuugsi kusheegtay adiga iyo intii kudhashayba waxaad tuugsi usoo doonateen dhulshisheeye adoo maanta ilbax iska dhigaya oo aad kudacwooneysid somali baa isoo wastey oo waalaykala jeexay iyo gaajaa idili lahayd si aad sharci uheshid keliya
horta adigu haba ii hadlin MJ uraya aa tahay mabakutirsanayaba.
FARXAAN
xaywaan itoobiya cida isudhiibtey waa layaqaan oo weligoodna dabadhilif u ahayeen waa cudurkii MJ-teen oo weligoodba itoobiyaanka unaageynjiray tan iyo xukunkii afweyne ilaahadana aysan ka samrin ooydaba socdaan xitaa BBC-da way sheegtey in hal itoobiyaan ah uusan joogin dhulka D/M laakiin waxa ceeb noqotey oo lakashifay in boosaaso ay ka ganacsadaan ooydeganyiin itoopiyaan farabadan ileyn waa ilmo abti nacala ha idinkudhacdo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAMBO2

Sunday, November 05, 2000 - 04:20 am
WADANI
dhibaatada waxaa noo keenay mooryaanta kudhashay oo gaajo kusoo dishay beelahaydeganaayeen, hadana waxay waayeen wixii ay rabeen maanta gaajaa afkooda kulabakhtinaya xamar dhexdeeda oo meel ay udhaqaaqi karaan malaha oo bililiqo waa dhamaatey
albaabadii oo dhan ayaa sooxirmay waxaa soo dhow in UN-ta gurmad idinla soogaarto dhulkii digil iyo mirif aad kuraaxaysanjirteen maanta ragoodii baa kuraxaysanaya ilaah mahadii C/QAASINA meesha waxba idinkuma hayo isaga iyo tuugadiis baa ismagacaabay iyaga uunbaa madaxweyne isu ah,balse ciday xukumayaan ayeynu eegidoonaa .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

1/2 MJ 1/2 Elay

Sunday, November 05, 2000 - 05:25 am
ninka sheekadan soo bilaabey wuxuu udanlahaa inuu madaxa isugeliyo dadwalaalo ah,hase-ahaatee waxaan u fahmay aniga inuu yahay H/GIDIR ama ISAAQ
hadaba dadka aad iskudiraysaan waa dadwalaalo ah, laakiin waxa aan anigu gararwaayey waxa aad kaheleysaan iskudirida. war howlkale maadweydeen 24-haurs netkaad taagantihiin war ordoo wax iskufala oo waxqabsada oo waxbarta intaad isku mashquulinlaheydeen wax aan dan idinkujirin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baxar

Sunday, November 05, 2000 - 05:48 am
TO:wadani ku sheeg
Adeer RAXEWEEN waa muwadaninnta dhabta ah ee soomaliyeed.
Raga aad soo sheegtey ee dulmiga iyo xasuuga ku hayey umada soomaliyeed waxaa ka qabtey waa libaaxyada RAXEWEEN tusaale ahaan.
1-Sayid maxamed wuxuu ciidamo (darawiish) u soo direy gobalada ay degaan RAXEWEENTA wuxuuna ka codsadey in ay kala qabqataan xasuuqii uu ku hayey umada soomaliyeed wayna ku diideen waxaana halkaa ka dhacay dagaal dagaalkaas oo qaabtiisii horeed lagu dilay sheekh AWEES (RAXIMATAAHU) qaabteeda labaadna waxaa halkaas ku baba`ey awoodi uu lahaa Sayid wuxuuna ku adnacoodey in la sixrey IWM waayo waa nin laga adkadeye.

2-siyaad bare waxuu had iyo joor iska laluushi jirey RAXEWEENTA wuxuuna afbuuxda ku yiri anigu waxaan ahay nin raxeween ah waayo waxaan ku dhashey gerbaharey waxaana wax ku bartey baydhabo sidaa daradeed waxaa uu kaalmo xad dhaaf ah u fidin jirey RAXEWEENTA waayo libaaxyo hurda waligaa la iskuma soo kiciyee.

3-Maxamed farax caydiid is waxaan u maleyaa in wadan maamula waxaa u diiyey waa RAXEweenta iyo Abgaalka Soomalida inteeda kale wuxuu ku maquuniyey xoog.

Hadaba hadal iyo dhamaantiis waxay xaqiiqdu tahey RAXEWEENTU in ay yihiin laf dhabarka soomalida la1aantoodana soomali aysan dowlad noqon karin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kings

Monday, November 06, 2000 - 09:05 am
waryaa raxanweeyn gabdhihiinna amxaaro miyaad u hibeeyseen intii habar-gidir xoogi lahayd ,waxaan idiin balanqaadaynaa in mudane moorgan uu sugo ammaankiinna,waayo shaati gaduud ayaa ka tuugay in uu magac weeyni ahaan baydhabo u soo dego moorgan...ninkaas hawiyaha iyo isaaqu waa ka jareeyaan ee si wacan ugu soo dhaweeya baydhabo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAMBO2

Tuesday, November 07, 2000 - 01:37 am
DOQON FUTADA MADOW WARYAA MOORGAN ISAGAA MAANTA TUUGSANAYA OO HOMELESS NOQDAY EE MEEL UU DEGO AYUU RAADINAYAA, MAGAALADIISNA WAA LAGASOOSAREY,MAANTANA ILAAHAY WUXUU U QADAREY INUU WAAYO MEEL UU SEEXDO OO UU NAF KASOORAADIYEY BAYDHABO JANAY LAAKIIN WAYSKA XAAL ADUUN WAA MUWADIN SOOMALI AH HADUU NASOOMAGAN GALEY WAAN SOO DHOWEYNEYNAA. TEEDA KALE NACAS HUURA BADAN BAATAHAY MORGAN HADUU WAX TARAYO KISMAYO LAGAMA SOO CAYRIYEEN MORGAN ADIGU DHEGTAAD KA MAQASHEY LAAKIIN ANIGUNA TELEFON AYAAN WIIGII LABA JEER KUWADA HADALAA OO DHIBAATADA HAYSATA WAXBA KAMA OGID, HADAAD WAX TAREYSO OO AAD GEESI TAHAY ORODOO KISMAYO SOO XUREE ANIGABA INTAAN BAYDHABO TAGEY AYAAN SOO XUREEYEY KADIBNA SOOLAABTEY,GABDHAHEENANA CAADO IYO DHQAN UMA LAHA IN AY DAMCAAN NIN SHISHEEYE WAA LADILAYAA MOOYE EE KUWIINA JAMEYKAANKA KAXOREE,AMXAARANA IDINKAA WELIGIIN DABA DHILIF IYO GARACYADOODA AA TIHIIN EE ANAGA AMXAARA WAXBA NOOMA GELIN HADABA MEESHA KINGOS IYO KUNGOS KUHAY AF URAYA BAAD MEESHA KUHAYSAA.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.