site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

How long will Habar digir remember the slavery time

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): How long will Habar digir remember the slavery time
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 04, 2000 - 09:11 pm
si aanu u helno xal waara waxaa loo baahan yahay inaanu iska iloow no waxyaabaha keeni kara niyadjabka ayna adagtahay inuu qofku kasoo kab sado ,
somaalidu waxay ledahay taariikh deer oo leh wanaa& xumaanba ,dhibaatoo yinka haysta waalaheena ku nool nouth america ooloo yaqaa african america waxay ilaa iyo al aanka facood u gaari waayeen waa flashback uu ku reebay gumaystihii cadaa ,xitaa haday dileen ragfarabadan oo ah cadaan iyo dumar ,amaba lasiiyey shaqooyin sarsare ,oo ay yeesheen aqoon sare waxay kaliigayaan meel sida ay habar gidir uga duwan tahay soomaalida kale waayo waxay soo mareen gumaysi aad u kulul ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Carta-cambar

Saturday, November 04, 2000 - 09:33 pm
To anonymous

Caydiid ninkii la oranjiray wuxuu ku kucinjiray dadkiisa waa la idin guumaysanjiray. Siyaasadaa way hirgashay maxaa yeelay xamar bay qabsadeen. Haddana isla siyaasadii ayaa internetka la keenay? Laakin waxaan u malaynayaa inay aad u adagtahay inay hirgasho maxaa yeelay maskax ayaa loo baahanyahay ee xabad ma'aha.

H/gidir waxaa ku filan in been loo sheego si lagu qanciyo maxaa yelay runta ma jecla.

Koleyba cay baad soo wadaane wax yar oo run ah ku soo dara arintan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 03:53 pm
HABAR GIDIR waxaa gumeeysan jiray daarood. waa run! boqor cali yuusuf iyo boqor cismaan bay hoos imaan jireen. hees carrureedka la yiraahdo " ninkii dhulka jooga addonkeeygii waaye, ninkii sarta fuushan suldaan cali waaye " ooy ilmaha hawiye oo dhan ku hadaaqi jireen waagaan xamar joognay ayaa ku cadeeyneeysa taas.
Hawiye is xoreey. GODEEY GAALO WAA KA GUURTAY aa shiribkoodu ahaa.
balse hawiye inkastoooy dadaal badan yihiin, nabadana daneeyaan ma jecla in taariikhdaas soo martay iyo sodonkii sano ee xoriyada la heeysatay sidii loo galay ma jecla ineey la xasuusiyo. Habar gidir iyagaa daaroodka la daris ahaa oo gumeeysiga intiisa badan soo arkay. Balse gaal dil oo gartiisa sii. Nimankii haiye heeryadii waa iska tuureen. iyagaa maanta dhulkoodii jooga. kuwa soo qaxay ee CABDI BILE noqday ee soo cararay ee kikuuyada naagahoodii fuushay waa innaga. Daarood hadaanu nahay maanta dhibaatada inaga ayay na heeysaa oo ciil iy walaac baanu hoostaa ka wada qabnaa. waa kaas rageenii qamriga wada cabaya. gabdhihayagii duriyada ahaana darbiyada lagu fuulfuulayo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.