site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

OGOW LOSER INTAAD QABIIL KA HADLEYSO INAY CARUURTAADU MUSTAQBAL HAYSAN

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): OGOW LOSER INTAAD QABIIL KA HADLEYSO INAY CARUURTAADU MUSTAQBAL HAYSAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SACIID

Saturday, November 04, 2000 - 12:36 pm
MA OG TAHAY INAADAN AHAYN QOFKA AADNAN GARANEYN EE AAD SHEEGANEYSO,MA OG TAHAY IN AAD LEEDAHAY MAGAC KUU GAAR AH,MA OG TAHAY INAAD MAS'UUL KA TAHAY NAFTAADA IYO REERKAAGA OO KALIYA,MA OG TAHAY XIGMADA ABUURIDAADU INEYSAN AHAYN INAAD BURBUR KA TALIS NOQOTO,MA OG TAHAY IN AAD KA MID TAHAY LIXDA BILLION EE ADUUNKA KU NOOL,MA OG TAHAY CADOW INAAD KA DHIGATAY WALAALKAA.HADII AAD OG TAHAY FADLAN IGA QANCI SABABTA AAN CADOWGAAGA U NOQDAY. MAHADSANID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Saturday, November 04, 2000 - 01:33 pm
saaxiib ma jiro qof aan ogeyn ee indhaha ayey
iswada tirayaan iyadoo ay ka tahay qabiil
caabud, xaggee lagu arkey qof muslin sheeganaya
haddana sameeynaaya wax kasta oo ilaahay ka
reebay, sida dil, dhac, kufsi IWM. waa wax lala
yaabo arrintaasi.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.